DEG DEG+DAAWO: DF oo Go’aan la Yaab leh ka gaareysa Xiisada Kenya & Wararkii ugu dambdeeyay dagaal ka dhacay gudaha Kenya

Wall

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhex maray Deegaanka  Fiino ee Degmadda Mandhera ee W/bari ee dalkaasi.

Guddoomiyaha Gobalka W/bari Kenya, Mohamed Nirik ayaa xaqiijiyey inuu dhaacay iska horimaadkaasi oo lagu dilay Askari ka tirsan Boliska Kenya ee NPP iyo Dagaalame ka tirsan Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu sheegay inay tiro aan la aqoonin ku dhawaacmeen dagaalkaasi oo ay Alsahabaab iyo Ciiddanka Kenya fool-ka-fool ugu dagaalameen Tuulladda Dawaduba ee Deegaanka Fino.

4 Comments

  1. Soomaaliya Go’aannada ay ka qaadaneyso waa Go’aan lagu ilaalinayo madaxbannaanida Soomaaliya, karaamada iyo sharafta ummadda Soomaaliyeed.
    Bal ka jawaaba sababta aad u leeyihiin dowladda Soomaaliya oo Go’aan yaab leh ka qaadaneyso Kenya?
    Ma waxaad tihiin kuwo u raran Kenya iyo cadowga Soomaaliya.

    • wakula qabaa wll kuwan anba mafahmin,ilma xuna inuu kufalada mooodaa.titelka ugu qoran iyo waxay qorayan xata isma lahan.

  2. Kuwan anba mafahmin.maxa iska qoseeya lashabab iyo dowlada somaliya.waxa mooda inay ula jeedan alshabab iyo dowlada somaliya isla socda iyo kenya oo dhinaca.argagaxisa kenyana cadowgooda weeye angana cadawgeena weeye.dowlada kenya ba rayiga kala simantihiin ayaga raba in loo arko dowlada iyo dadka somaliyeed wada argagaxiso.
    qoraaalo khalkhaldan baa badana so dhigtaan,ilma xuna inuu kufaladaa mooodaaa.

Leave a Reply

Your email address will not be published.