DEG DEG+DAAWO: Magacyada Wasiiro,Siyaasiyiin caan ah,R/wasaare & Ganacsato Soomaaliyeed oo laga mamnuucay Kenya+(SIR CULUS)

Waxaa isa soo taraya wararka sheegaya in Dowladda Kenya ay dalkaasi ka mamnuuceyso Wasiiro,Ganacsato iyo Siyaasiyiin Soomaaliya,kuwaasi oo siyaabooyin kala duwan u taga dalkaasi.

Liis Sir ah oo ay shaaciyeen warbaahinta dalka Kenya ayaa waxaa ku jiray masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo la sheegay in laga mamnuucaysa inay tagaan dalka Kenya.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in siyaasiyiintaasi ay gaarayaan ku dhawaad 66 xubnood, waxaana la sheegayaa in dhamaantood laga mamnuucayo inay gudaha Kenya tagaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.