DEG DEG+DAAWO: Waxgaradka Gobolka Sanaag oo shir deg deg ah isugu yimid,Eedeyn kulul u jeediyay Farmaajo & Kheyre

Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Sanaag oo hadal kulul u jeediyey dowladda Federaalka kuna eedeyey in duulanka lagu hayo gobolka Sanaag iyo dagaalada ka jira ka aamus santahay.

Gobolka Sanaag waxaa ka taagan Xiisad dagaal oo u dhaxeysa Maamulada Puntland iyo Somaliland,waxaana shacabka qaar ay bilaabeen iney ka barakacaan deegaanada dirirtu ka taagan tahay.

4 Comments

  1. Dadku waa ogyahay in halamash meelaha carcarayo oo wax dagaal ihi aanu jirin ee khoof baa Idinka dhacaye bowe belo ma jidho

  2. ASC.
    Dawladda Somali waxay madax u tahay min Raas-kiamboni ilaa Lowyacaddo (lagamana amar qaato). ° Dagaalka ka socda Sanaagna WAA DAGAAL qabiilo MARKA sideebay Dawladda Somali ula safata dhinac?. °Adeer bal fiiri CALAMADAY kala sitaan 2bada Qabiil KUMA jiro kii Ummadda Somali Marka Dawladdu ma waxay u kala eexan 2ba Qabiil?. °Midda kale keebaa ka amar qaata Dawladda Somali?. °Hadduu jiri lahaa maamul ka amar qaadata Dawladda Somali WAXAAD arki lahaydeen CIIDANKI DANAB oo hugunkoodu DHULKU la gariiri. °Annaga inteenna u hoggaansan amarada Farmaajo/Khayre WAXAAN sugayna CIDDI Qabiiladaan is mahadshay Goobta u soo harta. °HAYS RAACDO DIIDE HAYS RAAMSATE DÀ. WBT

  3. ASC.
    Puntlandtimes MAHADSANID haddaad xasti iga soo saartay. °Halna waan idinka digi WAXAAN AHAY KALIGI DAWLAD oo badday ila gasho IDINKABA WAAN idinku soo jeesan. °Ugu dambayn SAAD ILA DHAQANTEEN waa mid i farxad gelisay. WBT.

Leave a Reply

Your email address will not be published.