DEG DEG+DAAWO: Xaaf oo waayay mid kamid ah difaacyadii ugu adkaa ee isku haleynayay & Farmaajo, Kheyre oo ka guuleystay.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayay hadda xaaladdu ku tahay, wuxuu waayay midkii ugu muhiimsanaa dhinacyadii uu ku tiirsanaa oo ah Ahlu Suna Waljameeca oo si toos ah ugu diga-rogtay dhinaca dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

HALKAN RIIX SI AAD U DAAWATO WARBIXINTA

1 Comment

  1. ASC.
    KA; Duuliye sare Ahmed Somali.
    KU; Guddoomiye XAAF.
    °XAAFOW SAAXIB, waad qaldantahay ADOO haysta awood aan cidkale soo marin BAAD gadaal iyo 90sanaadki u noqotay. °ADOO reer MUDUGA ayyaad hantiday awooddi-xukun ee Galgaduug MARKAASA intaad ka shaqaylahayd; NABADGELYADA, HORUUMARKA, KOBCINTA DHAQAALAHA & ISKU DUMIDDA BEELAHA ayyaad billowday inaad isku taagto Dawladdi Dhexe, TAASO AH qalad uu iska dhawro ruux Taariikhdada leh. °ANIGA Guddoomiye-nimadaadu waxay igu fadhiday qiima weyn OO ah inuu nin reer Muduga UU ka taliyo Galgaduud Waxaan u arkay Horuumar iyo colaadihi oo naqas BEELAY. °Saaxiib Somalia gadaal u noqon-mayso WAXAANA kaga daliila BAL ISWEYDII sababta ay Dawladihi ADDUNKA ay safaarado uga furanaan Somalia? Ma meel aan laysku hubin baa safaarado laga furta? Ma waxaadan la socon in ILAAHI WEYNA SWT uu Dhulkeenna ku mannaystay Qayraad Dabeeciya oo adduunki oo dhan u soo hanqal taagi. °Adeer ogow inuu xilligi Moriyaan-nimo dhammaaday EE DHAQSO ULA HESHII DAWLADDA OO MAR DAMBE HAYSKU TAAGIN ISKANA JIR KOOXAHA HABOWGA EE XASAN SHEEKH, INA CABISHAKUUR, FIQI & NOOCOODA. °Saaxib xareerahaaga fiiri OO tixgeli awoodda SHIDAALKA SOMALI. WBT

Leave a Reply

Your email address will not be published.