DEG DEG+DAAWO: Xaalada Sool & Sanaan,S/land cabsi Xooggan ka muujisay Awoodda Ciidanka P/land war culusna soo saartay

Wasiirkii hore ee Xanaannada Xoolaha Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Cukuse ayaa maanta markii u horeysay ka hadlay xiisada ka tagaan bariga gobolka Sanaag, waxaana uu ku eedeeyey dowladda madaxweyne Farmaajo.

Cabdilaahi Cukuse ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Somaliland ay ku daabushay bariga gobolka Sanaag aysan wax dhibaato ka geysaneyn deegaanadaas, balse ay nabad-galyadooda ka shaqeynayaan dadka deegaankaasi ku dhaqan, isla-markaana hormuud u yihiin in Dawladnimada Somaliland gaarto.

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.