DHEGAYSO-Wasiirka AAmniga Puntland oo Ka Warbixiyey Xaalka Sanaag, Af-urur iyo Duqaymaha Bari.

Wasiirka wasaaradda amniga iyo DDR-ta ee dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa waxa uu ka hadlay xaaladda guud ee ammaanka Puntland, arrimaha gobolka Sanaag, duqaymaha Maraykanka ee gobolka Bari iyo qodobo kale.

DHEGAYSO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.