VIDEO-Axmed Karaash oo Booqday Af-urur Saacado Kooban Kadib Markii Alshabab Laga Saaray iyo Wixii uu Kala Kulmay.

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tegey deegaanka Af-urur ee gobolka Bari oo isla shalay ciidanka Puntland qabsadeen.

Madaxweynaha oo ay weheliyeen xubno katirsan golayaasha dowladda ayaa waxaa deegaanka ku soo dhoweeyey saraakiisha ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland iyo shacabka kunool deegaankaasi.

Waxa uu intaas kadib booqday talisyada ciidanka Puntland ee deegaanka isagoona shacabka kula hadlay goob fagaare aadna ugu booriyey inay ciidanka kala shaqeeyaan dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.

 

 

3 Comments

  1. KARASH HA SUGUN 4 SANO INTAY KAA DHAMABAYSO. GARADADA HORGALADA. UYEERO. XOREE SOOL HADII KALE SIDII CAMEEY IYO KUWII KAA HOREEYAY. TARIKHUMDA DHULBAHANTE. ISKA HAYSTA. GUNIMO. HALA WADA QAATO. AMA SIDA WARSANGALI. RAH NOQDA. OO HEERYADA IDOOR ISKA QAADA. MAJEERTEEN LEELKASE WARSANGALI HEERYO IDOOR MA QATAAN. GARADADA TUULOOYINKA JOOGA UYEEDHA. DANI WAXABA KAMAQAN KARO. DHULBAHANTE. DAMEER FAROW NOQDAY. O SHARAF MOODAY IDOOR WAGASHA. MAGACA DHULBAHANTE DAROOD WAA KUCAYARAY. TARIKHUMDA. MUSTAFA CAGJAR BAA YABAY. DHULBAHANTE IDOOR. DAROOD KA RACAY. WALAHAY WARSGAL I MAGACA DAROOD WAA SOO CELIYA EN GUUL SULDAAN KA WARSANGALI. MALA WAYAY GARADADA DHULBAHANTE. OO SOOL YIRAHDA IDOIR KABAXA? ??????

  2. ASC.
    -War goormay ciyaaraan CIYAARTI (finale) kama dambaysta ahayd ISAAQ & MAJEERTEEN? ama hadda doonto Puntland & Somaliland. °Waxay dadku saadaalinaan IN goobta midkood u soo hari. °Kaaso markiisa la XISAABTAMI Dawladda Somali. °Maxaa ka macna Dadka masaakiinta oo ku; DHIMANA, KU XOOLO BEELA, KA QAXAA AMA KA HAAJIRA, °Sharaftu waa MARKAAD aragto kuwi nabadda naadin lahaa oo dhallinyaradi KU CARAADINA dagaal eesh calaa caqli!!!. °HAYS RAACDO DIIDE HAYS RAAMSATE DAA. WBT

  3. ASC.
    Garaadku waa midka dadka haga oo uu uga duwanyahay xayawaanka kale WAXAAN garawaayay sababta ay dadku u fahmi làyihiin TOOBIYAHA lagu gaarikaro nabad ka dhalata Gobollada Waqooyi oo ku fidda Somali oo dhan TAASOO AH midnimo Xisbiyada KHAATUMO STATE & WADDANI. °Midnimadaa waxaa hortaagan Khaatumo State siiba guddoomiyaha Calii Khaliif oo ku dhaygagay WAXAAN horay u dhicin OO AH in Kaligi Taliye sida Muuse Biixiya uu ku dhiiran-karo in xukunkiisu qalqal galo WAANA sababta uu uga meeraysana WADA hadalka Khaatumo State & Somaliland. °Tan kalana waa Waddani oo isleh; “Haddaad tolkaa ka tagto YAAD miciinsan?”. °Suàashu waa MIDNIMADA Khaatumo State & Waddani cadaw ma leedahay? hadday leedahay cadawnimadoodu maxay salka ku haysa?. °CADAWGU WAA QARAN DIID DANAYSTA OO FAAIDO KU QABA CAOSKA. WBT

Leave a Reply

Your email address will not be published.