DHAGEYSO:- Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Yeeshay Kulan Aan Caadi Aheyd.

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta shir-guddoomiyay shirkii aan caadiga ahayn ee gollaha wasiiradda Soomaaliya, waxaana looga hadlay Xaaladda fatahaada wabiyadda Jubba iyo Shabelle, Anxisinta Hab-Maamuuska xeerka lagu aas aasay Midowga Baarlamaanka Africa, Amniga dalka…
Maxaa Ka Jira Inuu Liito Ammaanka Xarunta Golaha Aqalka Sare ?

MUQDISHO(P-TIMES)-Kulan ay maanta Guddiyada joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ku yeesheen Xaruntooda ayaa waxaa ay uga hadleen Ajendayaasha kulamada soo socda,Warbixin laga dhegeystay Guddiga Taakuleynta Fatahaadaha Beledweyne iyo Amniga Xarunta Golaha Aqalka Sare. Sanator Axmed Nadiir oo ka mid…
Ra’iisulwasaare Kheyre Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho.

MUQDISHO(P-TIMES)-Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul-wasaaraha Xukuumada Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre  ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay  shir Caalami ah uga qeyb galeen magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiiro,…