DAAWO:Beel kamid ah Ciise Maxamuud oo war culus kaga dhawaaqday Garoowe & arin xasaasi ah oo sheegeen in ay….

GAROOWE(P-TIMES)- Qaar kamid ah waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka Beesha Cismaan Abokor oo kamid ah Beel weynta Ciise Maxamuud ayaa magaalada Garoowe ee caasimada Puntland kaga dhawaaqay war culus, waxaana ay cod dheer ku sheegeen in Beeshoodu muddo 20 sano ah aysan Puntland ay xildhibaan ah ka helin isla markaasna Beeshu ay hada doonayso xubin Baarlamaan. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

Gudoomiyihii Baarlamaanka oo hada xilka laga qaaday & Xildhibaano sheegay in ay….

DHUUMAREEB(P-TIMES)- Magalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan maamulkaas, kuwaas oo ka dooday mooshin ay sheegeen inay ka keeneen guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. Xildhibaanada ayaa dood dheer kadib waxa ay cod u qaadeen mooshinka laga keenay guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir, waxaana natiijda ku dhawaaqay guddoomiye...

Somaliland oo gudaha u galeen Saraakiishii ugu badnayd ee Jabhadda Caarre, Hub & Ciidan hor leh oo…..

BURCO(P-TIMES)- Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ay kusoo dhoweyn doonaan sarkaal hore uga goostay ciidanka maamulkaasi. Gudoomiyaha gobolka Sanaag ee maamulka Somaliland Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay inay Ceerigaabo ku qaabili doonaan Jamaal Maxamed Baaxad oo hore uga tirsanaa ciidanka Somaliland haseyeeshee ku biiray jabhadda Korneyl...

DAAWO SAWIRKA MAANTA & Madaxweynayaasha dowladd goboleedyada oo kabaha lala dulmay kadib markii….

MUQDISHO(P-TIMES)- Farshaxanka weyn ee Soomaaliyeed ee Amin Arts ayaa soo bandhigay sawirkii ugu saamaynta badnaa todobaadkani kadib markii uu daaqada kala baxay madaxweynayaasha dowladd goboleedyada Soomaalida.  

DHAGAYSO: Madaxweynihii DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo goor dhoweyd magaalada Addis Ababa…….

JIGJIGA(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia ayaa sheegaya in goor dhoweyd maxkamadd lasoo taagay Cabdi Maxamuud Cumar madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia isla markaasna dacwadiisa ay tahay mid culus. Hadaba si aad u hesho xogtaas oo dhan iyo waxa laga yeelayo Cabdi Maxamuud Cumar halkan riix oo ka dhagayso. HALKAN RIIX OO KA DHAGAYSO...

DAAWO:Buuhoodle oo war farxad leh kasoo dhacay & Hablo ka yaabsaday Bulshada xili deegaanka….

GAROOWE(P-TIMES)- Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa war farxad galiyey bulshada deegaanka uu ka dhacay kadib markii qaar kamid ah hablaha deegaankaasi ay bilaabeen arin muhiim ah oo bulshadu in badan u baahi qabtay. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO:Madaxweyne Gaas & Gollihiisa Wasiiradda oo ku dhawaaqay war naxdin galiyey madaxda DFS Iyo Shaqaalaha P/land oo laga mamnuucay magaalada……

GAROOWE(P-TIMES)- Gollaha Xukuumadda oo shir deg deg ah ku yeeshay madaxtooyada Puntland taageerayna qodobadii kasoo baxay shirkii Kismaayo.

DEG DEG:Puntland oo ka dhawaajisay arin culus oo ku aadan G. Sool & Somaliland oo hubkii ugu badnaa gacanta u galisay…..

GAROOWE(P-TIMES)- Dowladda Puntland ayaa ka dhawaajisay in Somaliland ay haatan xooga saarayso sii hurinta colaada ka taagan qaybo kamid ah Koonfurta gobolka Sool, iyadoona ku eedaysay in hubkii ugu badnaa ay u gacan galisay malayshiyaad beeleedyada kuwada dagaalamay deegaanada Dhumay iyo Dabataag ee gobolka Sool. Afhayeenka madaxtooyada Puntland Cabdullaahi Maxamed Jaamac Qudhaan Jecel oo warbaahinta...

DAAWO:Somaliland oo ku dhawaaqday war culus oo gil gilay Jabhadda Caarre & Dagaal baahsan oo…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland lagaga dhawaaqay war culus oo ku wajahan Jabhadda Korneyl Caarre, kadib markii saraakiisha ciidamada Somaliland ay ka dhawaajiyeen arimo badan oo ka dhan Jabhaddaasi.

Ammaanka xarumaha Degmooyinka Gobolka Banaadir oo si weyn loo adkeeyay

MUQDISHO(P-TIMES)- Ammaanka xarumaha degmooyinka gobolka Banaadir ayaa aad loo adkeeyay, kadib markii Al Shabaab todobaadkan iyo midkii ka horeeyay ay qaraxyo ku weerareen xarumaha dgmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag. Degmooyinka qaar ayaa la sheegayaa in dhagaxaan iyo biro waa weyn lagu jaray wadooyinka gala, sidoo kalena ay jirto feejiganaan dhanka ammaanka ah. Ciidamo hor leh oo ka tirsan Booliska Soomaaliya...

Muhaajiriin badan oo ku dhimatay labo Doonyood oo ku quusay badda dalka Liibiya

TRIPOLI(P-TIMES)- Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in muhaaajiriin ka badan 100 qof ay toddobaadkan dhinteen. Muhaajiriintani ayaa sida ay hay’adda sheegtay ku dhintay xeebaha dalka Liibiya. Dadkani muhaajiriinta ah oo intooda badan ka soo jeeda Afrika ayaa la socday labo doomood. Sida ay sheegtay hay’adda MSF muhaajiriintani ayaa ku sii jeeday dalalka ku yaalla koonfurta...

DAAWO:Cabdi Maxamuud Cumar oo Nolol & Geeri u dhaxeeya Iyo Hooyadii sir culus fashishay

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar (Iley) oo mar ahaa ninka ugu awooda badnaa Ismaamulada Itoobiya ayaa hadda la sheegay in lagu jidh dilay Xabsi ku yaala magaalada Addis Ababa ee dalkaas sidda ay xaqiijisay Hooyada dhashay Cabdi Maxamuud Cumar.

Dawladaha Ciraaq Iyo Iran oo ku heshiiyey joojinta isticmaalka Lacagta Dollarka una diga rogtay Euro

BAQDAD(P-TIMES)- Dowlada Ciraaq ayaa si rasmi ah u shaacisay in meesha ka saartay adeegsaiga lacagta dolarka oo ay ganacsi ahaan kula macaamili Jirtay xukuumada Iran. Gawaarida qaada shixnadaha ee isaga kala gudba labada dal iyo ganacsatada ayaa adeegsan doona lacagta loo yaqaan yuuro ama tan labada dal ay ku macaamili doonaan. Warbaahinta Iran ayaa dhanka kale qortay in rakaabka gaawirada loo ogolaan...

Tukaraq oo Caawa wadnaha farta lagu hayo & Ciidamada Puntland oo heegan ku jira xilli madaxweyne Gaas ku dhawaaqay in…..

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu caawa ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool iyo deegaanada hoos yimaada ayaa sheegaya in heegan culus la galiyey ciidamada Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka gobolka Sool. Ciidamada ayaa la sheegay inay saacadihii ugu dambeeyey diyaar garow ku jireen kadib markii laga war helay in maamulka Somaliland uu wafti culus u soo diray deegaamo dhowr...

Labo ruux oo ka tirsanaa Al-shabaab oo magaalada Muqdisho lagu toogtay

MUQDISHO(P-TIMES)- Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa toogtay labo ruux oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab ka dib Iska horimaad ka dhacay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Labadda Ruux ayaa la sheegay in ay wateen gaari Caasi ah, islamarkaana ay rasaas ku fureen gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana ku dhintay hal Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda. Ciidamada...

Taliye ku xigeenkii hore ee Hayadda Nabadsugida Qaranka oo Garoonka Muqdisho lagu xayiray

MUQDISHO(P-TIMES)- Taliye ku xigeenkii hore ee Hayadda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa maanta Saacado kooban waxaa lagu xayiray Garoonka diyaaradaha Magalada muqdisho. Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in sababta xayiraada ay keentay Warqad uu watay, balse Saacado kadib dib loo fasaxay markii ay murankaasi soo farageliyeen Xildhibaano ka tirsan...

DAAWO:Suldaanka guud ee Somaliland oo ka hadlay arimo aanan laga filayn & Dagaalkii Dhumay muxuu ka yidhi?

HARGEYSA(P-TIMES)-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay arimo ay kamid yihiin dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay oo hoostaga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo sidoo kale isbadalka ka dhacay deegaanada Soomaalida Galbeed. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO:Beesha Habar Jeclo oo ka hadashay dagaalkii Dhumay & Shir weyne dhexdeeda ah oo ka dhici doona…..

BURCO(P-TIMES)- Waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka Beesha Habar Jeclo ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool, waxaana ay ugu baaqay dhinacyadii kuwada dagaalamay deegaankaasi in ay xabada joojiyaan isla markaasna ay wada hadal ku dhameeyaan wax walba oo ka dhaxeeya. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Sidoo kale waxa ay shaaciyeen shir weyne balaadhan oo ay iskugu imaanayso...

DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee Gobolka Cayn & Xildhibaanadii ugu dambeeyey oo lasoo xulay

BUUHOODLE(P-TIMES)- Degmada Widh Widh ee gobolka Cayn ayaa waxaa maanta lagu doortay labo xubnood oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland kuwaas oo ka hadhsanaa 9-ka xubnood ee gobolka Cayn kasoo xildhibaanada Baarlamaanka Puntland. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO WARAYSI Xubnaha xilalkaasi loo doortay ayaa kala C/raxmaan Diiriye Carab oo hore u soo noqday wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada...

DAAWO:Dhacdo naxdin argagax leh oo ka dhacday Garoowe & Rag Xiniinyaha lagala baxay + Suldaan Garaase oo…..

GAROOWE(P-TIMES)- Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa ka dhacday dhacdo argagax leh kadib markii rag badan xiniin yaha lagala baxay, waxaana arimahaasi ka hadlay Suldaan Siciid Maxamed Garaase.