DEG DEG+DAAWO:C/weli Gaas oo dagaal culus kaga dhawaaqay Shirkii Brussels & Muuse Biixi oo fariin adag loo diray “Dagaal baa inaga dhaxeeya Xabaduna nin kasta way..

BRUSSELS(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo maanta kaga qayb galay magaalada Brussels shir weyne u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ah ayaa meel adag ka istaagay dagaalka Tukaraq, waxaana uu sheegay madaxweynuhu in Somaliland ay…
DEG DEG+DAAWO:Puntland oo ku dhawaaqday dagaal kama dambeys ah & Xildhibaanado weeraray Culimada Puntland + Cali Khaliif Galaydh “Xabada qof walba waa in uu ridaa wada hadalna ma jiro”

GAROOWE(P-TIMES)- Xildhibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhaga Cadde) oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa waraysi  uu siiyey warbaahinta ayaa waxa uu kaga hadlay arimo ay kamid yihiin xiisadaha dagaal ee haatan ka jira gobolka Sool, isimo la sheegay in qorshe…
DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo gaadhay Dalka Belgium & Soo dhoweyn balaadhan oo loo sameeyey waftigiisii + Ujeedka safarkooda

BELGIUM(P-TIMES)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium, waxaana waftiga madaxweynaha kusoo dhoweeyey magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo iyo waftigiisa ayaa…
DEG DEG+DHAGAYSO:Puntland oo xaalad dagaal isku diyaarisay & Safarkii Gaas oo uu xigi doono qabsashada Magaalada Laascaanood “Istaagi maayaan Ciidamadu ilaa xuduudaha Puntland ay soo xidhaan”

LAASCAANOOD(P-TIMES) – Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dowladda Puntland ay isku diyaarisay dagaalkii ugu adkaa ee ay uga saarayso guud ahaanba gobolka Sool ciidamada maamulka…