Diblumaasi Maraykan ah oo kulan la yeeshay kooxda Taliban

NAIROBI(P-TIMES)- Kooxda Taliban ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in wada hadalo ay kula yeesheen dalka Qadar danjiraha Maraykanka ee dalkaasi Zalmay Khalilzad. Arrintan ayay Taliban ku dhawaaqeen saacado uun kadib markii ay fuliyeen weerar ay dad ku dhinteen. Dadaalada…
DAAWO:Ciidamada Kenya oo bur buriyey xarun ay lahayd Shirkadda Hormuud

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay xalay gubeen xaruntii shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuyac Garoon oo ka tirsan degmada Salagle ee gobolka Jubbada Hoose. Qof ka tirsan shaqaalaha shirkadda oo waqtigaa ku sugnaa…
Qarax lagu dhaawacay dhakhaatiir Ajaanib ah oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- War dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax lagu dhaawacay dhakhaatiir ajaanib ah oo gelinkii dambe ee loogu xiray qarax gaari ay wateen dhaqaatiir ka tirsan cisbitaalka Muqdisho City Hospital ee magaalada Muqdisho. Mid kamid ah howl-wadeena cisbitaalka ayaa warbaahinta…
DAAWO:Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Saraakiil ka tirsan AMISOM

KISMAAYO(P-TIMES)- Madaxweynaha dowladd goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa booqday taliska qaybta labaad ee hawlgalka AMISOM. Madaxweynaha oo weli ku jira abaabulka hawlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab ayaa booqday taliskan oo ku yaala deegaanka Dhoobley. Madaxweynaha waxaa halkaas…