XOG: Wasiirkii hore Arrimaha gudaha DFS Cabdikariim Guuleed wuu ka wadani-sanaa Wasiirka maanta Mr,Islow

24, May 2014, Wasiirkii hore Amniga ee dawladda Faderaalka Abdikarim Hussein Guled ayaa is casilay oo kamid ahaa saaxiibadii Madaxweynihi xiligaas Hassan Sheikh Mohamud sababtuna waxay ahayd qarax lagu weeraray Xarunta baarlamaanka Faderaalka maalinimadaas, waxayna ahayd markii ugu horeysay ee talaabadaas uu qaaday wasiir Amni oo cadeeyey in uu doorbidayo in shaqadaas qof kale loo dhiibo, bacdamaa...

Dagaalkii ugu horeeyey oo galabtay ka dhex qarxay Jabhadda Caare & Ciidamada S/LAND, kana dhacay G Sanaag

CEERIGAABO(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sool ayaa cadeynaya in uu galabtay iska horimaadkii ugu horeeyey dhexmaray ciidamada Somaliland iyo ciidamo katirsan Jabhadda Col, Caare, uuna ka dhacay halka loo yaqaano HAL-DHAADAN. Wararka ayaa sheegaya in uu dagaalkan ku bilowday ka dib markii ciidamo uu hogaaminayay Col, Baaxad oo horey u soo noqday Abaanduulaha ciidamada...

DEG DEG+DAAWO: Qaraxyo galabtay ka dhacay Muqdisho iyo Baabuur gubanaysa.

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la maqlay dhawaaqa sadex qarax oo ka dhacay gudaha caasumadda Soomaaliya, laguna weeraray shaqsiyaad kala duwan waxaana wararku cadeynayaan in ay jiraan khasaare ka dhashay. Mid kamid ah qaraxyadan ayaa ka dhacay Isgoyska Dabka ee Muqdisho, waxaana waxyeelo kasoo gaartay mid kamid ah wadihii baabuurka lala beegsaday oo...

DHAGEYSI XASAASI AH: PL oo jawaab adag u dirtay Xildhibaano katirsan B. Faderaalka Somalia oo dhaliilay M/weynaha Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Wasiirka Warfaafinta ee dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa si adag ugu dhaliilay xubno katirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya oo si khaldan u turjumay hadal uu jeediyey Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, kaas oo kusaabsanaa meelaha ay ka soo jeedaan kooxda Al- Shabaab. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Shabaab badan oo ka soo jeeda Baay, Bakool...

DEG DEG+AKHRISO: M/weynaha PL oo guddi deg deg ah u magacaabay Dilkii Suldaan lagu dilay Duleedka Badhan.

BADHAN(P-TIMES) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa guddi deg deg ah u magaaacabay dhimashadii Suldaan Xasan Cali Jibriil oo kamid ah Isimadda Puntland oo shalay lagu dilay duleedka magaalada Badhan. Guddigan waxaa hogaaminaya Garaad Cabdullaaji Cali Ciid, waxaana aan ka dhex muuqan Isinka guud ee Beesha Warsangali. Wareegto kasoo baxday xaafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa u qorneyd. Xeer...

XOG RASMI AH: Maxaa keenay in M/weynaha & RW Soomaaliya ka baaqsadan ka qeybgalka fadhiga guud ee QM?

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa ka baaqsaday ka qeybgalka shirka golaha guud ee Qaramada Midowbay, kaas oo sannad kasta la qabto, waana markii 2aad ee uu ka baaqsado Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isagoo horey iskugu diyaariyey safarkas ka hor intii uusan furmin kalfadhiga golaha shacabka. Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in Madaxweynaha...

DAAWO: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida oo ka hadlay dareenkiisa ku aadan Midow Soomaaliyeed

JIGJIGA(P-TIMES)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafa Maxamed Cumar oo la hadlayay warbaahinta gudaha ee Jigjiga ayaa sheegay in aysan waxba dhib ah ku jirin in la muujiyo Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya, wuxuuna sheegay in ay walaalo iyo ehel yihiin shacabku.HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO. Madaxweynaha oo la weydiiyey Calanka Baluuga ah ee Soomaaliya oo laga taagay magaalada Dirir-dhaba...

M/weynaha PL oo ku sii jeeda Boosaaso, Xili Ammaanka walaac laga muujiyey.

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maamed Cali Gaas ayaa maanta kusii jeeda magaalada Boosaaso ee xudunta Ganacsiga Puntland, waxaana uu soo gabagabeynayaa safar uu ku tagay gobalka Sanaag, gaar ahaana magaalada Baran. Madaxweynaha Puntland oo ay socdaalkiisa Boosaaso ku wehlin doonaan xubno katirsan golayaasha dawladda, ayaa lafilayaa in uu maalmaha uu joogo uu la kulmo la yeesho laamaha...

AKHRISO: Madaxweynaha Soomaaliya oo casumaad deg deg ah u sameeyey Madaxda Galmudug, Yaase ka qeybgalaya?

MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casumaad deg deg ah oo lagu xalinayo khilaafka ka dhaxeeya madaxda Galmudug ku casumay madaxdaas, waxaana laga codsaday in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho. SIdda lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya, waxaa lagu cadeeyey in ay dawladda Faderaalka diyaar u tahay in ay meesha...

DAAWO: Ciidamada J/Land oo qaaday howlgalo guuleystay, soona bandhigay meydadka 18 dagaalame.

KISMAAYO(P-TIMES) – Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa amar ku bixiyey in weerar culus lagu qaado labo goobood oo kuyaala gobalka Jubbadda Hoose, halkaas oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad katirsan kooxda Argagixisada ee Al- Shabaab, waxaana goobahaas lagu dilay in ka badan 18 dagaalame oo katirsanaa kooxdaas. Wararka ayaa sheegaya in ay howlgalkan ciidamada Jubbaland...

Dagaal culus oo qarxay, Dhimasho Isbitaalada la geeyey & Madaafiicda oo socota.

KISMAAYO(P-TIMES)- Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland ayaa weerar culus ku qaaday saldhigyo ay isku aruursanayeen qaar kamid ah ciidamada Al- Shabaab oo kuyaala deegaanada Janaa Cabdalla iyo Harboolle ee gobalka Jubbada Hoose, waxaana la dilay in ka badan 18 dagaalame, sidda ay baahisay warbaahinta Jubbaland. Wararka ayaa sheegaya in ay howlgalkan ciidamada Jubbaland qaadeen, ka dib markii la ogaaday...

WAR DEG DEG AH: Hub culus oo laga maqlayo Tukaraq, Dhaqdhaqaaqyo & Cabsi laga qabo dagaal.

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq oo mudo dhan 9 bilood ay isku horfadhiyaan ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa sheegaya in maanta laga dareemayo dhaqdhaqaaqyo ciidan, waxaana cabsi laga qabaa dagaal ka dhaca goobaha ay ciidamadan kusugan yihiin. Ciidamo katirsan kuwa Somaliland ayaa la arkay subaxnimadii hore ee Jimcaha maanta oo dhaqdhaqaaqyo ka sameeyey saldhigyadii...

TOOS U DAAWO: Madaxweynaha PL oo hadda la kulmaya Aqoonyahanka, Waxgaradka G Sanaag

BADHAN(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maalintii 3aad kula kulmaya magaalada Badhan qeybaha bulshada ee gobalka Sanaag, oo ay ka mid yihiin Dhalinyaradda, Haweenka iyo Aqoonyahanka oo uu kala hadlayo arrimaha horumarinta gobalka.Madaxweynaha Puntland ayaa hadda kulan toos ah la leh qeybahaas oo ay ka wada xaajoonayaan arrimaha muhiimka ah ee gobalka iyo sidda ay...

DEG DEG: RW Soomaaliya oo laga gudbiyey Mooshin cusub.

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu guddoonka baarlamaanka Soomaaliya qabtay mooshin lagu dalbanayo in uu Raysalwasaare Xasan Cali Kheyre hor yimaado baarlamaanka Faderaalka. Ilaa 23 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshin Soo jeedin ah oo lagu dalbanayo in Ra’iisul Wasaaraha uu horyimaado Baarlamaanka, iyadoo Guddoonka Golaha Shacabka uu qabtay. Xeer...

WAR DEG DEG AH: Somaliland oo ku dhawaaqday dagaal ay kusoo qaadayso Puntland.

HARGEYSA(P-TIMES)- Golaha Wasiiradda ee Somaliland oo yeeshay kulan gaar ah ayay uga wada hadleen arrimaha ku saabsan xaaladda gobalka Sanaag & faragalin ay sheegeen in ay uga timid dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, taas oo ay uga gol lahaayeen socdaalka Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ku tagay deegaanka gobalka Sanaag. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasiiradda Somaliland ayaa lagu...

CADEYN: Mudane katirsanaa baarlamaanka Somalia kana soo jeeday PL oo is casilay, Yuuse u baneeyey booskan?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in uu is casilay si hoose-na guddoonka baarlamaanka qoraalkiisa ugu gudbiyey Xildhibaan Dhahar Cali Faarax Dhahar oo ka soo jeeda Puntland, kana tirsanaa baarlamaanka Faderaalka, kana soo galay gobalka Sanaag. Xog soo gaartay Puntlandtimes.com waxay daaha ka rogaysaa in Xildhibaan Dhahar uu booska u baneeyey Wasiirka qorsheynta ee dawladda...

DHAGEYSO: Faahfaahin ka soo baxaysa Dagaalo ka dhacay deegaanka Dacdheer ee G Galguduud, Dhimasho & Dhaawacyo la kala geeyey Isbitaalo.

CADAADO(P-TIMES)- Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaalo culus oo ka dhacay deegaanka Dacdheer ee kutaala xadka ay wadaagaan gobalka Galguduud & Ismaamulka Soomaali Galbeed, waxaana la xaqiijieyy in ay dhinteen 7 qof oo ah dhinacyada dagaalamaya.HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO Sidaas oo kale cabsi ayaa laga qabaa dagaal dambe oo dhaca, waxaana dhaawacyo gaaraya 20 qof la kala geeyey...

SAWIRO: Ciidamada Difaaca PL oo howlgal deg deg ah ka fuliyey Xaafaddaha Boosaso, soona qabtay 10 Qof oo hubeysnaa.

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xadunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in howlgal deg deg ah oo ay ciidamada AMnigu ka sameeyeen xaafaddaha qaarkood lagu soo qabtay dad hubeysanaa. Ciidamada ayaa galay xaafaddaha Raf, Raaxo & New Boosaaso ee magaalada, waxayna soo qabten in ka badan 7 dhalinyarro ah oo qaarkood lagu qabtay Bistoolado ay ku hubeysanaayeen. Howlgal...

AKHRISO: Koonfur Galbeed oo si adag uga jawaabtay in faragalin D.F uga timaado Doorashadeeda.

BAYDHABO(P-TIMES)- Dawlad gobaleedka Koonfur Galbeed ee uu hogaamiyo Shariif Xasan Shekh Aadan ayaa si rasmi ah uga hor yimi qoraal ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha ee dawladda Faderaalka ee fadhigeedu yahay Muqdisho, kaas oo ay dhawaan sheegtay in ay si dhaw ula soconayso doorashooyinka dawlad gobaleedyada dalka. WWasiirka Dastuurka Maamulka Koofur Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan ayaa si kulul...

WARBIXIN XASAASI AH: Soomaaliya waxay dhexda u taagan tahay Dagaal Xawilaadeed ka yimi wadamada Khaliijka.

MUQDISHO(P-TIMES)- Asbuucyo kahor ayay ahayd markii gobalka Geeska Africa u dhaqaaqay dhinaca nabadda, waxay ahayd wax aan lafileynin heshiiskii Itoobiya, Eritrea, Somalia iyo Jabuuti, waxayna ahayd talaabo aad ay ugu riyaaqeen caalamka badankiisa, gaar ahaana golaha Ammaanka ee Qaramada Midowbay. Laakiin Soomaaliya faa’iido badan uma yeelan isbedelada gobalka Geeska Africa, sababtuna waa dagaal...