Faahfaahin ka soo baxaysa Weerar Ismiidaamin ah oo lagu qaaday Xero tababar oo ay maamusho Dawladda Imaaraatka Carabta, kuna taala Afgooye

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidamin ah oo lagu qaaday Xero tababar oo ay maamusho dawladda Imaaraatka Carabta, kaas oo kuyaala duleedka magaalada Afgooye, waxaana ilaa hadda la xaqiijiyey dhimashada Askar iyo dad rayid ah oo kusugnaa agagaarka goobtaas. Gaadiidka gurmadka deg deg ah ee Safaarada Imaaraatka Carabta ayaa gaaray degmada AFgooye, iyagoo qaarkood ka...

Al- Shabaab oo dharaar-cad weerar ku qaaday degmada Balcad, lana wareegay xaafado kamid ah

BALCAD(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Balcad oo Muqdisho u jirta 37KM, kana tirsan gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in uu halkaas kasocdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamo deegaankaas degan iyo maleeshiyaad katirsan Al- Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in ay AL- Shabaab labo jiho ka weerareen magaaladaas, ayna qabsadeen Xarunta Saldhiga booliska iyo Xarunta degmada ee magaalada...

AKHRISO: DF Soomaaliya oo si adag uga hadashay Heshiiska DP WORLD, Somaliland & Itoobiya ee Dekeda Berbera, shaacana ka qaaday.

MUQDISHO(P-TIMES)- Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga hortimid heshiis ay shalay kala saxiixdeen shirkada DP WORLD, Somaliland & Dawladda Itoobiya, kaas oo qeexayay saami qeybsiga faa’iidada laga helayo dekeda magaalada Berbera oo ay la wareegayso dawladda Imaaraatka Carabta. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka badda ee dawladda Faderaalka Soomaaliya,...

DABAGALKA XOGTA: Ma dhab-baa in Madaxda D/gobaleedyada Soomaaliya ay wadaan mudo kororsi ay hordhigayaan shirka Siyaasadda ee Baydhabo ka dhici doona?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa helay xogo sheegaya in ay Hogaamiyaasha dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ay 20-ka bishan shir kuyeelan doonan magaalada Garoowe ee caasumada maamulka Puntland, halkaas oo ay kaga wada hadli doonaan waxyaabaha u dhaxeeya dhinacyadooda iyo dawladda Faderaalka ee saldhigedu yahay magaalada Muqdisho. Xogtu waxay sheegaysaa...

DAAWO SAWIRRO: Dalladda U Qareemida Danaha Haweenka PL oo Tababar ku qabtay magaalada Qardho

QARDHO(P-TIMES)- U Heelanayaasha danaha Haweenka Puntland, maamulka degmada Qardho iyo kan degmada Waaciye ayaa kulan Aqoon is weydaarsi ku qabtay magaalada Qardho, kaas oo diiradda lagu saarayey arrimaha ay u baahan yihiin in ay Haweenku iyo bulshaduba kula xisaabtamaan laamaha kala duwan ee dawladda Puntland. Dalladda WAWA iyo Hay’ada Dikonia oo si wadajir ah u qabaneyey kulamadan ayaa sheegay...

M/weynaha Soomaaliya oo u dhoofay goor dhaw dalka Uganda, oo uu kaga qeybgalayo shir muhiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo Maalinta berri ah uu ka furmi doono shir ku saabsan istaraatiijiyadda xoojinta Ciidanka Soomaaliya.Shirkan ayaa diiradda lagu saari doonaa iskaashiga dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab, tayeynta Ciidanka...

DEG DEG+AKHRISO: M/weynaha Puntland oo maamul cusub oo KMG ah u magacaabay magaalada Boosaaso

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maax’ed Cali Gaas oo kala diray xubnaha golaha deegaanka ee magaaladaas ayaa soo magacaabay xubno cusub oo sii wada doono shaqada socotay, waxaana si gaar ah Madaxweynuhu u magaacaby Duq iyo kuxigeen cusub. Wareegto ka soo baxday Xaafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in ay xubnahan yihiin kuwa karti u leh howsha loo igmaday ee KMG-nimada...

M/weynaha Puntland oo kala diray Golihii deegaanka Boosaaso & Duq cusub oo la magacaabay

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kala diray xubnihii golaha deegaanka ee degmada Boosaaso, waxaana la magacaabay masuuliyiin cusub oo si KMG ah u soo wadi doona shaqada dawladda Hoose ee magaaladaas. Madaxweynaha Puntland ayaa qaaday talaabadan markii uu talo soo jeedin ka helay Wasiirka Arrimaha gudaha, Dawladdaha Hoose & Horumarinta Reer Miyiga ee Puntland,...

AKHRISO: Maxaa ka soo baxay shirkii Golaha Xukuumada Puntland ee Garoowe

GAROOWE(P_TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha Wasiiradda ee maamulkaas, kuwaas oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin,Amniga Puntland, Ilaalinta xuquuqda Ciidanka, Ansixinta xeerka Habka Hubinta Badeecadaha, Ka Hortagga khatarta kaallimaha shidaalka ee  Magaalooyinka waaweyn iyo  Ansixnta Xeerka  Shaqaalaha Rajidka ah ee  Puntland. Golaha...

DABAGALKA WARKA: Loolanka Xildhibaano raadinta Puntland oo xoogeystay & Mase la gaaray xiligii ay Isimadda Puntland ay xuli lahaayeen Xildhibaano garowsan waajibaadka loo igmaday ee Puntland?

GAROOWE(P-TIMES)- Loolanka loogu jiro ka mid noqoshada baarlamaanka Puntland ee dooran doona Madaxda maamulkaas sannadka 2019-ka ayaa si xawli ah uga socda magaalooyinka Puntland, waxaana dhacaya kulamo u dhaxeeya jifo-hoosaadyada beelaha leh kuraasta mataalada golaha Wakiilada, kuwaas oo ay ku kala saarayaan xubnaha u sharaxan Xildhibaanimada baarlamaanka Puntland ee sannadka nagu soo aadan. Mudo...

DEG DEG: M/weynaha Puntland oo kulan la leh Golihiisa Wasiiradda, Xili ay jireen arrimo muhiim ah

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulanka golihiisa Wasiiradda oo hadda ka socda Aqalka Madaxtooyada ee Garoowe, kaas oo diiradda lagu saarayo arrimaha ka jira gudaha mandiqadaas, gaar ahaana qodobadii ugu dambeeyey. Madaxweynaha Puntland ayaa shirkan kahor la kulmay laamaha Amniga iyo Guddiyo loo saaray dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay...

XOG MUHIIM AH: RW Kheyre iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Imaaraatka Carabta, oo yeeshay kulan xasaasi ah, maxayse ka dhaheen Mashariicda Berbera & Boosaaso?

DUBIA(P-TIMES)- Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta soo gaba-gabeynaya socdaal labo maalmood qaatay oo uu ku tagey dalka Imaaraatka Carabta, wuxuu shalay iyo xalayba kulan saacado qaatay la yeeshay mid kamid ah ragga saameynta badan ku leh arrimaha dalkaas, oo ay si adag uga wada hadleen qodobo xasaasi ah oo ay ku jiraan mashaariicda Xukuumada Abu Dhabi...

AKHRISO: RW Kheyre oo booqday Taalada lagu maamuso Madaxdii Boqorada Imaaraatka Carabta ee dalkaas.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shalay booqday taalada loo dhisay halgamayaashii shuhadada ee Ciidamada Imaaraadka ee loo yaqaano Waaxatu Karaama. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa booqashadii waxaa ku wehliyay Sheekh Khalifa Bin Dhahnuun bin Mahamed Alnahyan oo ah Agaasimaha arrimaha Qoysaska Shuhadada ee diiwaanka dhaxal sugaha Imaaraadka Caraabta, Waxaa uu Ra’iisul Wasaaruhu...

WAR CUSUB: Madaxa ugu sareeya Shirkada DP WORLD oo Hanjabaad la yaab leh u jeediyey Shacabka & Dawladda Jabuuti.

DUBIA(P-TIMES)- Shirkada DP WORLD ee maamuleysay dekeda Dooraale ee dalka Jamhuuriyada Jabuuti, balse laga joojiyey heshiiskaas 21-ka bishii hore ee February ayaa si rasmi ah uga hadashay heshiiska ay ka baxday dawladda Jabuuti iyo waxay hadda yeelanayaan. Madaxa ugu sareeya shirkadan oo lagu magacaabo Suldaan Axmed Bin Salmaan ayaa sheegay in ay Jabuuti ku dhaqaaqday talaabo aysan mahdin doonin, wuxuuna...

Ciidamada DF Soomaaliya ee Baladweyne oo qabtay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa

BALADWEYNE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in la qabtay baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa iyo dabley wadatay oo doonayey in ay weerar ku qaadaan mid kamid ah xarumaha dawladda ee magaaladaas oo mashquul ahayd xiligaas. Ciidamada dawladda oo helay xog ay ka heleen dadweynaha magaalada Baladweyne ayaa ku guuleystay in ay gaarigan ku qabtaan...

DHAGEYSI XASAASI AH: DF Soomaaliya oo shaacisay hoos u dhac dhaqaale oo ku yimid Maaliyadeda, kadib caqabadda Ganacsatada Banaadir

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Maaliyada ee dawladda Faderaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyleh ayaa ka hadlay markii ugu horeysay hoos u dhaca dhaqaale ee dawladda kasoo gaaray cabashada ay muujinayaan ganacsatada gobalka Banaadir, taas oo kaliftay in hoos u dhac dhaqaale yimaado. Wasiirka ayaa sheegay in uu hoos u dhacay dakhliga dawladda ee bishan February soo xarooday, wuxuuse sheegay in la...

WAR CUSUB: Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Xaaladda Tukaraq oo ay isku hayaan Puntland & Somaliland.

TUKARAQ(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland & Somaliland, mudo ka badan 2 bilood waxaana ilaa hadda cabsi ku nool ah shacabka deegaankaas ka barakacay oo ay qaarkood xaalado Bini aadantinimo kuhaystaan deegaanadii ay u qaxeen. Ciidamada labada dhinac ee Puntland & Somaliland ayaa kusugan goobihii...

XOG: Laamaha Amniga ee Muqdisho oo baadi-goobaya Qaraxyo waa weyn oo soo galay gudaha caasumada dalka.

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar hoose oo ay Puntlandtimes.com ka helayso magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay ciidamada Ammaanka ee caasumadu, baadi goob ugu jiraan baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa, kuwaas oo ay ilaa hadda larumeysan yahay in ay ku jiraan gudaha degmooyinka gobalka Banaadir. Wararku waxay cadeynayaan in ay ciidamadu beegsadeen goobo looga shakisanaa in ay ku jiraan gaadiidkan,...

XOG GAAR AH: PuntlandTimes oo ogaatay in uu burburay Wada hadal u socday 7 maalmood, Ganacsatada G Banaadir & Xukuumada Soomaaliya.

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in uu burburay wada hadalo u socday mudo 7 maalmood ah guddiyo ka kala socday Xukuumada Faderaalka ee Soomaaliya & Ganacsatada gobalka Banaadir, kuwaas oo diiradda lagu saarayey arrimaha ku aadan Canshuuraha dalka, gaar ahaana Canshuurta Iibka oo uu muran badan ka taagan yahay. Cali Dhoore Xasan oo katirsan ganacsatada gobalka Banaadir ee...

DHAGEYSO: Dawladda Jabuuti oo faahfaahin ka bixisay heshiiskii ay kaga saartay dalkeeda DP WORLD

JABUUTI(P-TIMES)- Dawladda Jamhuuriyada Jabuuti ayaa faahfaahin ka bixisay ujeedada ka dambeysa in uu dalkaasi ka baxo heshiiskii ay kula jireen shirkada laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta ee lagu magacaabo DP WORLD, taas oo gacanta ku heysay mid kamid ah dekedaha kuyaala dalkaas. Warsaxaafadeed laga soo saaray markale Aqalka MAdaxtooyada ee dalka Jabuuti, waxaa si adag looga falceliyey hadal ka...