
MUQDISHO(P-TIMES)- Lataliyaha Amniga ee Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Cabdisiciid Muuse Cali ayaa welwel ka muujiyey xogaha, hubka iyo arrimaha ciidamada Xooga dalka ee lays kala wadaagayo cid kasta oo ana shaqadeeda aheyn. Lataliyuhu wuxuu welwel ka muujiyey in keydadka hubka…

GAROOWE(P-TIMES)- Culumada kooxda Ictisaam ayaa bilaabay dadaalo ay ku doonayaan in lagu joojiyo dagaal ka dhex dhaca maamulada Puntland & Somaliland, waxaana saacadihii ugu dambeeyey ay kordhiyeen dadaalo ku aadan sidii ay xal ugu heli lahaayeen labada dhinac. Shir aan…

GAROOWE(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes wararka ka soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ay kulamo adag xalay dhexmareen Guddiga Amniga ee Puntland, kuwaas oo diiradda lagu saaray arrimaha dagaalka ee kataagan gobalka Sool, gaar ahaana deegaanka Tukaraq oo mudo ka badan…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalooyinka Garoowe & Laascaanood ayaa daaha ka rogaya in ay tan iyo xalay socdeen abaabulo, diyaar garowgii ugu dambeeyey & talaabo kasta oo ay qaadi karaan labada dhinac ee Puntland & Somaliland.…

HARGEYSA(P-TIMES) – Mid kamid ah Siyaasiinta ka soo jeeda gobalka Sool oo horey u soo noqday Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa banaanka soo dhigay xogo horey ay u baahisay warbaahinta Puntlandtimes.com oo ku aadanaa in ay is khilaafsan yihiin…

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa mooshin kalsooni kala noqosho Golaha Wasiirada u gudbiyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo ku eedeeyay waxqabad la’aan, amniga oo wax laga qaban waayay iyo qodobo kale. Qoraal ay ku saxiixnaayeen illaa sodomeeyo Xildhibaano ayaa lagu sheegay…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in uu hadda kulan deg deg ah u socdo Guddiga Amniga ee Puntland, kaas oo looga hadlayo xaaladdaha duulaanka Tukaraq lagu soo qaaday iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee dhacay. Saraakiisha ugu…

BOOCAME(P-TIMES)- Gudoomiyaha degmada Boocame ee gobalka Sool Xasan Xayle Shire oo la hadlayey warbaahinta gudaha Puntland ayaa cadeeyey in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in ciidamada Somaliland ay soo galeen gudaha magaalada uu maamulkeeda hayo. Mr, Xayle ayaa sheegay…

GAALKACYO(P-TIMES) – Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Waxgaradka Puntland, gaar ahaana gobalka Mudug ayaa sheegay in looga baahan yahay shacabku in ay qeyb ka noqdaan difaaca dalka, ayna waajib ku tahay qof kasta oo ku nool Puntland. Nabadoonka oo…

GAROOWE(P-TIMES) – Saraakiil katirsan Aqalka Madaxtooyada ee Puntland oo ay la hadashay Puntlandtimes.com ayaa beeniyey wararka sheegaya in Madaxda ugu sareysa ee dawladdu ay amreen in ciidamada dib loogu soo celiyo saldhigyadooda, taas oo ay ku sheegeen mid aan waxba…

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu ku galay loolankii doorashada Madaxtinimada ee sannadkii 2014-kii, in soo celinta Laascaano ay tahay mid waajib ku ah qof kasta oo kunool Puntland, gaar ahaana nidaamka dawladnimada. Madaxweynuhu wuxuu si…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee ay soo tabinayaan wariyaasha Puntlandtimes ee kusugan Laascaanood & Garoowe ayaa sheegaya in ay degan tahay xaaladda deegaanka Tukaraq oo ay subaxnimadii hore iska horimaad ku dhexmaray ciidamo ka kala tirsan labada dhinac ee Puntland…

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Jiidaha ay isku horfadhiyeen ciidamada Puntland & Somaliland ayaa sheegaya in iska horimaad xoogan uu subaxnimadii hore dhexmaray labada ciidan, kaas oo ka dambeeyey markii ay aad iskugu dhawaadeen labada dhinac. Wararka…

GAROOWE(P-TIMES) – Puntland ayaa maalmihii u dambeeyey wadey diyaar garow dagaal oo ay ku doonayso in ay dib ugu qabsato gobalka Sool oo ay Somaliland qabsatay sannadkii 2007-dii qeybaha ugu muhiimsan, wixii intas ka dambeeyey maalinba deegaan cusub ku soo…

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya deegaanada ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka la baxay Somaliland ayaa sheegaya in uu jiro iska horimaad xoogan oo dhexmaraya ciidamada Lugta oo isku helay aag cusub. Wararku waxay sheegayan in deegaan ku…

JOWHAR(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee xarunta KMG ah ee HIRSHABEELLE ayaa sheegaysa in maanta halkaas ay ka dhici doonto doorashada kursi ka mid ah kuraasta baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya, kaas oo ahaa midkii uu baneeyey Taliyihii hore…

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Xogaha ka soo baxaya Jiidaha hore ee Tukaraq ayaa sheegaya in labada ciidan ee Puntland & Somaliland ay u muuqdaan kuwa si rasmi ah dagaal ugu diyaarsan waqtigan, markii ay maanta sameeyeen dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay ku wajaheen goobaha…

BOOCAME(P-TIMES)- Warbaahinta Puntlandtimes ayaa baaris iyo dabagal ku sameysay warar soo baxay oo sheegayey in ciidamo katirsan Somaliland ay tageen degmadaas, isla markaasna ay halkaas kula hadleen qaar kamid ah waxgaradka magaaladaas. Wariyaha Puntlandtimes ee magaalada Laascaanood oo la xariiray…

BOOSAASO(P-TIMES)- Sidda ay sheegeen saraakiisha Laamaha Amniga ee gobalka Barri, waxay gacanta ku soo dhigeen hub lasoo qabtay maalmihii ugu dambeeyey,kaas oo lagu soo qabtay guryo kuyaala gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka. Taliska qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa magaalada…

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhaw ciidamada Nabadsugida & Sirdoonka ee Soomaaliya ay xabsiga goor dhaw u taxaabeen siyaasiin ka soo horjeeda fikradaha dawladda ee kusaleysan arrimaha siyaasadda. Ciidamada NISA ayaa…