Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Turkiga iyo Ujeedada safarkiisa.

ANKARA(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabogabeeyay booqasho rasmi ah oo uu muddo saddex cisho ah ku joogay dalka Talyaaniga, waxaana uu gaaray dalka Turkiga subaxninadii hore ee saaka. Madaxweynaha ayaa intii uu Rome ku sugnaa waxa uu wada hadallo la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Giuseppe Conte iyo Madaxweyne Sergio Mattarella,...

DEG DEG: Dekedda Garacad oo maanta dhismaheeda la bilaabayo & Madax kala duwan oo tagaysa.

GARACAD(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Garacad ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in maanta halkaas laga bilaabayo dhismaha dekeda cusub oo lagu dhisayo isku tashi dadweyne, waxaana munaasabada ka qeybgali doona madax katirsan Dawladda Puntland iyo xildhibaano kasocda baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ka socda Xukuumaddiisa...

DHAGEYSI XASAASI AH: Musharax Deni oo daaha ka rogay halka Xukuumadda Gaas geysay dhaqaalihii Puntland & Cidda qaadatay?

GAROOWE(P-TIMES) – Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo kamid ah musharaxiinta ugu cad-cad ee u taagan Madaxweyne-nimada Puntland ayaa si adag uga hadlay xaaladda dhaqaalaha Puntland, oo ay maanta mushaar la’aan ka cabanayaan shaqaalaha rayidka ah iyo ciidamaddii dawladda Puntland, waxaana uu sheegay in dhaqaalihii si ba’an loo lunsaday. Musharax Deni ayaa sheegay in dhaqaalihii Puntland lays...

WAR DEG DEG AH: Dagaal culus oo lagu qaaday gudaha Laascaanood iyo Saldhigyo gubanaya.

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saaka dagaal toos ah halmar lagu qaaday saldhigyo ciidan oo kuyaala gudaha magaaladaas. Abaara 3:15 habeenimo ayaa weerar xoogan lagu soo qaaday saldhiga wadnaha ee Koonfurta Laascaanood. Dhalinyaro aan la aqoonsan ayaa noocyada kala duwan ee qorayaha fudfud ee gacanta...

Saido Mane Oo Ogalaaday In Uu Saxiixo Hishiis Cusub , Imisa Sano Ayuu Gaarayaa?

Xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liveprool Saido Mane aya ogalaaday in hishiis cusub u saxiixo kooxda sida lagu sheegay bogga Liverpool. Bogga Liverpool ee Internet-ka ayaa lagu shaaciyay in laacibka uu ogalaaday sharuudaha hishiiska cusub balse daboolka lagama qaadin xilli kaliya la sheegay in maamlmaha soo socda uu dhacayo hishiiskaas. Wargeyska Daily Mail ayaa sheegaya in xogo ay heleen xuseen...

AKHRISO: Puntland oo ka digtay dagaalo ka dhaca G Sool, kana hadashay Safarka Muuse Biixi

GAROOWE(P-TIMES)- Golaha Wasiiradda ee Puntland ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Garoowe, waxay shaaca ka qaadeen in safarka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu yahay mid lagu hurinayo dagaal ka dhaca gobalka Sool, waxaana ay sheegeen in ay arrintaasi tahay mid muuqata. Golaha Xukuumadda ee Puntland ayaa cadeeyey in safarka Muuse Biixi yahay mid la doonayo in lagu dhibo shacabka gobalka...

DAAWO: Musharax Siciid Deni oo Bosaso lagu soo dhaweeyey, kuna eedeeyey Xukuumadda Gaas in ay fashilantay

Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo kamid ah musharaxiinta ugu cad-cad ee u taagan Xilka Madaxweyne-nimada Puntland Doorashada 2019 ayaa maanta soo gaaray magaalada Boosaaso, waxana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay Siyaasiyiin,Ganacsato, Aqoonyahano, Isimadda Dhaqanka, Ururada Haweenka, Dhalinyarada iyo Taageerayaasha Musharax Deni oo aan u kala harin soo dhaweyntiisa. Musharaxa ayaa ugu horeyn ka...

Ganacsade goor dhaw lagu dilay magaalada Boosaaso & Garsoore xalay la dhaawacay.

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in goor dhaw la dilay mid kamid ah ganacsatada magaalada, oo lagu magacaabo Ahmed Ali Dalaqo  waxaana la xaqiijiyey in la dilay gudaha Suuqa magaalada. Ganacsadaha la dilay ayaa la sheegay in uu kamid ahaa Shirkada Saabir ee magaalada Boosaaso, waxaana dadku ay walaac ka muujiyeen dilalka qorsheysan...

Musharax Siciid Deni oo maanta ka soo dagaya magaalada Boosaaso.

BOOSAASO(P-TIMES)- Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo kamid ah musharaxiinta u taagan Madaxweyne-nimada Puntland ayaa maanta lafilayaa in uu kasoo dago magaalada Boosaaso, waxaana qabanqaabadiisa si weyn looga dareemayaa magaalada. Musharax Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maalmihii lasoo dhaafay diyaar garoow laguu xiray soo dhaweyntiisa, waxaana ka qeybgalaya Kumanaan qof oo iskaga kala yimi gobalada...

XOG RASMI AH: Doorashada Koonfur Galbeed oo cabsi laga qabo in ay markale dib u dhacdo & Warar ku xeeran

BAYDHABO(P-TIMES)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya hanaanka doorashooyinka Madaxtinimada ee maamulka Koonfur Galbeed oo qorshuhu ahaa in ay dhacdo dhamaadka bishan, balse ilaa hadda ay taagan yihiin caqabado waa weyn oo la xariira doorashooyinkaas. Guddiga Doorashooyinka ee Koonfur Galbeed ayaa ka walaacsan hanaanka doorashada, waxaana ay sheegeen in ay jirto faragalin ba’an oo uga imaanaysa...

DAAWO: Musharax Cali Xaaji Warsame oo ka digay arrimo ku saabsan guddiga Xalinta Khilaafaadka ee Doorashada Puntland

GAROOWE(P-TIMES)- Musharax Cali Xaaji Warsame oo kamid ah xubnaha u taagan Madaxweyne-nimada Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay madaarka magaalada Garoowe, wuxuu daaha ka rogay in looga baahan yahay Madaxweynaha Puntland in guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta baarlamaanka ay noqdaan kuwa daacadnimo ku sifoobay. Musharaxa oo maanta u dhoofay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay...

AKHRISO: Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Cutubyo ciidan ah oo katirsan ONLF, soona gaaray Jigjiga.

JIGJIGA(P-TIMES) – Ciidamadii ugu horeeyey oo katirsan Jabhadda ONLF ee u dagaalamaysa Xornimada gobalka Soomaali Galbeed kuna yimaada duulimaad toos ah oo kasoo duulay magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa soo gaaray magaaladda Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka Soomaalida. Ciidamadan ayaa ah kuwa sugi doona Ammaanka Madaxda ugu sareysa Jabhadda ONLF oo hadda kusoo wajahan dalka Itoobiya, ka dib...

XOG RASMI AH: Maxay ka wada hadleen Xasan Sheekh & Axmed Madoobe, ka dib shir ay ku yeesheen magaalada Kismaayo?

KISMAAYO(P-TIMES)- Madaxweynihii hore ee dawladda Faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dawlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa yeeshay wada hadalo hoose oo ay uga wada hadleen marxaladdaha siyaasadeed ee dalka. Madaxweynihii hore ayaa Axmed Madoobe kala hadlay qorshaha ku saabsan doorashooyinka dalka ee 2021-ka iyo sidii iskaashi wanaagsan labada...

AKHRISO: M/weynihii hore ee Somalia oo si adag uga hadlay Xariirka Itoobiya lala yeelanayo.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u dhaliilay qaabka dowladda Federaalka u wajaheyso is bedelada ka socda Geeska Afrika qorshaha is dhex galka dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Eritrea.Xasan Sheekh oo ka qeyb galayay dood looga hadlayay xaalada Soomaaliya oo Kismaayo uga qeyb galay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aanay weli u diyaarsaneyn qorshaha mideynta siyaasadda...

TAARIIKH NOLOLEED: Waa kuma Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni?

GAROOWE(P-TIMES)- Musharax Siciid Cabdullaahi Deni oo kamid ah musharaxiinta u taagan Madaxweyne-nimada Puntland ayaa maalinta berri ah lafilayaa in uu kasoo dago magaalada Boosaaso, waxaana qabanqaabadu ay hadda kasocotaa magaaladaas. TAARIIKH NOLOLEED: Waa kuma Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni?  Dhalashada iyo Waxbarashada:Musharrax Siciid Cabdullaahi Deni wuxuu sannadkii 1966-dii ku dhashay...

DHAGEYSI XASAASI AH: Wasiir Beyleh oo is burinaya & Xaalad Musuqmaasuq oo uu dhex fadhiyo.

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta iyo la-xisaabtanka hay’adaha dowladda ee baarlamaanka ayaa soo saaray warbixin dheer oo uu kaga hadlayao sharciga maamulka Maaliyadda Qaranka. Warbixinta ayuu guddigu kaga hadlay kharashka soo galay dowladda iyo miisaaniyad sanadeedka sanadka 2018-ka, ayadoo wax is-daba marin ay ku eedeysay wasaaradda maaliyadda. Dhinaca kale wasiirka Maaliyadda ee Dowladda...

XOG: Maxay ka wada hadlayaan M/weyne Farmaajo & Amiirka dalka Qadar oo isku arkaya dalka Talyaaniga?

ROOMA(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo & Amiirka Qatar Tamiim Bin Xamad ayaa ku kulmaya magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga oo ay labadooduba booqasho rasmi ah ku joogeen. Booqashadan oo ah markii ugu horeysay oo mid weliba uu Talyaaniga tago ayaa wararka qaar waxaa ay sheegayaan  in qorsha iyo barnaamijka labada mas’uul uu ku jiro...

XOG XASAASI AH: Puntland & Somaliland heshiis miyey ka gaareen Xaaladda Gobalka Sool oo ay kumuransan yihiin?

LAASCAANOOD(P-TIMES) – Tan iyo markii ay bilaabatay xiisadda labada dhinac ee Puntland iyo Somaliland, kuna wajahan deegaanka Tukaraq bilowgii sannadkan waxaa dib u bilowday labada dhinac Hanjabaadaha ay isku marinayaan qalabka warbaahinta iyo wakiilada caalamiga ah ee u kala dab-qaadaya, waxaana cabsi weyn laga qabay dagaalo culus oo dhexmara. Todobaadkan warbaahinta gudaha ee Somaliland ayaa faahfaahin...

Madaxweynaha Somalia oo maanta kulamo uga bilaabayaan dalka Talyaaniga.

ROMA(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku gaaray dalka Talyaaniga ayay maanta kulamo uga bilaaban doonaan caasumada dalkaas ee Rooma, oo uu la kulmayo Madaxda dalkaas ayna ka wada hadli doonaan arrimaha la xariira Iskaashiga labada dhinac. Wararka ayaa sheegaya in ay dawladda Talyaaniga aad uga walaacsan tahay Isbedelada ka socda...

DHAGEYSO: ONLF oo ciidamadeeda ugu badan galinayso gudaha Ismaamulka Soomaalida ee DDS.

ASMARA(P-TIMES)- Jabhadda Xoreynta gobalka Soomaali Galbeed ama Ogaadeeniya ee ONLF ayaa ku dhawaaqday in ay todobaadkan qorshaynayso in ay gudaha gobalkaas ay mudada dheer u dagaalamaysay xornimadiisa ay galiso ciidamadeeda si nabadgalyo ah, ka dib markii ay guddiyada labada dhinac ee Itoobiya iyo Jabhadda u dhameeyeen arrimaha ciidamada kusaabsan. Cutubyo kamid ah ciidamada sidda gaarka ah u tababaran...