XOG XASAASI AH: Duqeyntii Buuraleyda G Barri ee Qandala oo lagu dilay Ajaaniib iyo Xog halis oo laga helay Daacishta Soomaaliya

Kooxda taabacsan ururka Daacish ayaa maleeshiyadeedu kordheen kadib markii sanadkaan tiradoodu gaartey 200 qof, sidaas waxaa lagu sheegey warbxin QM soo saartey maalmo kadib weerar cirka ah markii ugu horeysay ay la beegsadeen kooxdaan ciidamada Mareykanku. Kororsiimada dhinaca awooda ee…
LA OGAADAY: M/weyne Farmaajo oo saacado gudahood magacaabaya Taliyaha ciidamada Sirdoonka & Nabadsugidda Soomaaliya, Yaase la wadaa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxwenaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu ka hor caawa saqda dhexe magacaabo taliyaha ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya, ka dib markii todobaadkii hore shaqada laga ceyriyey taliyihii hore. Madaxweynaah Soomaaliya ayaa la…
WAR DEG DEG AH: Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo ku dhawaaqay go’aamo xasaasi ah.

HARGEYSA(P-TIMES)- Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan ee Somaliland ayaa go’aamiyey in la joojiyo dhamaan Adeega Internetka ee gobalada Somaliland, maalmaha lagu jiro Cod-bixinta Doorashada Madaxweyne-nimada maamulkaas oo bilaabanaysa 13-ka bishan November. Guddiga ayaa u gudbiyey shirkada bixiya Adeegyada Internetka codsiga ah…
DAAWO SAWIRRO: M/weyne Farmaajo oo si deg deg ah u booqday Wasaaradda Gaashaandhiga, soona Arkay Khariirada dagaalka?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqday Xarunta Wasaaradda DIfaaca ee Soomaaliya, halkaas oo uu kula kulmay Taliyaasha ciidamada Difaaca dalka, oo ku jira diyaar garowga dagaal culus oo lagu qaadayo Al- Shabaab. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
WAR CUSUB: Madaxtooyada Somalia oo safar deg deg ah Wasiirkeeda Amniga ugu dirtay Dalka Qadar, xili Amniga dalka laga doodayo..

MUQDISHO(P-TIMES)- Sidda ay baahisay Warbaahinta taageerta Boqortooyada Qadar waxaa kusugan dalkaas Qadar mid kamid ah Wasiiradda ugu saameynta bada ee dawladda Faderaalka Soomaaliya, gaar ahaana Wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abukar Islow, oo laga sugayey in ay la xisaabtamaan guddiga Difaaca…