DHAGEYSO: M/weynaha Puntland oo ka hadlay Duqeyntii G Barri & Xaaladda Horjoogaha DAACISH ee la beegsaday

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo wareysi siiyey idaacada VOA-da qeybta Afka Soomaaliga ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar ay ciidamada Mareykanka ka fuliyeen buuraleyda gobalka Barri, gaar ahaana deeganka lagu magacaabo Buqa. Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay…