Somalia

DAAWO: RW Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shir looga hadlayo la wareegida ciidamada Soomaalida ee Ammaanka Soomaaliya

Brussels(P-TIMES) – Ra’iisulwasaaraha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalaya magaalada Brussels ee dalka Biljimka shir muhiim ah oo ay leeyihiin […]

Share on Facebook
Somalia

WAR DEG DEG AH oo naga soo gaaray deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool.

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Tukaraq iyo God-Qaboobe ayaa sheegaya in daad xoog badan oo kusoo rogmaday Dooxooyinka deegaanadaas ay kalifeen in ay go’odo mid […]

Share on Facebook
Somalia

AKHRISO+FALANQEYN: Maxay ka dhigan tahay Warsaxaafaded ka soo baxay Puntland laguna taageerayey Imaaraatka Carabta?

GAROOWE(P-TIMES)- Dawladda Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed kale oo ay uga hadlayso iskaashiga kala dhaxeeya dawladda Imaaraatka Carabta, waxaana aad looga hadlay sidda ay Puntland […]

Share on Facebook
Somalia

XOG RASMI AH: DFS oo go’aamisay in Dawlad Shisheeye lagu wareejiyo ciidamadii ay tababartay dawladda UAE, YEYSE TAHAY DAWLADDAAS?

MUQDISHO(P-TIMES) – Xogo laga helay Laamaha Ammaanka & Sirdoonka ee dawladda Faderaalka Soomaaliya waxay daaha ka rogayaan in ciidamadii ay tababartay dawladda Imaaraatka Carabta ee […]

Share on Facebook
Somalia

Somaliland oo beenisay in ciidamo katirsanaa ay ku biireen Puntland

HARGEYSA(P-TIMES)- Maamulka Somaliland ayaa beeniyey wararka sheegaya in ciidamo katirsanaa maamulkooda ay isku dhiibeen dhinaca Puntland oo ay ciidamadoodu isku hor fadhiyaan deegaano katirsan gobalka […]

Share on Facebook
Somalia

M/weyne Farmaajo oo fariin u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed, una balan qaaday.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed, wuxuuna sheegay in ay Soomaaliya horumar wanaagsan u […]

Share on Facebook
Somalia

XOG HOOSE: Madaxtooyada Soomaaliya oo ku mashquulsan in ay markale duulaan ku qaado dawlad gobaleedyada qaarkood, Yaase hadda bilow ah?

MUQDISHO(P-TIMES) – Xogaha hoose ee soo gaaraya Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa daaha ka rogaya in markii 2aad ay Madaxtooyada Soomaaliya bilowday duulaan kale oo ay weerar […]

Share on Facebook
Somalia

Madaxweynaha Puntland oo ku dhex lugeynaya Boosaaso, booqanaya goobo muhiim ah

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa hadda dhex lugeynaya magaalada Boosaaso, wuxuuna booqanayaa goobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin guryaha […]

Share on Facebook
Somalia

FALANQEYN KOOBAN: Ka dib Doorashadii Gudoomiye Max’ed Mursal, maxaa laga filan karaa baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya?

MUQDISHO(P-TIMES)- Falanqeeyaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa aad uga welwelsan shaqada baarlamaanka Faderaalka, gaar ahaana xubnaha Aqalka Hoose oo ay welwel ka qabaan in ay noqdaan golle […]

Share on Facebook
Somalia

Iiraan oo ku eedaysay Mareykanku in uu Sacuudiga u adeegsanayo duulaan lagu qaado dalkaas

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa Isniintii shalay war laga baahiyey telefishinka dowladaasi ku sheegay in Maraykanka wado ollole iyo duulaan ka dhanka […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGEYSI XASAASI AH: M/weyne Kuxigeenka Puntland oo si adag uga hadlay Midnimada & wadajir Ummadda Soomaaliyeed, Fariin-na u diray D/gobaleedyada

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo ka hadlayay magaalada Garoowe ee Puntland ayaa sheegay in looga baahan yahay Ummadda Soomaaliyeed in […]

Share on Facebook
Somalia

WAR DEG DEG AH: Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya oo la doortay

MUQDISHO(P-TIMES) – Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ee cusub ayaa loo doortay Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo ahaa Wasiirka Difaaca ee Xukuumada Faderaalka, wuxuuna helay 146 cod, […]

Share on Facebook
Somalia

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu laabtay Puntland, kana hadlay safarkiisii Imaaraatka Carabta

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dib ugu laabtay mandiqada Puntland, ka dib markii uu maalmo safar ah ku joogay dalkan Imaaraatka Carabta […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+AKHRISO+FALANQEYN: Natiijadii Wareega koowaad ee Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Yaase kala wata Musharaxiintan

MUQDISHO(P-TIMES)- Tirinta Codadka XIldhibaanada baarlamaanka ee wareega 1aad ee doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya ayaa hadda soo dhamaatay waxana muuqata in aysan qolo natiijada wareega […]

Share on Facebook
Somalia

Wararkii ugu dambeeyey xiisadaha colaadeed ee kataagan Jiidaha ay isku horfadhiyaan ciidamada PL & SLAND oo sii kordhaysa iyo Xubno sare oo booqday

TUKARAQ(P-TIMES) Wararka naga soo gaaraya deegaanada Fararyaale iyo Gambara ee gobalka Sool oo ah Saldhigyada ay kala dagan yihiin talisyada ciidamada Puntland & Somaliland ee […]

Share on Facebook
Somalia

TOOS U DAAWO: Doorashada Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo ka socota magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Jagada Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa loo tartamayaa, waxaana madashan ku sugan 11 musharax oo u taagan qabashada xilkan, Xildhibaanada baarlamaanka ayaana soo […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGEYSO: M/weyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay Arrinta Baladweyne, kuna dhawaaqay

GAROOWE(P-TIMES) – Kusimaha Madaxweynaha dawladda Puntland ahna Madaxweyne kuxigeenka maamulkaas Eng CabdiXakiim Xaaji Cumar Camey oo goor dhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa […]

Share on Facebook
Somalia

AKHRISO: Maxaad ka taqaan Ragga u loolamaya qabashada Xilka Gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES) – Labo maalmood kadib baarlamaanka Soomaaliya waxay dooran doonan gudoomiyaha baarlamaanka cusub, ka dib markii uu is casilay 9-kii bishan April Prof, Max’ed Sh […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG: Xildhibaanada baarlamaanka Faderaalka oo ku qulqulaya Xarunta Golaha SHacabka & Hadal-heynta u dambeysa

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaanada golaha baarlamanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa maanta dooranaya gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Faderaalka, kaas oo bedeli doono Prof, Maxamed SH Cismaan Jawaari oo […]

Share on Facebook
Somalia

Wararkii ugu dambeeyey ee Doorashada Gudoomiyaha BF ee berri dhacaysa & Adeegsiga Lacagaha oo xad dhaafay

MUQDISHO(P-TIMES) Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu socdo dadaalkii ugu adkaa oo ay garwadeen ka yihiin Xildhibaanada iyo […]

Share on Facebook