Puntland

DAAWO-Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo Qalab Casri ah Lagu Xiray iyo Madaxweyne Denni oo Furay.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray Haamaha kaydka shidaalka garoonka diyaaradaha general Maxamed Abshir Hamaan ee magaalada Garoowe. […]

Share on Facebook
Puntland

VIDEO-Somaliland oo Ku Hanjabtay Inay Go’doominayso Shacabka Hadaaftimo iyo Yubbe & Saldhigyo La Qabsaday.

Ciidamada maamulka Somaliland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay gudaha u galeen deegaamo horleh oo katirsan Puntland gaar ahaan agaarka degmada Hadaaftimo ee […]

Share on Facebook
Puntland

DEG DEG+VIDEO-Masuuliyiintii Puntland ee Degmooyinkii Somaliland Ciidanka Geysey oo Hadda iyo Xaalka Xilligaan.

Puntlandtimes.ca (BADHAN-Ciidamada maamulka Somaliland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa waxa ay gudaha u galeen deegaamo horleh oo katirsan Puntland gaar ahaan agaarka degmada Hadaaftimo. […]

Share on Facebook
Somalia

VIDEO-Faarax Murtiile oo Ka Hadlay Haddii Lagu Xirayo Hargaysa iyo Kana Sheekeyey Wixii uu Kala Kulmay Garoowe.

Abwaan Faarax Murtiile ayaa si adag uga hadlay warar sheegayey in xabsiga loo taxaabi doono haddii uu aado dhinaca maamulka Somaliland, wuxuuna sheegay in arrinkaasi […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Ku Dhawaaqay..

Puntland ayaa dedaal xoogan ugu jirta dibudhiska iyo tayeynta ciidankeeda xilli ay dagaal culus kula jirto kooxaha Daacish, Alshabaab iyo maamulka Somaliland ee duulaanka ku […]

Share on Facebook
Somalia

Dagaal Ka Qarxay Furimaha Dagaalka iyo Tirada Khasaaraha oo Korortay.

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerar xalay Al-Shabaab ay ku qaadeen koontorool Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin degmada […]

Share on Facebook
Somalia

VIDEO-Sheekh Kenyawi oo Codsi Cajiib ah u Dirsaday Shacabka iyo Dowladda Puntland.

Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyawi oo maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ayaa ammaan iyo bogaadin kala duldhacay shacabka iyo dowladda Puntland. Sheekh Kenyawi wuxuu […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Sheekh Kenyawi oo Soo Gaarey Magaalada Garoowe Farriin Culusna u Diray Reer Puntland.

Sheekh Maxamed Sheekh Ibraahim Kenyawi oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:RW Khayre oo balanqaaday dhamaystirka Dastuurka Somalia

MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta soo xiray shir Muqdisho uga socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Sheekh Ceejiye oo Garoowe Boqolaal Haween ah oo Qaylinaya Ku Soo Bandhigay Una Sheegay Reer Garoowe Inay..

Sheekh Cabdixaq oo Soomaalidu u taqaan Rsuheeye/Ceejiye ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey magaalada Garoowe ka wadey olole lagu dawaynayo dadka qaba jinka iyo isha aadanaha. Sheekh […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO-Qaar Kamid ah Shaqaalihii Shirkadda PD World oo ka Dhoofay Boosaaso.

Qaar kamid ah shaqaalihii shirkadda P&O Ports ee dalka Imaaraadka gacanta ku haysa dekedda Boosaaso ayaa ka dhoofay magaalada Boosaaso maalin kadib dilkii Paul Formosa […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Ciidan, Saraakiil iyo Gaadiid kasoo goostay Somaliland oo Garowe yimid kuna dhawaaqay war culus oo….

GAROWE(P-TIMES)- Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxaa si diiran loogu soo dhoweeyey taliyihii ciidanka Somaliland ee deegaamada bariga Sanaag Corneal Caydiid. Sarkaalkaan xilka […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Shacabka Garowe oo arin culus la waydiiyey & Xaalada P/land “Hadii aad madaxweyne Denni la kulanto maxaa ku oran lahayd”

GAROWE(P-TIMES)- Shacabka kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaan waydiiney su’aal ah waxa ay ku oran lahaayeen haddii ay lakulmaan madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi […]

Share on Facebook
Somalia

VIDEO:Taliye Gaadiid Dagaal iyo Ciidanka Kala Goostay Somaliland oo Saaka Puntland Ku Biiray.

Mid kamid ah saraakiishii ugu saraysay ciidamada Maamulka Somaliland ee gobolada Sool iyo Sanaag ayaa la ka goostay Somaliland isagoo hogaaiminaya gaadiid dagaal iyo ciidan […]

Share on Facebook
Somalia

VIDEO-Waa Kuma Goorma Ayuuse Soo Galay Boosaaso Ninkii Diley Paul Formosa Waraysi ayuu Bixiyey.

Nin dhalinyaro ah oo baastoolad ku hubaysan ayaa subaxnimadii hore ee saaka gudaha magaalada Boosaaso ku diley maamulihii shirkadda P&O Ports ee gacanta ku haysa […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Culimada Ictisaam oo durba weerar culus ku qaaday madaxweyne Denni sheegayna inuu masuul ka ahaa wixii…..

GAROWE(P-TIMES)- Culimaa’udiinka Ictisaam ayaa durba ka dhinac shitay madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni waxaana ay sheegeen inuu gabay shaqo waajib ah […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Madaxweyne Denni oo hada ka hadlay dilka Paul Formosa & Xaalka Bosaso

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweyanaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni ayaa ka tacsiyeeyey gaaridii Paul Anthony Farmosa oo ahaa agaasimaha shirkadda DP World oo saaka lagu dilay gudaha magaalada Bosaso, […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Qaabkii loo dilay madaxii DP World ee dekedda Boosaaso, Sheegashada Al-shabaab & Xogta ninkii dilay

GAROWE(PTIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilka agaasimihii shirkadda DP World ee dekedda Magaalada Boosaaso oo saaka xilli hore nin baastoolad ku […]

Share on Facebook
Somalia

VIDEO-Maxaa Kala Socotaa Shanta Qof ee Dunida Ugu Qanisan Sanadkan 2019.

Puntlanndews.net (Garoowe)-Kulan wanaagsan ku soo dhowaada muuqaal kooban oo laga diyaariyey xogta shanta ruux ee dunida ugu taajirsan sanadkaan bilowga ah ee 2019 iyo sida […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo looga yeeray Burco & Hargaysa hadalo warbaahinta gilgilay oo Garowe lagaga dhawaaqay

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa looga yeeray deegaanada Somaliland gaar ahaan magaalooyinka ugu waaweyn maamulkaasi ee Hargaysa iyo Burco xilli xaaladdu adag tahay. […]

Share on Facebook