Puntland

DAAWO:Xaalada oo allow sahal ah & Ciidamada Somaliland Iyo Puntland oo qarka u saaran in ay kuwada dagaalamaan deegaanka….

BOSASO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno furimaha hore ee dagaalka ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee […]

Share on Facebook
Puntland

DHAGAYSO:War cusub oo kasoo kordhay gobolka Cayn & Duleedka Buuhoodle oo…..

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Kadib shaqaaqooyin ka dhacay gobolka Cayn oo u dhaxeeyey qaar kamid ah beelaha wada dega gobolkaasi ayaa waxaa ka furmi doona degmada Widh Widh […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Xiisad kacsanaan ah oo laga dareemayo Yubbe & Saraakiil ku hanjabay dagaal

BADHAN(P-TIMES)- Xaalad kacsanaan ah ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag, halkaas oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo Puntland. Saraakiisha […]

Share on Facebook
Puntland

SAWIRO:Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare ee Puntland oo dugsi cusub xariga ka jaray

GAROWE(P-TIMES)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Mudane Abdulahi Maxamed Xasan ayaa xariga ka jaray Dugsi Hoose oo cusub kaasoo ay dhismihiisa […]

Share on Facebook
Puntland

WAR CUSUB:Gudoomiyihii Degmada & Saddex oo kale oo dhaawac ah kadib dagaal qarxay deegaanka….

GAROWE(P-TIMES)- Wararka laga helayo gobolada Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xalay saqdhii dhexe malayshiyaad hubeysan ay hoygooda ugu tageen qoys ku sugnaa nawaaxiga tuulo […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo saakay xukun dil ah ku ridday dhalinyaro Al-shabaab ka tirsanaa.

MUQDISHO(P-TIMES)- Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun ku ridday laba dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey inay ka […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

DFS oo shaacisay inay qabatay Madaxii Maxkamada Al-Shabaab ee Bariire

MUQDISHO(P-TIMES)-Sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda Howlgal aad loo qorsheeyay ayaa  Ciidamada amniga Soomaaliya ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii Maxkamadda Al-Shabaab ee […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

Galmudug Oo Ciidamo kala dhex-dhigtay Malayshiyaad ku dagaalamay Xeraale

XEERAALE(P-TIMES)- Iyada oo weli ay taagan tahay xiisada u dhaxeysa dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa la qorsheynayaa in Ciidamo la […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

Mareykanka oo faah faahin ka bixiyay duqeyn uu ka gaystay Shabeellaha Hoose

MUQDISHO(P-TIMES)- War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (Africom) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

Dowlada Somalia oo sheegtay inay waqtigeeda ku dhaceyso doorashada Galmudug

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay khilaafka hoggaanka Galmudug, hadaladii dhawaan kasoo yeeray Madaxweyne Xaaf iyo Sheekh Shaakir iyo […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

Qaar Ka Mid Ah Dadkii Lagu Dilay Toogashadii Ka Dhacday Masjid Ku Yaalla New Zealand Oo Saakayto La Aasay.

NEW ZEALAND(P-TIMES)- Ugu yaraan 2 Marxuum oo kala ahaa Aabe iyo Wiilkiisa oo ka soo jeeda dalka Syria ayaa saakayto lagu aasay Qabuuraha Memorial Park ee […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Dagaalkii ugu dhaxeeyey Jabhadda Caarre & Somaliland oo war culus laga soo saaray Iyo Beelo la saftay “Muuse Biixiyow Ciidamadaada Kala Bax Sanaag”

DHAHAR(P-TIMES)- Waxaa weli cirka isku sii shareeraya xiisadaha dagaal ee u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo Jabhadda xornimo u dirirka ee Caarre oo haatan taageero xoogan […]

Share on Facebook
Puntland

DHAGAYSO:Wasiirka Duulista Puntland oo ka hadlay arimo xasaasi ah & Muuse Biixi oo damac uu kaga jiro deegaano u dhow Garowe

GAROWE(P-TIMES)- Wasiirka wasaaradda Duulista, Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Luga Toor ayaa beeniyey warar lagu qoray mareegaha Internetka, kuwaas oo ahaa in wasaaradiisu ay […]

Share on Facebook
Wararka Maanta

SAWIRO:Qaab nooce ah ayaa loo soo dhoweeyey madaxweynaha Jabuuti?

MUQDISHO(P-TIMES)- Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada dalka kasoo dagay madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle, waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey madaxweynaha […]

Share on Facebook
Puntland

Dekaddaha Ber-Bera & Bosaso oo arin culus soo wajahday Iyo Shaqaalihii DP World oo qax ka ah dalka

HARGEYSA(P-TIMES)- Dekedda magaalada Ber-Bera ayaan maanta wax shaqo ahi ka socon kadib markii ganacsatadii wax kala soo degi jiray ay joojiyeen isticmaalkeeda. Ganacsatada ayaa ka […]

Share on Facebook
Puntland

WAR HADA SOO DHACAY: Ciidamadii ugu badnaa Puntland & Gaadiid dagaal oo iskaga baxay furimaha dagaalka kadib markii…

GAROWE(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobolkaasi ay iskaga baxeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Puntland. Ciidamadan ayaa la […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Madaxweyne Denni oo lasoo xidhay Shirkii jihaynta & Ku shaqaynta barnaamijyada horumeed ee dowladda

GAROWE(P-TIMES)- Waxaa haatan lasoo gaba gabeeyey shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda Puntland ee looga arinsanayey qorshaha lagu shaqayn doono Shanta sano ee soo socota oo […]

Share on Facebook
Puntland

Dagaalkii Gaalkacyo war oo culus kasoo kordhay & Ciidamo ka tirsan Puntland oo gudaha u galay + Taliye sheegay in ay….

GALKACYO(P-TIMES)- Kadib markii saaka dagaal culus uu Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug uu ku dhex maray malayshiyaad hubeysan oo isku haystay dhul ku yaala […]

Share on Facebook
Somalia

Qarax ka dhacay duleedka Caasimada & Ciidamo kolonyo ah oo lala eegtay

MUQDISHO(P-TIMES)- Qaraxan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso aya waxa uu ka dhacay meel u dhow deegaanka Arbacow oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamo […]

Share on Facebook
Puntland

Kulamo & Shirar looga arinsanayo duulaanka Somaliland ee gobolka Sanaag oo hada ka socda magaalada Badhan

GAROWE(P-TIMES)- Wararka imaanaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maanta ay ka socdaan gudaha magaaladaasi kulamo iyo shirar u dhaxeeya xubno ka tirsan […]

Share on Facebook