Ciyaaraha

War culus oo kasoo kordhay xiisadii Ronaldo & Dambi lagu helay + Qaabka uu isku xalinayo oo xog laga helay

NAIROBI(P-TIMES)- Kubadda cagta caalamka ayaa qaab maadaysi ah u qiimeeyay lacagtii ay xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ku ganaaxeen weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Xiisadii ka dhalatay arinta Cristiano Ronaldo oo gaadhay meeshii ugu saraysay & Laacibiin badan oo la saftay kadib markii….

NAIROBI(P-TIMES)- Xidiga heerka caalami ee reer Germany Emre Can ayaa si weyn u amaanay saaxiibkiis kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo, isagoo dhinaca kale garab istaag […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Iska Ilow Lionel Messi & Cristiano Ronaldo Iyo Laacib hor leh oo daaqada ka saaray labadoodaba kadib markii….

NAIROBI(P-TIMES)- Waqti walba waayihiisa leh, xilli walbaana ninkiisa leh. Mushaharka ugu badan ee ciyaaryahannada la siiyo, waxa horjoogeyaal ugu ahaa caalamka Lionel Messi iyo Cristiano […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

WAR CULUS:Cristiano Ronaldo oo Niyad jab & Khatar xoogan ugu jira inuu seego kulamo xasaasi ah kadib markii….

NAIROBI(P-TIMES)- Cristiano Ronaldo ayaa khatar ugu jira inuu seego kulanka wareega 8-da Champions League ay Juventus ku wajaheyso Ajax kadib dabaal dagii uu sameeyay ciyaartii […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

SAWIRO:Messi oo u miliqsanaya inuu dhulka la gooyo Cristiano Ronaldo & Dhoola tus culus oo uu sameeyey kadib kulankii….

NAIROBI(P-TIMES)- Kooxda Barcelona ayaa guul muhiim aheyd ka gaartay kooxda Real Betis kaddib markii ay kaga adkaadeen 4-1. Qeebtii koowaad ee ciyaarta kooxda Barcelona ayaa […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

XASAASI:Cristiano Ronaldo & Lionel Messi oo hal koox ah kawada safan doona hadii uu hir galo qorshaha…..

NAIROBI(P-TIMES)- David Beckham ayaan meesha ka saarin suuro-galnimada uu kooxdiisa Inter Miami ku keeni karo weeraryahannada waqtigan dunida ugu fiican ee Ronaldo iyo Messi. Beckham […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Barcelona oo kabaha la dul mari doonta Man United & Dagaalkii ka dhaxeeyey oo cirka galay, Hajbaado culus oo la isku diray Iyo Man United “Waan dhaawici karnaa kooxda…..

NAIROBI(P-TIMES)- Xili weli xiisada u dhaxaysa kooxaha Man United iyo Barcelona ay isku sii shareerayso iskana hor imaanayaa ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay difaaca kooxda […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

WAAD URAYSAA!! Alex Iwobi oo fadeexad dhexda ka galay & Aflagaado uu u gaystay laacib Madow ah

NAIROBI(P-TIMES)- Laacibka kooxda kubadda cagta Arsenal ee Alex Iwobi ayaa waajihi karaya baadhitaano ay UEFA ku samayso iyo ganaax uga dambeeya, kaddib markii uu aflagaaddo […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

XASAASI: Isku aadka sideed dhammaadka Champions League oo maanta la samaynayo, Kooxaha madaxa is galin doonam Saacadaha la samayn doono & Xoggo rasmi ah oo….

NAIROBI(P-TIMES)- Waxaa habeen hore soo idlaaday wareega 16 ka Champions League iyadoo ay si sahlan ku soo bexeen Barcelona iyo Liverpool. UEFA ayaa dib u […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Manchester City oo ganaax culus la dul dhigayo isbuuca soo socda

NAIROBI(P-TIMES)- Manchester City ayaa usbuuca soo socda ama labada usbuuc ee nagu soo fooda leh la dul dhigi doonaa ganaax wayn sida ay shegayaan ilo […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

Ronaldo oo wajahaya ganaax culus & Laacibitiinta kala ah Messi, Luis Figo oo war culus kasoo saaray + Xiisadii…

NAIROBI(P-TIMES)- Cristiano Ronaldo ayaa wajahaya ganaax la mid ah midkii la dul dhigay tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone, kaddib markii uu sameeyay dabaal deg la […]

Share on Facebook
Arimaha Qosyka

Georgina Rodriguez oo la aamusiin kari waayey & Ronaldo sameeyey oo arin la yaab leh

NAIROBI(P-TIMES)- Georgina Rodriguez ayaa ooyin jabsatay kaddib markii uu Saddexleey ka kacay gacaliyaheeda Cristiano Ronaldo ciyaatii xalay ay Juventus 3-0 uga adkaatay Atletico Madrid uguna […]

Share on Facebook
Ciyaaraha

CAJIIB: Cristiano Ronaldo Oo Sii Saadaaliyay In Uu Saddexley Ka Dhalin Doono Atletico Madrid

Xiddiga Kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay wareega 8 dhamaadka champions League kadib 3 gool oo uu ka dhaliyay Atletico Madrid. Juventus […]

Share on Facebook