MAQAAL XASAASI AH: Maxaa hortaagan in ay is yeeshaan hadaladooda iyo ficiladoodu?

Isbedelkii dhacay horaantii sanadkan dhamaadka ah 2017 madaxweyne farmaajo waxa uga qabsoomay ballanqaadkiisii ayaynu warbixintan diiradda kusaaraynaa, gaar ahaan dhinacyada Amniga, Xuquuqda Bulshada, dhaqaalaha,siyaasada gudaha, hirgalinta nidaamka federaaliisamka, kudhaqanka Dastuurka, ladagaalanka musuq-maasuqa, xiriirka dawlad goboleedyada  iyo horumarinta guud ee baahiyaha…