Puntland

DAAWO:Wararkii ugu dambeeyey ee Bosaso & Ardaydii ku dhaawacantay Iyo Kuwii ku dhintay shilkii gaari oo….

BOSASO(P-TIMES)- Cisbitalka guud iyo qaar kamid ah xarumaha caafimaadka magaalada Boosaaso ayaa waxaa goor dhoweyd la soo gaarsiiyey meydadka shan ruux iyo dhaawaca in ka […]

Share on Facebook
Puntland

Maydad & Dhaawacyo badan oo la geeyey magaalada Bosaso kadib markii…..

GAROWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno gobolka Bari ayaa sheegay in ugu yaraan 5 qof ay ku geeriyootay 10 kalena ay ku dhaawacmeen […]

Share on Facebook
Puntland

WAR HADA SOO DHACAY: Hubka oo lasoo wada gurtay & Diyaar garowgii ugu cuslaa ee Somaliland looga xooraynayo gobolka Sanaag oo socda “Shacabkii xataa dagaalka……

BADHAN(P-TIMES)- Diyaar garawgii ugu dambeeyey ee dagaalka Somaliland looga xoraynayo degmada Yubbe iyo deegaanada hoostaga ee gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka socdaan haatan qaybo […]

Share on Facebook
Puntland

DEG DEG:Dagaal culus oo ka qarxi raba jiidaha hore ee Yubbe & Ku dhow 30 Tikniko ah oo gaadhay furimaha hore

BADHAN(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in deegaankaasi ay gaadheen ciidamo hor leh oo ka tirsan […]

Share on Facebook
Puntland

Qaybo kamid ah hay’adaha dawladda Puntland oo dib u casriyayn lagu samaynayo

Kulan looga hadlayey barnaamijka qaabaynta iyo dib u casriyaynta ayaa hay’adaha dawladda Puntland ayaa maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Shaqada Shaqaalaha dhallinyarada iyo Ciyaaraha iyadoona […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Xaalada oo allow sahal ah & Ciidamada Somaliland Iyo Puntland oo qarka u saaran in ay kuwada dagaalamaan deegaanka….

BOSASO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno furimaha hore ee dagaalka ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee […]

Share on Facebook
Puntland

DHAGAYSO:War cusub oo kasoo kordhay gobolka Cayn & Duleedka Buuhoodle oo…..

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Kadib shaqaaqooyin ka dhacay gobolka Cayn oo u dhaxeeyey qaar kamid ah beelaha wada dega gobolkaasi ayaa waxaa ka furmi doona degmada Widh Widh […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Xiisad kacsanaan ah oo laga dareemayo Yubbe & Saraakiil ku hanjabay dagaal

BADHAN(P-TIMES)- Xaalad kacsanaan ah ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaanka Yubbe ee gobolka Sanaag, halkaas oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo Puntland. Saraakiisha […]

Share on Facebook
Puntland

DEG DEG:Qarax hada ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Qarax gaari ayaa goor dhoweyd waxa uu ka dhacay Isgoyska KM4 dhanka Ex Shaneemo Egwadore ee magaalada Muqdisho. Sida warbaahinta ay xaqiijiyeen goob joogayaal […]

Share on Facebook
Puntland

XASAASI: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xil aanan la filayn Dowladda Somalia u magacaabowday & Sababta ka dambaysa oo ah…..

BOSASO(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay safiir u magacowday madaxweyne ku xigeenkii […]

Share on Facebook
Puntland

Wasaaradda arrimaha Puntland oo soo bandhigtay shuruudaha laga rabo musharaxiinta gollaha deegaanka

GAROWE(P-TIMES)- Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa shaacisay shuruudaha laga doonayo cid kasta oo u sharraxan xubinnimada golayaasha degaanka degmooyinka Puntland. Qoraal ka soo baxay xafiiska […]

Share on Facebook
Puntland

DEG DEG+DAAWO: Wararkii ugu dambeeyey furimaha dagaalka ee G. Sanaag & Tikniko badan oo la isku diyaarsaday “Dagaal baan diyaar u nahaya hadii aydna ka bixin deegaanada….

GAROWE(P-TIMES)- Waxaa gaadhay furimaha hore ee dagaalka ee gobolka Sanaag ciidamada sida gaarka ah ee sida y tababaran ee dowladda Puntland, saraakiil iyo madax ka […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Kiiskii Caa’isha Ilyaas oo war culus kasoo kordhay & Aabaheed oo walaac ka muujiyay qaab uu u socdo

GAROWE(P-TIMES)- Ilyaas Aadan oo ah aabaha dhalay Caa’isho Ilyaas oo ahayd gabadh yar oo kufsi iyo dil loogu gaystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Shirkii Wasiirada Puntland oo laga soo saaray qodobo muhiim ah

GAROWE(P-TIMES)- Shirkii Khamiislaha ahaa ee gollaha xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa todobaadkan looga hadlay arimo ay kamid yihiin […]

Share on Facebook
Puntland

DEG DEG+DAAWO:Xabada oo afka ka bixin & Ciidamadii ugu badnaa ee Puntland Iyo Somaliland oo isku muuqda + Xaalada oo….

GAROWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ay isku muuqdaan ciidamada Puntland iyo Somaliland oo haatan isku hor fadhiya […]

Share on Facebook
Puntland

SAWIRO:Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta Sare ee Puntland oo dugsi cusub xariga ka jaray

GAROWE(P-TIMES)- Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Mudane Abdulahi Maxamed Xasan ayaa xariga ka jaray Dugsi Hoose oo cusub kaasoo ay dhismihiisa […]

Share on Facebook
Puntland

WAR CUSUB:Gudoomiyihii Degmada & Saddex oo kale oo dhaawac ah kadib dagaal qarxay deegaanka….

GAROWE(P-TIMES)- Wararka laga helayo gobolada Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xalay saqdhii dhexe malayshiyaad hubeysan ay hoygooda ugu tageen qoys ku sugnaa nawaaxiga tuulo […]

Share on Facebook
Puntland

BREAKING NEWS:Ciidamadii ugu badnaa, Wasiiro & Xildhibaano hada gudaha u galay degmada Hadaaftimo Iyo Xaalad dagaal oo ka taagan

BADHAN(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sanaag ayaa sheegaya in wafti ka kooban gollayaasha dowladda Puntland, saraakiil ciidan iyo maamulka gobolka Sanaag […]

Share on Facebook
Puntland

WAR DEG DEG AH:Ciidamadii ugu badnaa Puntland oo hada gudaha u galay Yubbe & Xabada oo afka bixin “Cabsi xoogan baa haysa Somaliland”

GAROWE(P-TIMES)- War deg deg ah oo hada naga soo gaaray degmada Yubbe ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamada Puntland ay haatan gudaha u galeen […]

Share on Facebook
Puntland

DAAWO:Xiisadii ka taagnayd gobolka Sanaag oo war culus kasoo kordhay & Somaliland oo dusha loo saaray wax walba oo…..

LONDON(P-TIMES)- Xili weli ay cirka isku sii shareerayaan xiisadihii ka dhashay dhaq dhaqaaqyadii ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag ayaa waxaa shir weyne ka dhacay dalka […]

Share on Facebook