Somalia

DEG DEG:Dagaal culus oo hada ka socda gudah Caasimada & Rasaas xoogan oo dhacaysa

MUQDISHO(P-TIMES)- Dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa ka socda isgooyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho, wararka qaar ayaa sheegayaan in ciidamo iyo […]

Share on Facebook
Somalia

Howlgalo laga sameeyey Caasimada & Xaafado kamid ah oo ciidamo gudaha u galeen

BAYDHABO(P-TIMES)- Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Booliska maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay xalay howlgallo ka sameeyeen qaar kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo ee xarunta […]

Share on Facebook
Somalia

Dagaal ka dhacay gudaha caasimada & Israsaasayn dhex martay Ciidamada dowladda Iyo Kooxo hubaysan

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi caawa ay israsaaseyn ku dhex martay ciidanka Booliska dowladda […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:War cusub oo kasoo kordhay ciidamadii dowladda ee gadoodka sameeyey & Sharuudo ay ku xireen dib u laabashadooda

GALKACYO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliyeed oo maalintii labaad ku jira gadood ay ku dhaqaaqeen ayaa sheegaya in kulamo […]

Share on Facebook
Somalia

Dagaal ka dhacay furimaha hore oo sababay dhimasho & dhaawac

MUQDISHO(P-TIMES)- Dagaalkan oo gaystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa u dhaxeeyey ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo ururka Al-Shabaab, waxana uu […]

Share on Facebook
Somalia

Madaxda Eritrea oo qaaday talaabo uusan ku farxin Farmaajo & Afwerk oo Hargeysa laga sugayo xili Muuse Biixi…..

JABUUTI(P-TIMES)- Kadib markii magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ay booqasho ku tageen wafti ka socda dalka Eritrea oo uu hogaaminayo wasiirka Arrimaha Dibeda dalkaasi Cismaan […]

Share on Facebook
Somalia

Dowladda Soomaaliya oo samaysay fal farxad galiyey waalidiin badan oo Soomaaliyeed & Caruurtoodii oo…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhalinyaro tahriibayaal ah, kuwaasi oo muddo ku xanibnaa dalka Liibiya. Dhalinyaradan oo gaaraya 20 Qof ayaa […]

Share on Facebook
Somalia

Wasiiro, Saraakiil ciidan & Masuul kale oo hada ka baxay Madaxtooyada Iyo Madaxweynaha oo amar ku siiyey in ay tagaan furimaha hore si ay…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in madaxweynaha dowladda federaalka Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo uu wafti heer wasiira ah u diray deegaano ka tirsan […]

Share on Facebook
Somalia

Maraykanka oo war cusub kasoo saaray eedaymo loo jeediyey & Dad shacab ah oo lagu laayey Somalia

NAIROBI(P-TIMES)- Millitariga Maraykanka waxay maanta oo Arbaco ah sheegay in aysan dad rayid ah ku dilin duqeymaha diyaaradeed ee taageerada dadaalka caalamiga ee lagu wiiqayo […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Ragii laayey 72 Qof dhaawacayna 156 Qof oo xukun dil ah lagu riday

MUQDISHO(P-TIMES)– Rag loo haysto dhimashada tira ka badan 72-qof oo rayid ah iyo dhaawaca 156-qof oo kale inta la xaqiijiyay ayey maxkamadda ciidamada xukun ku […]

Share on Facebook
Puntland

DHAGAYSO:Xaalad naxdin leh oo laga sheegayo duleedka Garowe & Qoysas badan oo ku nool gobolka Nugaal oo…

Xili xaalado adag iyo abaaro xoogan ay ka jiraan deegaanada Puntland ayaa waxaa xaalad biya la’aan ah laga soo sheegayaa qaybo kamid ah gobolka Nugaal. […]

Share on Facebook
Somalia

SAWIRO:Ciidamo ku qalabaysan gaadiidka Dagaalka & Hub culus oo baneeyey furimaha dagaalka

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya ay isaga soo baxeen deegaano […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:-Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo saakay xukun dil ah ku ridday dhalinyaro Al-shabaab ka tirsanaa.

MUQDISHO(P-TIMES)- Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay waxaa ay xukun ku ridday laba dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey inay ka […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO:Madaxda ugu saraysa Somaliland oo ku dhawaaqay arin aanan farxad galin Shacabka & Dowladda Farmaajo

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Kadib markii wafti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha ee dalka Eritrea ay gaadheen magaalada Hargeysa ayaa waxaa maanta ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa kulamo iyo […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:RW Khayre oo ka hadlay arin xasaasi ah oo ka taagan dalka & Ciidamadii iskaga baxay furimaha dagaalka oo….

MUQDISHO(P-TIMES)- Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xasan Cali Kheyre oo xalay khudbad ka jeediyay xaflad ay soo agaasimeen maamulka gobolka Banaadir oo lagu dardar gelinayay wada shaqaynta […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalkii Xeraale & Dhaawacyadii ugu badnaa oo la dhigay cisbitaalada Guraceel Iyo Caabudwaaq “Dhimashaduna waa 40 Qof”

GALKACYO(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud oo uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyey malayshiyaad beeleedyo wada kasoo wada […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Ciidamadii Puntland ee iskaga baxay jiidaha hore oo wasiiro ku baxeen & Saraakiisha hogaaminaysa oo sheegay…..

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii labo maalin ka hor ay iskaga baxeen ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland saldhigyo ciidan oo ay ku lahaayeen deegaanka Buuraleyda Gal-gala […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Madaxweyne Xaaf & Shirkii Dhuusamareeb ee Galmudug oo war culus laga soo saaray & Doorashadii madaxtinimada oo ka dhici doonta…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxwaynaha Galmudug garabka Cadaado Axmed Maxamuud Xasan (Axmed Baasto) ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxa […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:War culus oo kasoo kordhay dagaalkii Xeraale & Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug oo ku biiray kadib markii….

CADAADO(P-TIMES)- Dagaalo culus oo u dhaxeeya laba malayshiyaad ee beeleed ayaa saqdii dhexe ee habeenkii xalay ahayd ilaa saaka ka dhacay deegaanka Xeraale ee gobalka […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Dagaal hor leh oo ka qarxay jiidaha hore & Madaafiic xoogan oo la isku garaacayo + Dhimashada oo maraysa…..

GALKACYO(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo weli ka socda deegaanka Xeeraale ee gobolka Galgaduud, kaas oo u dhaxeeya laba malayshiyaad […]

Share on Facebook