DEG-DEG+SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay ee Qaraxa Muqdisho iyo Xildhibaan ku dhintay.

MUQDISHO(P-TIMES)-Gaari Nooca raaxadda ah oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa ayaa ku qarxay Iridda Hore ee Maqaayadda London Gate oo ku taalla meel u dhow Beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay waxaa watay Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibrahim oo ka mid ahaa xildhibaannada Hirshabeelle, islamarkaana ku dhintay Qaraxaasi oo loogu xiray gaarigiisa. Hal qof oo kale ayaa la xaqiijiyay sidoo...

DHAGAYSO:Taliyaha Qaybta oo faah faahin ka bixiyey dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Garoowe & Hawlgalkii xalay

GAROOWE(P-TIMES)- Munaasibad kooban oo maanta ka dhacday taliska qaybta ee ciidamada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay taliyaha cusub ee xasilinta caasimada Puntland ee magaalada Garoowe ahna taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse iyo taliyihii hore ee qaybta Booliska gobolka Nugaal Faarax Warsame Daad Galan Gooli, waxaana munaasibadaasi...