Wararka Ugu Weyn Maanta

Dhageyso:-Ciidamada Maamulka Soomaaliland Oo Heegan La Geliyay

Maamulka Soomaaliland ayaa heegan geliyay ciidamada Booliiska ee ka howlgalla deegaanada Maamulkaas kadib markii ay soo bateen Dhalinyaro burcad ah oo geysanaya falal amnidaro. Magaalooyinka waaweyn ee Soomaalilnd ayaa waxa ka socda howlgallo ay wadaan ciidamada,waxana la sheegay in ay…