DAAWO ILA QOSOL:Xildhibaan Isaaq ah oo sheegay in Qabriyada lagala soo hadlay & Caarre oo fariin yaab leh loo diray

HARGEYSA(P-TIMES)- Xildhibaan Nac Nac oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ee kasoo jeeda Beesha Isaaq ayaa warbaahinta u sheegay maanta arin la yaab leh kadib markii uu sheegay in qaar kamid ah xubnihii jabhada SNM ee dhintay ay kala soo hadleen qabriyada islamarkaasna ay fariin usoo fareen Korneyl Caarre.  

DAAWO:Xasuuq xoogan oo ka socda duleedka JigJiga & Oromada oo la wareegtay deegaano badan + Dagaal weli ka socda deegaanada…..

JIGJIGA(P-TIMES)- Waxaa soo xoogaysanaya dagaalada iyo colaadaha u dhaxeeyay Qoowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada xilli cisbitaalka magaalada JigJiga lasoo gaadhsiinayo xili walba dhaawacyo iyo maydad kala duwan oo Soomaali ah. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Dagaalka ayaa weli kasii soconaya deegaano hoostaga magaalada JigJiga, waxaana la xaqiijiyey in ilaa iyo hada ay dhimashadu marayso 10 qof in...

DEG DEG+DAAWO:Malayshiyaad Beeleedyo gudaha u galay magaalada Laascaanood & Somaliland oo bilowmay qorshe ay ku fadeexadaysanayso Puntland kadib markii….

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Kadib markii maalintii shalay ahayd lagu soo bandhigay gudaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland saraakiil iyo ciidamo ka goostay maamulka Somaliland oo ku biiray Jabhadda Caarre ayaa waxaa magaalada Laascaanood qorshe mashruuc raadis ah ka bilaabay hor joogaha dhiigya cabka ah ee shacabka ku laayey magaalada Laascaanood ee Gar Gaar oo ugu magacaaban Somaliland gudoomiyaha...

DAAWO:Muuse Biixi oo iclaamiyey Dagaal culus & Ciidamada Somaliland oo weerar ku ah deegaano Puntland ah Iyo Ciidamada Caarre

HARGEYSA(P-TIMES)- Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay markii ugu horaysay goosashadii uu ka goostay ciidamada Somaliland Korneyl Caarre oo jabhadd dagaal kaga dhawaaqay qaybo kamid ah deegaanada Puntland. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Muuse Biixi Cabdi ayaa fariin u diray Mr. Caarre, waxaana uu ciidamadiisa amar ku siiyey in ay dagaal ku qaadaan jabhadda Caarre iyo...

DAAWO:Gudoomiyaha cusub ee degmada Garoowe oo ka hadlay arimo badan & Muxuu ka yidhi hawlaha hor yaala??

GAROOWE(P-TIMES)- Duqa cusub ee caasimada Garoowe Axmed Siciid Muuse Barre oo maanta ku guulaystay xilka gudoomiyaha degmada Garoowe ayaa markii ugu horaysay ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday gudaha magaalada Garoowe iyo hawlaha hor yaala. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

DAAWO:Qarax lagu laayey ciidamo badan Dhimasho & Dhaawacyo kala duwan Iyo Gaadiid Dagaal oo lagu gubay inta u dhaxaysa

NAIROBI(P-TIMES)- Wararka ka imaanaya magalada xeebta ah ee Lamu ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Kenya maanta qarax lala eegtay isla markaasna uu kasoo gaadhay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac Ciidamada ayaa xilliga qaraxa lala eegnayey waxa ay ku socdaalayeen inta u dhaxaysa deegaanada Kiunga iyo Sankuri ee degmada Lamu gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya. Afhayeen u hadlay...

FAAHFAAHIN+AKHRISO: Maxaa lagu soo bandhigay Maxkamadeyntii Cabdi Iley, Maxaase lagu eedeeyey?

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Maxkamadda 19aad ee Faderaalka Itoobiya ayaa maanta la horkeenay Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Atto, Cabdi Maxamed Cumar, oo ku eedeysan dambiyo kala duwan, waxaana halkaas ka hadlay dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Qareenada difaacaya. Maxkamadda ayaa weydiisatay Eedaysanayaasha oo ka kooban 5 qof oo uu ku jiro Cabdi Maxamuud Cumar in ay u ogolaadaan...

Taliyihii hore ee ciidamada gaarka ah ee Liyuu Police-ka oo diidan xilka qaadistii lagu sameeyey, lana baxay ciidamo xoog leh.

Wararku waxay sheegayaan in uu ka soo horjeedo xilka qaadista lagu sameeyey, wuxuuna kulan gaar ah la yeeshay habeenimadii 27-kii bishan Madaxweynaha Ismaamulka cusub Mustafa Muxumud Cumar oo ay ka wada hadleen arrimaha ku saabsan mustaqbalka ciidankan, oo ay isku afgaran waayeen.

DEG DEG:Dagaalkii ka socday magaalada oo sii xoogaystay & Xaafadaha qaarkood oo Rasaastu kasii dhacayso xili Ciidamadu…..

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xaafado ka mid ah laga maqalayo rasaas culus. Dad ku sugan magalada Baladweyne ayaa waxa ay warbaahinta u sheegeen in kooxihii u abaabulnaa hab beeleed ay ku dagalaamayaan xaafad lagu magacaabo Raadeelka oo ka tirsan Baladweyne. Dagaalka ayaa waxa uu salka ku hayaa dil maalin ka hor...

DEG DEG+DAAWO:Dagaal ka dhan Jabhadda Caarre & Puntland oo lagaga dhawaaqay Hargeysa Iyo Muuse Biixi oo amar culus la siiyey “Cadowgeenu ayuu la joogaa Caarre ee waa in aad soo af jaraa isaga Iyo Puntland”

HARGEYSA(P-TIMES)- Qaar kamid ah Salaadiinta dhaqanka deegaanka Gabiley ee maamulka Somaliland ayaa markii ugu horaysay dhismaha Jabhadda Korneyl Caarre iyo deegaanada ay haatan ku sugan yihiin ciidamada uu hogaamiyo, iyagoona ugu baaqay hogaamiyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi in uu soo af jaro Jabhadda Caarre maadaama uu joogo deegaanada Puntland oo ah ayuu yidhi Cadowga Somaliland Suldaan Ibraahim...

AKHRISO: Itoobiya oo heshiis rasmi ah la gaartay Jabhadihii kasoo horjeeday.

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Jabhado badan oo ka soo horjeeda dawladda Itoobiya, qaarkoodna u doodayay arrimaha ku saabsan Madax banaani ayaa heshiis rasmi ah la saxiixday dawladda Itoobiya, waxaana la kala saxiixday heshiis dhawr qodob ka kooban oo ay ku jiraan kuwa dhinacyada oo dhan muhiimad ugu fadhiday. Agaasimaha Xaafiiska Ra’iisulwasaaraha Itoobiya Fitsum Arega ayaa sheegay in heshiiska cusub ay...

Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo ku dhawaaqay war naxdin galiyey Wasiiraddiisa & Madaxda Ethiopia oo lagaga mamnuucay inay..

ADDIS ABAB(P-TIMES)- Ra’iisal waraaha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ayaa waxaa uu soo saarey amar cusub oo ah in aan madaxda dalka Itoobiya baabuurta raaxada ee qaaliga ah ee V8 iyo Prado 4 ku dhex wadan karin magaalooyinka dalkaas. Idaacada FANA ee Itoobiya ayaa shalay baahisay in dowladda federaalka Itoobiya todobaadka dambe ay si rasmi ah u hirgalayo amarkani. Madaxa xidhiidhka dad weynaha...

Cabdi Illey oo Maxkamad la keenayo maanta & Xog ka soo baxaysa

ADDIS ABABA(P-TIMES)- Madaxweynihii hore ee Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta wajahaya maxkamad kutaala magaalada Addis Ababa oo qaadaysa dacwadaha loo haysto, waxaana sidaasi cadeeyey warbaahinta dawladda Itoobiya ee loo yaqaano FANA. Madaxweynihii hore ayya dacwad ay kusoo oogeen Xeer Ilaaliyaha Qaranka Itoobiya, waxayna sheegeen in talaabada uu sameeyey ee kuwajahan arrimaha...

DAAWO:Hogaamiye Muuse Biixi oo kaga dhawaaqay Hargeysa Midnimo Qaran & Somaliland oo qaadan doonta talaabo la yaab leh xili DDSI ay ku dhawaaqday go’aan ah…..

HARGEYSA(P-TIMES)- Madaxweynaha maamulka Somaliland Muue Biixi Cabdi ayaa markii ugu horaysay ka hadlay midnimada umadda Soomaaliyeed runtana ogaaday kadib markii uu arkay isbadalka midnima raadiska ah ee ka dhacay deegaanada ismaamulka Soomalida Ethiopia ee ku salaysan midaynta Soomaali weyn.  RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA Mr. Biixi ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin cid ka jecel Soomaalinimada...

DEG DEG: Duqa cusub ee Garoowe oo goor dhaw la doortay.

GAROOWE(P-TIMES)- Duqa cusub ee magaalada Garoowe ayaa loo doortay Axmed Barre Siciid Muuse oo ahaa maamulihii Bangiga IFTIN ee magaaladaas, waxaana doorashadiisan ay ka dambeysay markii loolan adag lasoo galay saacadihii lasoo dhaafay. Duqa cusub ee Garoowe Axmed Barre Siciid wuxuu horey u soo noqday Ganacsade iyo Mudane baarlamaanka sare ee Puntland, isagoo xilal kala duwan kasoo qabtay arrimaha...

DEG DEG+DAAWO:JigJiga oo saaka xabadu afka bixin, Shacabka & Ciidamada Ethiopia oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan oo gamcaha iskula tagay kadib markii….

JIGJIGA(P-TIMES)- Waxaa saaka magaalada JigJiga ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxaysa ciidamada milateriga Itoobiya iyo shacabka magaalada oo subaxnimadii saaka iyaga oo cadhaysan iskugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee badhtamaha magaalada, waxaana shacabka ay fooda is dareen ciidamo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka welina xabadu afka kama bixin. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

XOG:Maxaa ka jira in Korneyl Qalbi Dhagax loo magacaabay taliyaha Ciidamada Asluubta dowladd deegaanka Somalida Ethiopia?

JIGJIGA(P-TIMES)- Madxaweynaha cusub ee dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa waxa uu maanta magacaabay taliye yaal cusub oo laamaha amniga ah, waxaana loo magacaabay taliyaha guud ee ciidanka gaarka ah ee Liyuu Booliska Korneyl Maxamed Cabdi Mowsar 1. Korneyl Maxamed Cabdi Mowsar Taliyaha Guud Ciidamada Liyuu Booliska 2. Korneyl Mukhtar Sheekh Xuseen Madaxa Sirdoonka 5....

DEG DEG+DAAWO:Taliyaha guud ee Liyuu Booliska oo ka hadlay arimo xasaasi & Fariin loo diray madaxweyne Mustafe Cagjar xili…

JIGJIGA(P-TIMES)- Taliyaha guud ee ciidamada Liyuu Booliska ee dowladd deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa markii ugu horeeyey warbaahinta kasoo dhex muuqday xili dhawaan madaxweynaha cusub ee dowladd deegaanku uu u magacaabay xilkaasi, isagoona taliyuhu ka hadlay arimo badan oo xasaasi ah. RIIX HALKAN OO KA DAAWO MUUQAALKA

DEG DEG+TOOS U DAAWO: Doorashada Duqa cusub ee Garoowe

Doorashada Duqa magaalada Garoowe ayaa maanta ka dhacaysa isla caasumada, waxaana doorashadan goobjoog ka ah Wasiiro katirsan Xukuumadda Puntland & Isimadda dhaqanka qaarkood.

DAAWO:Korneyl Fara Weyne oo shaaciyey arin culus xili Xaalada Tukaraq ay tahay allow sahal & Hub Urursi xoogan oo…

GAROOWE(P-TIMES)- Gudoomiyaha gobolka Nugaal ee dowladda Puntland Korneyl Cumar Cabdullaahi Fara weyne ayaa shaaciyey arin culus xili xaalada magaalada Tukaraq ay tahay mid allow sahal isla markaasna ay socdaan hub urursi xoogan.