Category: W.Gudaha

DHAGEYSO: Aaya-ka-tashiga gobolka Soomaalida ee Itoobiya

Soomaalida Itoobiya waxa mar kale hortimid fursad taariikhi ah oo ay mustaqbalka gobolka kaga qaadan karaan go’aammo dhaxal-gal ah. Balse haddana, sida ka muuqata baadhitaanka Galka Baadhista, siyaasiyiinta iyo aqoon-yahannadu gobolka, waxay ku kala aragti duwan yihiin qaddiyadaha muhiimka ah…