DAAWO:Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia oo xafiiska ku qaabilay Safiirka cusub ee Turkiga

MUQDISHO(P-TIMES)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Safiirka cusub ee dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz.Labada masuul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood, sii amba qaadida heshiiskii ay wada galeen safiirkii hore iyo hay’addaha Turkiga ee Soomaaliya ka shaqeeya...

DEG DEG+DAAWO:Dagaalkii Laascaanood oo wasiiro Puntland ah ku biireen & Ciidamadii weerarka qaaday oo….

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii habeenkii xalay ahayd ciidamo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ay weerar ku qaadeen saldhigyo ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool isla markaasna uu sababay weerarkaasi dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa weerarkaasi iyo qaabkii uu u dhacay ka hadlay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Puntland...

DHAGAYSO:Mooshinkii Farmaajo oo gaadhay Garowe & War cusub oo kasoo kordhay

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya iyo guud ahaanba dalka uu saameeyey mooshinka laga keenay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa arimahaasi ka hadlay shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garowe, iyagoona sheegay in haatan aan loo baahnayn xaalad khal khal galisa dalka oo ay ku kacaan xildhibaanadu joojiyaana mooshinkaasi.RIIX...

DHAGAYSO:Eheladii Sarkaalkii Ciidamada Xoreynta G. Sool kaga dhintay jiidaha hore oo war culus ku dhawaaqay “Farxaan wuxuu ahaa halgamaa dagaalkuna waa sii soconayaa ilaa……

GAROWE(P-TIMES)- Kadib markii habeenkii xalay ahayd ay weerar culus ku qaadeen ciidamada jabhadda xoreynta gobolka Sool talis ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin duleedka Laascaanood iyo saldhig ku yaala gudaha magaalada Laascaanood isla markaasna uu hawlgalkaasi ku naf waayey Farxaan Maxashwaan oo kamid ahaa saraakiisha jabhadda xoreynta gobolka Sool ayaa waxaa weerarkaasi iyo dhimashada Farxaan...

DAAWO:Farmaajo oo shaqadiisii hakad gelin & Kulan xasaasi ah oo uu maanta….

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Turkiga iyo Suudaan ee Soomaaliya.Danjiraha dalka Turkiga Mudane Maxamed Yilmaz oo Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Rajab Dayib Ordogaan ayaa uga mahad celiyey dowladda iyo shacabka...

DAAWO: Wasaaradda Xanaanada Xoolaha PL oo Daah-furtay Talaalka iyo Daaweynta Xoolaha.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 10 December 2018 waxaa uu daahfurey Tallaalka iyo daaweynta Xoolaha ee deegaanada Dowladda Puntland.Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinayey daahfurka Tallaalka iyo daaweynta xoolaha Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Dowladda Puntland Cabdulaahi Sheekh, Wasiir ku xigeenkia wasaarada Nuur Axmed Yuusuf...

Muqdisho oo xarumo muhiim ah la kala qabsanayo & Kooxaha is haya oo qorshaynaya….

MUQDISHO(P-TIMES)- Khilaafka ka dhex taagan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa saameyn ku yeeshay shaqaalaha iyo ciidanka ilaalada ka haya xarunta ay ku shiraan xildhibaanada gollaha shacabka.Khilaafka oo ah mid xooggan ayaa ciidamada amaanka iyo shaqaalaha xarunta gollaha shacabka waxa ay la safteen gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan xili gudoomiye ku xigeenada ay...

DAAWO:Faysal Cali Waraabe oo warkii ugu cuslaa kaga dhawaaqay Hargeysa & Mooshinkii Farmaajo oo uu taageeray

HARGEYSA(P-TIMES)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah UCID ee Somaliland Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Hargeysa ayaa si weyn u taageeray mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana uu sheegay in Mr. Waraabe inay haboon tahay in la taageero mooshinkaasi oo xildhibaanada uu ugu baaqay in lasii xoojiyo.

DEG DEG:Madaxweyne Gaas oo hada magacaabay taliye cusub & Doorashadii P/land oo……

GAROWE(P-TIMES)- Wareegto kasoo baxday hada xafiiska madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu magacaabay taliyaha sugi doona doorashada madaxtinimada Puntland.

DEG DEG:Madaxweyne Gaas & Camay oo Garowe iskugu awood sheegtay & Xaalkoodii oo gaadhay Maxkamadda sare ee P/land

GAROWE(P-TIMES)- Maxkamadda sarre Puntland ayaa lagu wadaa in ay beri ah dhagaysto dacwad u dhaxaysa madaxwaynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Eng. C/xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay taas oo la xidhiidha khilaafka ka dhaxeeya labada masuul.Ilo xogogaal ah ayaa Puntlandtimes.com u xaqiijiyey in madaxwayne ku xigeenka Puntland uu maxkamadda u gudbiyey dacwad la xidhiidha...

7 Qof oo ku geeriyooday shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Sudan

KHARTOUM(P-TIMES)- Wakaalladda Wararka Sudan ee SUNA ayaa sheegtay in dad ay ku geeriyoodeen diyaarad Helicopter ah oo ku bur burtay meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Galabt ee Bariga dalkaasi kuna dhow xuduudka dalka Ethiopia.Telefishinka Alshooroq ayaa sheegay in gudoomiyihii gobalka Gadaref, wasiirkii beeraha ee gobalkaasi iyo saraakiil dhinaca amaanka ah ay ku jiraan dadkii ku...

Dowladda Kuwayt oo xayiraadii ka qaaday xoolaha laga soo dhoofiyo Somalia

NAIROBI(P-TIMES)- Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha ee dalka Kuwayt waxay soo saartay go’aano xayiraada looga qaaday lo’da, adhiga iyo kalluunka laga soo dhoofiyo Somalia iyo 6 wadan oo kale.Wargayska Al-anbaa ee kasoo baxa dalka Kuweyt ayaa qoray in xayiraada laga qaaday hilibka lo’da, adhiga, kalluunka iyo hilibka shimbaraha ee laga kala keeno dalalka Somalia, Kenya, Gambiya,...

DHAGAYSO:Xildhibaan shaaciyey sir culus & Gudoomiyihii Baarlamaanka oo madaxtooyada Somalia….

MUQDISHO(P-TIMES)- Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka kana mid ahaa xildhibaanadii maanta Muqdisho kusoo dhaweeyay siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur ayaa sheegay in gudoomiyaha gollaha shacabka la xidhay. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODKAXildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa sheegay in gudoomiyaha la xidhay sidoo kalena loo diiday in ay u tagaan xildhibaano doonayey in ay la kulmaan.“Dagaal...

DAAWO:Banaan baxayaal Farmaajo gudaha ugu gali gaadhay madaxtooyada & madaxweyne Farmaajo oo…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Qaar kamid ah dadka shacabka ah ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa xidhay irida soo xigta dhanka Hotelka SYL taas oo laga galo madaxtooyada, waxaana ay dalbanayaan in uu soo baxo madaxweyne Farmaajo si ay ugu muujiyaan taageeradooda.Ciidamada amaanka ayaa ka hortagay dadka banaan baxa sameeyey oo isku dayay in ay galaan gudaha Madaxtooyadda.Dad...

WAR DEG DEG AH:Wasiiradii ugu badnaa Puntland oo hada ku dhawaaqay war culus oo ka dhan ah Somaliland & Ciidamada Puntland oo……

BOSASO(P-TIMES)- Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu hada ka helayo magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in hada shir jaraa’id ay ku qaban doonaan gudaha magaalada Garowe qaar kamid ah wasiiradda Puntland isla markaasna shirkoodaasi ay kaga hadli doonaan arimo badan oo xasaasi ah.Wasiiradda Warfaafinta, Amniga, Arrimaha gudaha iyo qaar kamid ah xildhibaanada...

DEG DEG:Dhaawacyadii & Maydadkii ciidamada Somaliland oo la kala gurayo Iyo Gaadiid badan oo lagaga gubay jiidaha hore kadib ciidamadii gudaha u galay magaalada…..

TUKARAQ(P-TIMES)-Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com uu saaka helayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in gaadiid ciidan laga gubay ciidamada Somaliland isla markaasna khasaare xoogan uu kasoo gaadhay labo weerar habeenkii xalay ahayd ka dhacay gudaha magalaada Laascaanood iyo taliska ciidamada Somaliland ee deegaanka Gooja Cadde oo dhaca duleedka magaalada Laascaanood.Weerarkani...

DAAWO-Farmaajo oo Gurmad Helay Kulamo Socda iyo Maamul Goboleedyada oo Taageeray Mooshinka

Xaaladda siyaasadeed ee magaalada Muqdisho ayaa saacaddaan aad u cakiran tan iyo markii xildhibaano katirsan barlamaanka Soomaaliya ay mooshin ka gudbiyeen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.Gudoomiyaha barlamanka iyo labadiisa ku-xigeen ayaa guud ahaan ku kala qaybsamay mooshinkaasi, waxaan siweyn qabashadiisa uga horyimid gudoomiye ku-xigeenada 1aad iyo 2aad ee golaha shacabka Soomaaliya....

VIDEO-Xidigaha Geeska oo Taageeray Janan Somaliland Cabsi Geliyey Heesna u Soo Qaaday Puntland.

Xidigaha geeska waa mid kamid ah koox faneedyada ku heesa afka Soomaaliga ee kajira geeska Africa, waxaana fadhigoodu yahay magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland oo horay u sheegay inuu Soomaaliya ka go’ay.Hadaba kooxda Xidigaha geeska ayaa hees cajiib ah u soo qaaday ciidanka, doorashada Puntland iyo musharaxa ay wadaan ama ay arkaan inuu hogaamin karo guud ahaan deegaamada...

DEG DEG:Siyaasiyiin kasoo jeeda dal caan ah oo ku dhawaaqay arin ka farxiyey Muuse Biixi & Somaliland

NAIROBI(P-TIMES)- Ra’iisal wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo haatan ah madaxa AU-da ugu qaabilsan horumarinta adeegyada asaasiga ayaa la sheegay inuu kulan qarsoodi ah la yeeshay wafti ka socday maamulka Somaliland oo ka qayb galayey shir weyne looga hadlayey maalgashiga Somaliland, kaas oo ka dhacay magaaladda Nairobi ee caasimada dalka Kenya.Warar hoose ayaa waxa ay sheegayaan inkastoo...

DHAGAYSO:Xildhibaanadii Baarlamaanka Somalia oo labo garab u kala jabay & Xaalada oo weli adag

MUQDISHO(P-TIMES)- Xilli galinkii dambe ee maanta xildhibaano ka tirsan gollaha shacabka Soomaaliyeed ay guddoomiyaha Baarlamaanka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa mooshinkaasi ka hor yimid xildhibaano ka tirsan gollaha shacabka. RIIX HALKAN OO KA DHAGAYSO CODADKATiro xildhibaano ah oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Hargeysa...