M/weynaha PL oo ku sii jeeda Boosaaso, Xili Ammaanka walaac laga muujiyey.

BOOSAASO(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maamed Cali Gaas ayaa maanta kusii jeeda magaalada Boosaaso ee xudunta Ganacsiga Puntland, waxaana uu soo gabagabeynayaa safar uu ku tagay gobalka Sanaag, gaar ahaana magaalada Baran. Madaxweynaha Puntland oo ay socdaalkiisa Boosaaso ku wehlin doonaan xubno katirsan golayaasha dawladda, ayaa lafilayaa in uu maalmaha uu joogo uu la kulmo la yeesho laamaha...

CADEYN: Mudane katirsanaa baarlamaanka Somalia kana soo jeeday PL oo is casilay, Yuuse u baneeyey booskan?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in uu is casilay si hoose-na guddoonka baarlamaanka qoraalkiisa ugu gudbiyey Xildhibaan Dhahar Cali Faarax Dhahar oo ka soo jeeda Puntland, kana tirsanaa baarlamaanka Faderaalka, kana soo galay gobalka Sanaag. Xog soo gaartay Puntlandtimes.com waxay daaha ka rogaysaa in Xildhibaan Dhahar uu booska u baneeyey Wasiirka qorsheynta ee dawladda...

SAWIRRO: M/weynaha PL oo booqday goobo muhiim ah, kana hadlay arrimo xasaasi ah

BADHAN(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kusugan magaalada Badhan ayaa booqday halka uu yaalo qalabka dhismaha wadada laamiga ah ee Ceel-Daahir iyo Ceerigaabo isku xiraysa oo hadda dhaaftay magaalada Badhan. Madaxweynaha ayaa warbixin ka dhageystay guddiga wadadan wada, wuxuuna bogaadiyey talaabada la qaaday oo uu amaanay isagoo sheegay in ay tanni tahay arrin muhiim ah. Mr,...

PHOTO NEWS: Sidee M/weynaha Puntland loogu soo dhaweeyey magaalada Baran ee G Sanaag?

DHAGEYSI XASAASI AH: Isinka Guud ee G, Sanaag muxuu ka yiri socdaalka Gaas ee waqtigan ku tagayo deegaanadaas.

TOOS+DAAWO: Xaaladdihii u dambeeyey magaalada Baran iyo Diyaar garow culus oo kasocda

XOG: M/weynaha Puntland iyo Waxgarad Karkaar maxaa dhexmaray caawa?

GAROOWE(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kulan la yeeshay qaar kamid ah waxgaradka gobalka Karkaar oo uu caawa kuhoyanayo, waxayna kulamadan badankooda ku saleysnaayeen ammaanka, Doorashooyinka iyo Jabhadda Caare ee saldhigoodu yahay duleedka Qardho. Ammaanka ayay dhinacyadu ka wada hadleen soo afjarida dhacdooyinka la xariira arrimaha Qabaa’ilka, ka qeyb...

AKHRISO: Musharaxiin & Siyaasiin Digniin u diray M/weynaha Puntland ugana digay magacaabida.

GAROOWE(P-TIMES)- Madasha ay ku mideysan yihiin Musharaxiinta Madaxweyne-nimada Puntland iyo siyaasiin kasoo jeeda mandiqada Puntland ayaa uga digay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hadda kormeer ku maraya gobalada Barri, Sanaag & Karkaar in uu kaligiis magacaabo guddiga xalinta Khilaafka Xildhibaanada ee soo wajahan. Madashu waxay sheegtay in si kali ah oo guddigaas loo magacaabo...

DABAGALKA WARKA: Safarka M/weyne Gaas ee G Sanaag ma yahay bilowga Ole-olaha Musharaxnimadiisa!

BARAN(P-TIMES) – Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas wuxuu maanta ku sii jeedaa magaalada Baran ee gobalka Sanaag, halkaas wuxuu tagayaa iyadoo ay maalmo ka hareen mudada xil-heyntiisa aadna isha loogu hayo dhaqdhaqaaqyadiisa ku aadan Musharaxnimada uu markale xilkan u ordayo. Madaxweynuhu wuxuu xariga ka jari doonaa Dhismaha Jaamacadda weyn ee Maakhir oo ay dhaqaalaha ku baxaysay bixisay...

XOG+DAAWO: Madaxweynaha Puntland oo booqanaya BARAN-SANAAG, xili waqtigiisu gabaabsi yahay.

BARAN(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kusii jeeda gobalka Sanaag ee Puntland tan iyo markii uu xilkaas qabtay, gaar ahaana wuxuu booqanayaa magaalada Baran oo uu kaga dhawaaqay hadda ka hor in ay u baahan tahay waxqabad iyo horumar laga sameeyo. Madaxweynaha Puntland oo ay safarkiisan ku wehlin doonaan wasiiradda iyo shaqsiyaad ka soo jeeda...

WARBIXIN: Doorashada Puntland oo Malaayiin Dollar loo isticmaalayo, Yaase bixinaya Lacagtan?

GAROOWE(P-TIMES)- Loolanka Madaxtinimada Puntland, gaar ahaana raadinta xubinimada golaha baarlamaanka oo dooranaya Madaxda cusub Jan 2019-ka ayaa aad xamaasad gaar ah u leh waqtigan, waxaana la arkayaa kulamo waa weyn oo ka dhacaya magaalooyinka, iyadoo ay qeybaha ugu badan ka qaadanayaan dhalinyarro doonaysa in ay helaan kuraasta baarlamaanka. Lacago badan ayaa loo adeegsanayaa helitaanka xubinimada...

PHOTO NEWS: Faarax Cali Shire oo shaaciyay inuu taagan-yahay Qabashada Xilka Madaxweynaha Puntland 2019

Murashaxa Madaxweynaha Puntland ee 2019 Faarax Cali Shire ayaa maanta Daahfuray Ololihiisa Doorashada, wuxuuna si rasmi ah u iclaamiyay inuu u taaganyahay qabashada xilkaas Munaasabad ka dhacday xarunta Nasashada ee Rays oo ay kasoo qaybgaleen, Siyaasiyiin, Isimo, Culimaa’udiin, waxgarad, haween iyo Dhalinyaro ayaa murashaxu kaga hadlay waxqabadkiisa iyo Barnaamijkiisa siyaasadeed. Faarax Cali Shire...

DAAWO SAWIRRO: Mid kamid ah Beelaha G.Mudug oo dooratay Xildhibaan cusub, oo kamid noqonaya baarlamaanka Puntland 2019-ka.

GAALKACYO(P-TIMES) – Mid kamid ah beelaha gobalka Mudug ayaa Xildhibaan cusub u soo doortay Jamaal Carab Yuusuf Jibriil in uu noqdo Mudanaha baarlamaan ee kamid noqonaya baarlamaanka cusub ee 2019-ka lasoo xulayo, iyadoo shir guud oo ka dhacay Gaalkacyo looga dhawaaqay. Beesha Cali Ibraahim oo waxgarad, Culumo, Siyaasiin, Dhalinyarro iyo Aqoonyahanaba leh ayaa shir ay ku qabsadeen magaalada Gaalkacyo,...

XOG+WARBIXIN: Xaaladda TUKARAQ waa boog ku taala Doorashada Puntland, Maxayse ka damacsan tahay Xukuumada M/weyne Gaas?

GAROOWE(P-TIMES)- Culeys siyaasadeed iyo Amni ayay ku haysaa doorashada Puntland xaaladda kataagan gobalka Sool, gaar ahaana Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan 8 bilood ee lasoo dhaafay ciidamada Puntland iyo Somaliland, waxaana markasta cabsi laga qabaa dagaal ka dhici karra. Puntland waxay hadda gashay jawiga doorashada Madaxtooyada iyo baarlamaanka oo dhici doona bisha Jan 2019, waxaana ilaa hadda...

DEG DEG+DAAWO: Waxgaradka G Mudug oo si adag uga hadlay Arrimaha Doorashooyinka 2019, PUNTLAND Uma baahna Calool ka nool!

GAALKACYO(P-TIMES)- Waxgaradka Gobalka Mudug ayaa si adag uga haday arrimaha ku saabsan Doorashooyinka 2019-ka, waxayna diideen gabi ahaanba wararka sheegaya in Xildhibaanada Mudug lacag la gudbo. HALKAN RIIX SI AAD UDAAWATO

UPDATE: Loolanka Madaxtinimada Puntland oo hadda ka bilaabanaysa Gudaha & Musharax ka dagaya Boosaaso

BOOSAASO(P-TIMES)- Hardanka Madaxtinimada Puntland ayaa ka bilowday gudaha mandiqadaas, xili xasaasiyad gaar ah oo dhanka siyaasadda ah ay ka jirto Soomaaliya oo dhan, waxaana ilaa hadda musharaxnimadooda la og yahay in ka badan 12 Musharax oo qaarkood ay ku jiraan xubno katirsan dawladda talada haysa. Loolanka ugu badan ilaa hadda la xaqiijiyey waa midka xildhibaanada dooranaya Madaxweynaha &...

XOG: CCC Sharmaake oo qorsheynaya arrimo xasaasi ah, Maxaadse kala socotaa?

NAIROBI(P-TIMES) – Ra’isulwasaarahii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa lagu wadaa inuu dib ugu soo laabto saaxada siyaasadda sare isagoo midkood u hanqal-taagaya Villa Somaliya iyo Puntland. Mr. Sharmaake oo hadda ah xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mudooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalooyinka Nairobi iyo Dubai, wuxuuna maalmaha soo socota...

TOOS: Doorashada Duqa Boosaaso oo maanta qabsoomaysa, Ammaanka oo la adkeeyey, Villa Garoowe & Musharaxiinta M/weyne-nimada PL oo si adag iskugu arkaya.

BOOSAASO(P-TIMES)- Doorashada Duqa magaalada Boosaaso ayaa maanta ku qabsoomaysa magaaladaas, waxaana ku tartamaya labo musharax oo kala ah Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan & Maxamed Mire oo labaduba kasoo jeeda magaalada Boosaaso. Labada musharax mid kasta wuxuu adeegsanayay saacadihii lasoo dhaafay wax kasta oo uu awoodo, Kumanaan Dollar ayaa loo adeegsaday kala gadida codadka sidda ay ogaatay...

AKHRISO+CADEYN: Gudoomiyaha baarlamaanka PL oo soo saaray go’aan la xariira arrimaha Doorashada Puntland.

GAROOWE(P-TIMES) – Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray Lifaaqa 4aad ee doorashada Puntland oo ay shalay iskugu raaceen mudanayaasha baarlamaanka, waxaana qodobada ka muuqda qodobada muhiim ah. HALKAN RIIX SI AAD U AKHRISATO GO`AAMADA.  

WAR DEG DEG AH:Madaxweynaha Puntland oo goor dhoweyd gaadhay dalka Turkiga & Kulan uu la qaatay Madaxweyne Erdoğan

BRUSSELES(P-TIMES)- Wararka Warsidaha Puntlandtimes.com ay haatan ka helayso magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu gaadhay dalkaasi Turkiga madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas. Madaxweyne Gaas ayaa ku hakan doona dalkaasi Turkiga, isagoona C/weli Gaas la kulmay Madaxweynaha Turkiga iyo xubo ka tirsan Xukuumadiisa oo ay wada yeesheen kulan kooban oo is...