Wararka Maanta

DHAGEYSI XASAASI AH: Senator CCC Sharmaake oo si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray M/weyne Farmaajo.

ROOMA(P-TIMES)- Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, haddana kamid ah Aqalka Sare ee baarlamaanka dalka ayaa si adag uga hadlay dhacdadii ka dhacday

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

DEG-DEG+AKHRISO:- Dacwad Ka Dhan Ah M/weyne Farmaajo & R/wasaare Kheyre Oo Loo Gudbiyay Beesha Caalamka Iyo BF Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxtooyadda Maamulka Galmudug, ayaa Beesha Caalamka, Iyo Gudoomiyaasha Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya U Gudbisay Dacwad Ka Dhan Ah Madaxda ugu sareysa Villa Soomaaliya, Gaar

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

WAR DEG DEG AH: Mudane katirsan baarlamanka Jubbaland oo lagu dilay Kismaayo
- Oct 18, 2017
KISMAAYO(P-TIMES) - Mudane katirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa lagu dilay magaalada KIsmaayo, sidda ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya xarunta kMG ah ee magaaladaas, waxaana xildhibaanka la dilay lagu sheegay magaciisa Cabdixakiim ...
DHAGEYSI XASAASI AH: Goobjooge kusuga Khartuum oo ka hadlaya Dhibaatada haysata Dhawaacii Soomaaliyeed ee Dawladda Qadar ku xoortay Suudaan
- Oct 18, 2017
KHARTUUM(P-TIMES) Mid kamid ah Ardayda Soomaaliyeed ee kusugan magaalada Khartuum, ayaa aad uga hadlay waxa ka taagan Isbitaalka la dhigay qaar kamid ah dhaawacyadii Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ay ...
WAR DEG DEG AH: Madaxweynaha Somalia oo kaga dhawaaqay Muqdisho Dagaal culus iyo 14 Malyan oo Dollar oo lasiinayo Dadkii…
- Oct 18, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay banaanbax weyn oo goor dhaw ka dhacay Muqdisho, ayaa ka hadlay Musiibadii dhacday Sabtidii, wararka laga hayo, balanqaadyo ...
DAAWO SAWIRRO: Gurmadkii Puntland oo gaaray Muqdisho & Masuuliyiinta DF Somalia oo ka mahad-celiyey
- Oct 18, 2017
MUQDISHO(P-TIMES) – Wasiiro katirsan Xukuumada Faderaalka, Gudoonka baarlamaanka Soomaaliya iyo maamulka gobalka Banaadir ayaa gudoomay deeq daawo ah oo ay dawladda Puntland u dirtay magaalada Muqdisho, si looga caawiyo dadkii ...
WAR DEG DEG AH: Xaalad murugo leh oo laga soo sheegay Dhaawacyadii Zoobe ee Qadar ku xoortay dalka Suudaan
- Oct 18, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya dalka Suudaan ayaa cadeynaya in ay xaalad adag ku sugan yihiin dhaawacyadii ay dawladda Qadar u qaaday dalkaas, oo ay masuuliyadooda damaanad qaaday markii ay ...
WAREYSI XASAASI AH: M/weynaha Soomaaliya oo markale fariin u diray Beesha Caalamka ‘’Haddii aan Shabaab halkan lagu jabin US & EU ayay tagi doonan’’
- Oct 18, 2017
MUQDISHO(P-TIMES) – Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo goor dhaw la hadlayey Tv-ga AlJazeera qeybta Ingiriiska ku hadasha ayaa fariin cad u diray dawladdaha caalamka, si gaar ahna ...
AKHRISO: Natiijada Baaritaanka Weerarkii Zoobe oo lasoo bandhigayo Caawa.
- Oct 18, 2017
MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw la kulmay guddiga Baarista qaraxyadii lagu xasuuqay Shacabka ee Isgoyska Zoobe, waxayna ka wada hadleen ilaa hadda ...
DEG DEG+SAWIRRO: Dawladda PL oo deeqdii ugu badneyd ee Daawo ah oo gaarsiisay Caasumada Soomaaliya
- Oct 18, 2017
GAROOWE(P-TIMES) – Dawladda Puntland ayaa deeqdii ugu badneyd ee Daawo ah gaarsiisay magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya oo ay Musiibo Qaraxyo ah ku dileen in ka badan 300 oo qof, ...

Next Page »

.