Somalia

DAAWO:Isimadda Puntland oo war culus kasoo saaray dagaalka Dhumay & Boqor Buhraan oo ku baaqay in dagaalka….

BADHAN(P-TIMES)- Xili saaka uu dagaal culus ka qarxay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool, kaas oo u dhaxeeyey Beelo walaalo ah ayaa waxaa dagaalkaasi ka hadlay […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka hadlay dagaalkii Dhumay & Khasaaraha ka dhashay oo…..

GAROOWE(P-TIMES)- Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo kamid ah isimadda dhaqanka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool, waxaana uu […]

Share on Facebook
Somalia

DEG-DEG+AKHRISO: Puntland Oo War Kasoo Saartay Dagaalka Dhumay, Kuna Eedeeysay Somaliland.

GAROOWE(P-TIMES)-Dawladda Puntland ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay degaanka Dhumay ee gobolka Sool, Iyadoona ku eedeeysay Dagaalkaas inay hurineyso […]

Share on Facebook
Somalia

DAAWO: Xildhibaan Zakariye “Farmaajo Iyo Kheyre Galmudug ayay Kasoo Jeedaan Iyagaana Duminayaan”

MUQDISHO(P-TIMES)-Xildhibaan Zakariye Gaashaan oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisulwasaare Kheyre ay ku Heshiiyeen Sidii loo dumin […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Dagaalkii oo sii xoogaystay & Cisbitaalada Laascaanood, Burco Iyo Gaalkacyo oo dhaawacyadii ugu badnaa la gaadhsiiyey

GAROOWE(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com uu hada ka helayo deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa sheegaya in uu sii xoogaystay dagaalkii saaka ka bilowmay […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Garoowe oo gaadiid badan la iska xareeyey & Sare u kac balaadhan oo laga dareemayo Qiimaha Shidaalka

GAROOWE(P-TIMES)- Sare u kac balaadhan ayaa waxaa laga dareemayaa magaalada Garoowe Qiimaha Shidaalka, waxaana gaadiidleyda ku dhaqanka gudaha magaalada Garoowe ay sheegeen in gaadiid badan […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Suuqyada Garoowe oo ay ka taagan tahay arin la yaab leh & Dadka ka ganacsatada Hilibka Xoolaha Nool….

GAROOWE(P-TIMES)- Dadka ka ganacsada iibinta hilibka xoolaha nool ee ku dhaqanka magaalada Garoowe ayaa sheegay in aysan saaka qaalin wax adhi ah, iyadoona suuqyada Garoowe […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Qaar kamid ah Isimadda Beesha Dhulbahante oo ka hadlay dagaalka ka socda duleedka magaalada Laascaanood

TALEEX(P-TIMES)- Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare oo kamid ah Isimadda dhaqanka deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaalka u dhexeya beelaha […]

Share on Facebook
Somalia

DHAGAYSO:Wararkii ugu dambeeyey ee Dagaalka Dhumay & Goob jooge u waramay PUNTLANDTIMES

GAROOWE(P-TIMES)- Deegaanka Dhumay oo dhaca Koonfurta gobolka Sool ayaa weli ka soconaya dagaal xoogan oo saaka ka qarxay deegaankaasi, kaas oo u dhaxeeya beelo walaalo […]

Share on Facebook
Somalia

DEG-DEG+DAAWO: D/gobaleedyada Oo Si Kulul Uga Jawaabay War kasoo baxay DF Soomaaliya & Kuna Tilmaamay Riyo.

GAROOWE(P-TIMES)-Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada C/llaahi Sheekh Xassan, oo Shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa si adag ugu jawaabay War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya, […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO: Sh. Xassan & C/weli Gaas oo amar deg deg ah uga yimi Farmaajo iyo Kheyre

MUQDIHSO(P-TIMES)- Wasaaradda Arrimaha gudaha ee dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku amartay maamulada Koonfur Galbeed iyo Puntland in ay deg deg ku qabtaan doorashooyinka baarlamaanka iyo […]

Share on Facebook
Somalia

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo Wasiir ka tirsan P/land daaqada kala baxay “Guulleed Al-Shabaab ayuu Puntland u soo gudbin jiray si ay……

GAROOWE(P-TIMES)- Xili maalintii shalay ahayd warbaahinta uu ka hor sheegay madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guulleed in magaalada Gaalkacyo aan nabad lagu wada fadhiyi […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG:Dagaalkii Dhumay oo sii xoogaystay & Somaliland oo ku biirtay dagaalka xili Puntland……

LAASCAANOOD(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes.com uu ka helayo dagaal weli kasii soconaya deegaanka Dhumay oo dhaca Koonfurta gobolka Sool ayaa sheegaya in uu […]

Share on Facebook
Somalia

AKHRISO: Masuul katirsan Puntland oo u dhoofay Muqdisho, si uga qeybgalo shir, xili wada shaqeynta la joojiyey

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Duqa magaaladaas Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo katirsanaan jiray Golaha Xukuumadda Puntland uu hadda kaga qeybgalay magaalada […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO: Sacuudi Careebiya oo cunaqabateyn xoog badan kusoo rogaysa Mareykanka.

RIYAD(P-TIMES)- Dawladda Sacuudi Careebiya ayaa qorsheynaysa in ay Cunaqabateyn deg deg ah kusoo rogto dawladda Mareykanka, ka dib markii uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Mareykanku Donald […]

Share on Facebook
Somalia

Dagaal culus oo ka qarxay deegaano dhaca duleedka Laascaanood, Puntland & Somaliland oo aan weli….

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee gobalka Sool ayaa sheegaya in uu dagaal culus ka socdo deegaanka Dhumay ee Koonfurta gobalkas, waxaana halkaas […]

Share on Facebook
Somalia

DEG DEG+DAAWO: Xaaf, Gaas & Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay war deg deg ah..

GAROOWE(P-TIMES)- Hogaamiyaasha Dawlad gobaleedyada Puntland, Galmudug & Jubbaland oo warbaahinta la hadlay markii uu dhamaaday shirkii shalay ku qabsoomay Garoowe, waxaa muuqatay kala aragti duwanaanshaha […]

Share on Facebook
Somalia

XOG: Kulamadii ugu adkaa oo ka socda Madaxtooyada Garoowe & Qodobada ka soo bixi doona.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxda hogaamiyaasha dawlad gobaleedyada xubnaha dawladda Faderaalka Soomaaliya oo ku shirsan magaalada Garoowe ayaa caawa leh kulamadii ugu adkaa oo ay uga wada hadlayaan […]

Share on Facebook
Somalia

DEG-DEG+DAAWO: Lacag Isigu Jirta Dollar Iyo Euro Lagu soo bandhigay Muqdisho & Xildhibaano iyo Wasiiro la heysto..

MUQDISHO(P-TIMES)-Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay lacag been abuur ah oo ah doolarka madow oo 18-kii bishan ay Ciidamada Amniga ku qabteen garoonka […]

Share on Facebook
Somalia

Kenya oo mar kale ka digtay Weeraro Shabaab ay ka geystaan Mandheera

NAIROBI(P-TIMES)- Todobo sano kadib markii Ciidanka Kenya ay Soomaliya usoo galeen si ay Al-shabab ula dagaalamaan, Dadka Mandera wali maladin, sida lagu sheegay Maqaal lagu […]

Share on Facebook