XOG+DABAGALKA WARKA: QM oo dadaal xoog badan ku bixinaysa sidii loo baajin lahaa dagaal ka dhaca G Sool,Maxaase ka run ah ilaa hadda?

MUQDISHO(P-TIMES)- Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan amuuraha Soomaaliya Micheal Keating ayaa lugtiisii labaad oo safar nabdeed ah wuxuu ku maray Somaliland & Puntland, oo si adag hadda cabsi laga qabo in ay ku dagaalamaan deegaano kamid ah gobalka Sool oo ay awood xoog badan geeyeen bilihii lasoo dhaafay. Ergayga gaarka ah wuxuu shalay safarkiisii ugu horeeyey ku tagay magaalada Garoowe ee Puntland,...

Ergayga Gaarka ah ee QM U qaabilsan Soomaaliya oo kuwajahan Hargeysa & Xiisadda Tukaraq oo laga hadlayo?

HARGEYSA(P-TIMES) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya in ergayga gaarka ah ee Qaramada Midowbay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating uu maanta booqasho rasmi ah ku tagi doona Somaliland, isagoo si gaar ah ula kulmaya Madaxweynaha maamulkaas Muuse Biixi Cabdi oo ay ka wada hadli doonaan arrimaha Ammaanka, gaar ahaana xaaladda ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobalka...

M/weynayaasha D/gobaleedyada oo u furmayo maanta, Kulan aysan kuqanacsaneyn DF Soomaaliya, Maxaad ka og tahay Ajendaha?.

BAYDHABO(P-TIMES)- Hogaamiyaasha Dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa kulan gaar ah maanta uga furmayaa magaalada Baydhabo galinka dambe, kaas oo ay diiradda ku saarayaan arrimaha kala dhaxeeya dawladda Faderaalka. Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in shirkan laga sugayo in ay ka soo qeybgalaan Madaxda Jubbaland, Puntland, Galmudug & Hirshabeelle, iyadoo...

M/weyne Farmaajo oo furi doona maanta kulan xasaasi ah, oo ay diideen ka qeybgalkiisa D/gobaleedyada qaarkood.

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la qorsheeyey in uu furo kulanka dibu eegista Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya, waxaana lafilayaa in uu khudbad gaar ah ka jeediyo furitaanka shirkan, gaar ahaana mid khuseysa arrimaha ay dhinacyadu isku hayaan. Madaxweynaha Soomaaliya oo inta badan lagu tiriyo nin aan jecleyn nidaamka Faderaalka ee dalku...

WAR DEG DEG AH: M/weynayaasha Galmudug iyo Hirshabeelle oo diiday ka baaqashada Shirka Baydhabo.

Wararka naga soo gaaray caasumadda Soomaaliya ee waqtigan oo xiligan u tahay 12:42 habeenimo ayaa sheegaya in ay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle. Oo lagu cadeeyey in ay ka baaqsadan ka qeybgalka shirkas. Xubno aad ugu dhaw madaxdan ayaa u xaqiijiyey Puntlandtimes.com in ay diyaaradda isku saacad soo raaci doonan wafdigan. Warar kale ayaa sheegaya in cadaadis kasta laysku dayay laakiin uu...

DAAWO: Senator Faroole oo faahfaahin ka bixiyey kulan uu la qaatay Ergayga QM ee Soomaaliya oo ku saabsanaa Arrinta Tukaraq

GAROOWE(P-TIMES)- Senator Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole oo katirsan mudanayaasha Aqalka Sare ee Soomaaliya, horeyna u soo noqday Madaxweynaha Puntland ayaa qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midowbay, gaar ahaana Ergayga gaarka ah ee u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo maanta socdaal ku tagay Puntland, kaas oo ku saabsanaa xaaladda deegaanka Tukaraq ee ay isku horfadhiyaan ciidamada...

Wararkii ugu dambeeyey Kulanka Hogaamiyaasha D/gobaleedyada oo ka furmaya Baydhabo & Xog laga helay

BAYDHABO(P-TIMES)- Madaxweynayaasha dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa berri si toos ah kulan uga furmayaa magaalada Baydhabo, waana is aragii labaad oo ay yeelanayaan tan iyo markii ay dhiseen Golaha Iskaashiga dawlad gobaleedyadan, waxaana lafilayaa in uu shir gudoomiye kulankan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Madaxweynaha martida loo yahay Shariif...

DEG DEG+XOG: M/weynaha Galmudug oo diiday dalab uga yimi RW Kheyre, muxuuse ku saabsanaa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in uu jiray kulan gaar ah oo dhexmaray Ra`iisulwasaaraha dawladda Faderaalka Xasan Cali Kheyre & Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, kaas oo intiisa badan looga hadlay arrimaha siyaasada ee hadda ka dhex jira dawlad gobaleedyada iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Kulankan oo ka dhacay Aqalka gaarka ah ee Ra`iisulwasaaraha Jimcihii...

DHAGEYSO+XOG: Madaxweynaha Puntland & Ergayga gaarka ah ee QM oo ka hadlay Xiisadda Tukaraq, Maxayse isku afgarteen?

GAROOWE(P-TIMES)- Shir Jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayuu ka sheegay in ay Qaramada Midowbay welwel ka qabto arrimaha ku aadan dagaalo dhexmara Somaliland & Puntland. Ergayga ayaa sheegay in ay arrintaas u gudbiyeen Madaxweynaha Puntland oo ay ka wada hadleen arrintan,...

Madaxweynaha Puntland oo goor dhaw u dhoofaya magaalada Baydhabo

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw ka dhoofaya magaalada Garoowe, isagoo ku sii jeeda magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed oo uu berri ka furmayo shir looga hadlayo Arrimaha u dhaxeeya DFS iyo dawlad gobaleedyada xubnaha ka ah dawladda Faderaalka. Madaxweynaha Puntland ayaa shir gudoomin doonaa shirkaas, wuxuuna ku dhawaaqay markii uu dhawaan banaanka...

DAAWO: Baarlamaanka F Soomaaliya oo aad uga dooday Ergayga NABAD & NOLOL, iskuna qabsaday

MUQDISHO(P-TIMES)- Baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya ayaa aad iskugu qabsaday Erayga NABAD & NOLOL, oo uu wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir Mareeye kusoo qoray Hindise Sharciyeed la horgeeyey baarlamaanka Faderaalka. Xildhibaanada ayaa dhaliilay eray bixintan, waxayna sheegeen in aysan aqoonin dawlad la dhaho NABAD & NOLOL, balse ay aqoonsan yihiin Hay’addaha Dastuuriga ah ee dawladda...

Kulankii Gaas & Keating oo soo dhamaaday, Maxayse ka wada hadleen?

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Micheal Keating oo mudo ku dhaw saacad lahaa kulan xasaasi ah ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen waxay kaga wada hadleen arrimo kala duwan. Shir jaraa’id oo ay si wadajir ah ugu qabteen Saxaafadda waxay sheegeen in ay ka wada hadleen Ammaanka, Siyaasadda, Shirka Baydhabo...

M/weynaha Puntland & Ergayga gaarka ah ee QM oo kulan xasaasi ah uga socda Madaxtooyada Garoowe

GAROOWE(P-TIME) – Kulan Albaabadu u xiran yihiin ayaa ka socda Aqalka Madaxtooyada ee Puntland, kaas oo u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Ergayga gaarka ah ee QM U qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo soo gaaray Garoowe. Kulanka oo ah mid gaar ah ayaa u dhaxeeya labadan masuul, waxaana diiradda lagu saarayaa arrimaha Siyaasadda, Ammaanka iyo wada shaqeynta labada...

FALANQEYN KOOBAN: Maxay ka dhigan tahay Booqashada Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya ee kutagayo Puntland, Tukaraqse xal u maheli karaa?

GAROOWE(P-TIMES)- Ergayga gaarka ah ee QM U qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo hogaaminaya wafdi gaar ah ayaa kuwajahan goor dhaw magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, wuxuuna Aqalka Madaxtooyada ee Puntland looga arrimiyo kula kulmayaa Madaxweyne Gaas. Kulankan ayaa xiiso gaar ah leh, maadaama xaaladda ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool oo ay isku horfadhiyaan Puntland & Somaliland...

AKHRISO: Madaxweynaha Puntland oo goor dhaw magacaabay Wasiiro.

GAROOWE(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhaw magacaabay Wasiiro ka mid noqonaya golihiisa Xukuumadda, waxaana la buuxiyey boosas ka banaanaa wasaaraddaha qaarkood. Madaxweyne Gaas ayaa wasiirka Beeraha ee Puntland u magacaabay Daahir Xaaji Khaliif, waxaana horey Jagadan uga geeriyooday Cabdinuur Cilmi Biindhe oo afar sanno kasoo mid ahaa golaha Xukuumada...

Madaxweynaha Puntland oo dhawaan G Mudug ka dhagax-dhigaya Mashaariic ay ka mid tahay Dekeda Garacad

GAALKACYO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in uu Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas si rasmi ah dhawaan gobalka Mudug uga dhagax-dhigi doono mashaariic Isku tashi dadweyne lagu dhisayo oo inta badan hadda la aruuriyey lacagaha lagu dhisayo, kuwaas oo laga hirgalinayo deegaano kala duwan. Madaxweynaha Puntland ayaa dhagax-dhigaya garoonka Ciyaaraha ee CAWAALE Gaalkacyo,...

DHAGEYSO+XOG: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sii jeeda Dalka Qadar & Ujeedada safarkiisa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Sidda ay ogaatay Warbaahinta Puntlandtimes.com Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal rasmi ah 13-ka bishan ugu dhoofayo dalka Qadar, ka dib markii uu horey uga baaqsaday safar uu ku tagi lahaa dalkaas bishii March ee lasoo dhaafay, xiligaas oo ay Muqdisho ka socdeen Mooshino iska soo horjeeday laakiin ugu dambeyntii gudoomiyihii hore ee baarlamaanku meesha...

XOG: Wafdi ka socda Beesha Caalamka oo si deg deg ah ugu duulaya Garoowe & Hargeysa, Yaase kala hogaaminaya, Maxaase lagala hadlayaa Gaas iyo Biixi?

GAROOWE(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Garoowe & Hargeysa ayaa sheegaya in saacadaha nagu soo aadan ay soo gaari doonan magaalooyinkaas wafdi ka socda Beesha Caalamka, gaar ahaana Jamciyada Qaruumaha ka dhaxaysa, kuwaas oo si gaar ah diiradda u saaraya arrimaha ku wajahan Ammaanka labada dhinac u dhaxeeya. Wararku waxay sheegayaan in wafdigan ka socda Qaramada Midowbay ee tagaya...

Dhawaqa Madaafiic Culus Oo Laga Maqlay Gudaha Saldhiga Turkiga Ee Muqdisho.

MUQDISHO(P-TIMES)-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa Sheegaya in Madaafiic Culus Saaka aroortii lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Dowladda Turkiga ay ku lee yihiin Deegaanka Jaziira ee Muqdisho. Dadka Deegaanka ayaa Sheegay in Dhawaqa tiro Madaafiic ah ay Saaka Maqleen, Iyagoona intaas ku daray In Madaafiicdan oo ahaa kuwo si weyn looga dareemay Deegaanka iyo Meel ka baxsan lagu Dhuftay...

DHAGEYSI XASAASI AH: Maxaa ka socda Jiidaha ay isku horfadhiyaan PL & S/LAND, Ma dhab-baase in ay deegaano cusub dhinacyadu ku loolamayaan?

TUKARAQ(P-TIMES)- Wararkii ugu dambeeyey ee Warsidaha Puntlandtimes ka soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool ayaa sheegaya in xaaladdaha colaadeed ee u dhaxeeya ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland uu sii kordhayey saacadihii lasoo dhaafay. Saraakiisha labada dhinac ayaa laga soo xigtay in deegaano hor leh ay kala dageen ciidamadooda, inkastoo ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan saan-Saanta...