Category: Wararka Maanta

DEG DEG:Madaxweyne Farmaajo oo gaadhay Jabuuti & Soo dhoweyn loo sameeyey

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafti uu hoggaaminaayo oo ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaadhay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha…
DAAWO: Maxay ka dhigan tahay Isbedelka M/weyne Farmaajo ku sameeyey Laamaha Amniga & Madaxtooyada Soomaaliya?

MUQDSHO(P-TIMES) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa subaxnimadii hore ee saaka isbedel ku sameeyey Laamaha Ammaanka iyo Agaasinka Madaxtooyada dalka, waxaana xilalkoodii waayay Taliyayaal iyo Agaasimihii Madaxtooyada. Madaxweyne Farmaajo ayaa ceyriyey Taliyihii iyo Abaanduulihii ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed,waxaana ceyrintooda…
DAAWO:Shacabka Garoowe oo ka hadlay doorashada 2019 & Maxay ka dhaheen?

GAROOWE(P-TIMES)-Shacab weynaha ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland oo maanta aanu la dhex qaadnay Mirco Phone-ka ayaa sheegay in ay taageersan yihiin go’aankii maalintii shalay ahayd ay gaadheen xildhibaanada Baarlamaanka dowladda Puntland, waxaana sidoo kale ay ka hadleen doorashada…