WAR DEG DEG AH:- Saxafiyiintii Oo Loo Yeeray & Natiijada Doorashada Somaliland Oo Lagu Dhawaaqayo

HARGEYSO(P-TIMES)-Wararka aan ka heyno Magaalada hargeyso ee caasimada somaliland, ayaa sheegaya in goor-dhow lagu dhawaaqayo Natiijada & Cida ku guuleysatay Doorashadii Deegaanada Somaliland ka qabsoontay 13 Bishan. Guddiga Doorashada ayaa war-galiyay Saxafiyiinta ka howl-gashay Magaalada Hargeyso, sida ay soo sheegayaan…
WAR DEG DEG AH+DAAWO:- Musharaxa Xisbiga Wadani C/rixmaan Cirro Oo Qaadacay Doorashada Somaliland & Xaalada Oo Sii Cakirmatay

HARGEYSO(P-TIMES)-Musharax Xisbiga Waddani ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa caawa ku dhawaaqay inuu qaadacay doorashadii Madaxtooyada ee dhacday 13-kii bishan, isagoo caddeeyay inay dhacday musuq maasuq iyo ku shubasho. Shir jaraa’id oo uu goor dhoweyd ku qabtay Magaalada Hargeysa ayuu kaga…
XOG CUSUB: Maxaa ka soo bixi kara Socdaalka Madaxweynaha Somalia ee dalka Imaaraatka Carabta, Yeyse saameyn doontaa?

DUBIA(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta oo uusan wanaagsaneyn cilaaqaadka kala dhaxeeya dawladddiisa tan iyo markii la doortay sannadkan bilowgiisii. Madaxweynaha Soomaaliya in uu tago Imaaraatka markii labaad ayay u tahay,…
WAR DEG DEG AH:- Madaxweynaha Puntland Oo Ku Wajahan Dalalka Itoobiya & Imaaraadka Carabta Iyo Xogo Ku Saabsan Safarkiisa

GAROOWE(P-TIMES)-Madaxweynaha Dowladda puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas, ayaa maanta u amba baxaya Dalka Itoobiya, Ka dib casuumaad uu ka helay Madaxda Dowladda Itoobiya. Madaxweynaha Dowladda puntland ayaa saacadaha soo socda ka duulaya Magaalada Garoowe, waxaana la filayaa in uu…
DEG-DEG:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Tirinta Codadka Doorashada Somalind & Xisbiga Wadani Oo Mar Kale Isaga Baxay

HARGEYSO(P-TIMES)-Xisbiga Wadani oo kasoo horjeystay Codadkii ay ka heleen Deegaanada 26-ka June, Gacan libaax iyo Ibraahim Kood-buur, waxaynau wararku sheegayaan in ay isaga baxeen Goobta lagu tirinayo Codadkii kasoo xarooday Deegaanadaasi. Dhamaan deegaanada Somaliland waxaa la sheegayaa in la tiriyey…