Wararka Ugu Weyn Maanta

WARBIXIN: M/weyne Farmaajo oo booqasho ku tagaya magaalada Hooyada & Dhalaanka ugu dhimanayaan Adeegyo la’aan ayna wali ka muuqdaan Raadadka colaadda Sokeeye.

DHUSA-MAREEB(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehliyaan xubno katirsan golayaasha dawladdiisa & maamulka Galmudug ayaa booqan doona magaalada Caabudwaaq ee kutaala waqooyiga gobalka Galguduud, halkaas oo ah halka uu kasoo jeedo Madaxweynuhu. Taariikhda waa markii…