XOG CUSUB: Maxaa ka soo bixi kara Socdaalka Madaxweynaha Somalia ee dalka Imaaraatka Carabta, Yeyse saameyn doontaa?

DUBIA(P-TIMES)- Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Iskutaga Imaaraatka Carabta oo uusan wanaagsaneyn cilaaqaadka kala dhaxeeya dawladddiisa tan iyo markii la doortay sannadkan bilowgiisii. Madaxweynaha Soomaaliya in uu tago Imaaraatka markii labaad ayay u tahay, waxaana la rumeysan yahay in ay ka shaqeeyaan sidii arrintan u dhici lahayd wadamada...

WARBIXIN CUSUB: Saamayn intee la’eg ayuu Shiinaha ku leeyahay Zimbabwe?

Safar uu dhawaan dalka Shiinaha ku tagay taliyaha militariga Zimbabwe ayaa ahaa mid iska caadi ah oo lagu xoojinayay xiriirka xagga ciidammada ee labada dal, sidaasi waxaa sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha kadib afgambigii Harare ka dhacay. Taliyaha Jeneraal Constantino Chiwenge ayaa Shiinaha booqday maalmo uun ka hor intii uusan dhicin afgambiga. Waxaa jiray warar aad la’isula dhexmaray...

FALANQEYN: Doorashada Somaliland Natiijada la filayo iyo Saameynta qabiilku ku leeyahay

Doorashada Madaxtinimo ee Somaliland, ayaa sanadkan ka duwan kuwii hore, madaama Olole adag uu dhex marey musharaxiinta xisbiyada u tartamaya xilka Madaxweynaha maamulka gooni isu taaga ah, gaar ahaan Kulmiye iyo Wadani. Warbaahinta ayaa u kuur-galay Doorashada, ayaa ogaaday in musharaxiinta labada xisbi lacag fara badan kaga baxdey tartankaan taasoo saameyn ku yeelaneysa natiijada codbixinta. Xog-ogaal...

WARBIXIN:- Sidee Dalalka Uganda, Itoobiya & Jabuuti Uga Jawaabeen Codsigii M/weyne Farmaajo ?

MUQDISHO(P-TIMES)-Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay kordhineyso Ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ka socda Soomaaliya. Taliyaha guud ee Milatariga Dalka Jabuuti Zakariye Sheekh Ibraahim ayaa sheegay in Ciidamo dheeraad ah ay Jabuuti u direyso Soomaaliya. Zakariye waxaa uu sheegay in Jabuuti ay ka mid tahay Waddamada aqbalay codsiga Madaxweynaha Soomaaliya...

XOG SIR AH+SAWIRRO: Fahad oo Khatar Siyaasadeed ku ah M/weyne Farmaajo

MUQDISHO(P-TIMES)- Macluumaad Sirdoon oo ay isku gudbiyeen dawladdaha daneeya Arrimaha Soomaaluya, gaar ahaana Hay’addaha Sirdoonka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray khataraha waa weyn ee ku hareeraysan Madaxtooyada Soomaaliya, si gaar ahna waxaa looga digay ficilada Madaxda dawladda Faderaalka qaarkood sameeyeen. Warbixin lagaga hadlayey qayb kamid ah taariikh nololeedka agaasimaha Madaxtooyada...

DAAWO KHUDBADO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dalka, Baaqna U Diray Dhalinyarada, Siyaasiyiinta & Shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, Mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha shacabka, Aqalka sare, Golaha Wasiirada, Maamulka Gobolka Benaadir iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay xaflad lagu daah furayay Ololaha Nabad gelyada Gobolka Benaadir, kaasi oo ka socoto xarunta dugsiga tababbarka Jeneraal Kaahiye ee magaalada...

FAALADA WARKA: Soomaaliya ma isku filan tahay Bixitaanka AMISOM ka dib?

Midoowga Afrika ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in ay bilaabayaan in ciidammada nabad illaalinta AMISOM ay ka baxayaan Soomaaliya sanadkan dhammaadkiisa. Tirada askarta baxaysa sanadka waa kun askari, waana tiro aad u yar marka laga qiyaas qaato tirada guud ee AMISOM ee Soomaaliya ku sugan oo gaaraysa 22 kun oo askari. Balse waxa ay ahayd war lama filaan ah oo dhegaha Soomaalida ku cusub 10kii...

LA OGAADAY: M/weyne Farmaajo oo saacado gudahood magacaabaya Taliyaha ciidamada Sirdoonka & Nabadsugidda Soomaaliya, Yaase la wadaa?

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxwenaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu ka hor caawa saqda dhexe magacaabo taliyaha ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya, ka dib markii todobaadkii hore shaqada laga ceyriyey taliyihii hore. Madaxweynaah Soomaaliya ayaa la rumeysan yahay in uusan ku faraxsaneyn go’aankii shaqada looga joojiyey Taliyihii hore oo...

AKHRISO: Maxaad ka og tahay 7 qodob oo ay iskaga mid yihiin dalalka Somalia & Lubnaan?

Kadib is-casilaadda ra’isul wasaarihii lebnon Sacad Al-xariiri, faragelinta uu ka sheegtay in dalal badani ku hayaan Lebnon iyo isku-deyga dil uu ka badbaaday kadib markii xukuumadiisa ku guul-dareysatay hub ka dhigista maleeshiyaadka iyo kooxaha hubeysan, waxaa ii soo baxay 7 qodob oo ay iskaga mid yihiin Lebnon iyo Soomaaliya. Qodobadan 2 ka mid ah waa laga soo gudbay, laakin 5-ta qodob ee ugu...

FALANQEYN CUSUB: Shirkii Muqdisho ee DF & DF ayaa guuleystay, Yaase laga guuleystay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Shirkii hogaamiyaasha Siyaasadda Soomaalida ee shalay lagu soo gaba-gabeeyey magalada Muqdisho, ayey mudo 8 maalmood ah is horfadhiyaan Hogaamiyashan, waxay ka wada hadlayeen sidii go’aamo mideysan looga gaari lahaa geedi socodka Amniga, Siyaasadda, mashaariicda, Faderaalka & Siyaasadda ku saleysan arrimaha dibada. Dood dheer oo ay galeen dhinacyadu ka sokow, waxaa hadda la...

XOG CUSUB: Hubkii ugu faraha badnaa oo kusoo wajahan Muqdisho & M/weyne Farmaajo oo magacaabay Guddi la wareega

MUQDISHO(P-TIMES) – Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa ogaaday in duulimaadyadii ugu badnaa oo hub ah ay ku soo wajahan yihiin magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka imaanaya dawladda Masar oo dhawaan balan-qaadkaas u sameysay Madaxweynaha Soomaaliya. Xogta soo gaartay Puntlandtimes ayaa cadeynaysa in hubkaas ay keeni doonaan 10 duulimad diyaaradeed oo kasoo dagaya garoonka Muqdisho, qeybta u xiran ciidamada...

XOG XASAASI AH: Ciidamada Difaaca ee Puntland oo heegan culus la galiyey & Xubno muhiim oo la dilay qaarna la qabtay

GAROOWE(P-TIMES)- Ciidamada Difaaca ee dawladda Puntland ayaa heegan buuxa la galiyey saacadihii ugu dambeeyey, waxaana la kordhiyey diyaar-garowga lagu wajahayo goobaha lagu tuhmayo kooxaha ka soo horjeeda Amniga iyo horumarka Puntland ee DAACISH & Al- Shabaab. Ciidamada ayaa 24 saac ee lasoo dhaafay qaaday howlgalo waa weyn, gaar ahaana waxaa laga fuliyey buuraleyda Caalmadow & barriga gobalka...

LA OGAADAY: DF Somalia oo Dab ku shiday Shariif Xasan Sh Aadan & PTIMES oo heshay xog cajiib ah

MUQDISHO(P-TIMES)- Loolankii ugu adkaa ayaa ka socda Xarunta Madaxtooyada & Hotel Bakiin ee magaalada Baydhabo, kaas oo u dhaxeeya xildhibaano labo garab oo ay kala noqdeen mudanayaasha baarlamaanka Koonfur Galbeed. Labada garab waxay la kala baxeen ‘’Badbaadinta Koonfur Galbeed oo ah xildhibaanada ka soo horjeeda Madaxweynaha maamulkaas & MIDNIMO Koonfur Galbeed oo ah madal kulmisay saaxiibada...

FAALADDA WARKA: RW Kheyre oo ka gaabiyey Balan-qaadyo uu sameeyey iyo La xisaabtamka Wasiiradda

MUQDISHO(P-TIMES) – Xukuumadda Isla-xisaabtan ee ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre waxaa muddadii ay jirtay dalka ku soo kor-dhisay barnaamijyo badan oo isla xisaabtan ah iyadoo arrinkaasi ay qeyb ka ahayd ballan-qaad uu ka sameeyay golaha shacabka hortiisa bishii March 1, 2017-kii kolkaas oo codka kalsoonida la siiyay wasiirrada. Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyrre wuxuu sheegay inuu ballanqaadayo...

DEG DEG+XOG: Shirka Hogaamiyaasha Siyaasadda Somalia oo meel adag maraya iyo qodobo badan oo laysku mari la’ayahay

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddiyada Farsamada ee maamulada Soomaaliya iyo dowlada Federaalka oo maalintii labaad kulan uga socdo magaalada Muqdisho ayaa maanta kawada hadlayey nooca uu noqonayo qoraalka ugu dambeeya ee kasoo baxaya gabagabada kulankaan. Wadahadalka maanta dhexmaray labada dhinaca ayay wararku sheegayaan in dood adag ka dhalatey magaca loogu yeeri doono qoraalka ugu dambeeya ee kasoo baxaya...

WARBIXIN XOG BADAN: Ganacsatada Puntland maxay tahay Danta ugu jirtaa Amaan darro & Ka hor imaadka Horumarka Dekedda Boosaaso?

BOOSAASO(P-TIMES)- Saacadihii ugu dambeeyey magaalada Boosaaso waxaa ka taagnaa Is qabqabsi iyo xanibaad ay soo rogeen Ganacsatada Puntland ee kunool magaaladaas, kuwaas oo diiday in ay Doonyaha iyo Maraakiibtooda sidda shixnadaha Ganacsi ay ku dajiyaan Dekedda, iyagoo raacaya Nidaamka casriga ah ee loo dajiyey dekedda. Dawladda Puntland ayaa heshiis la saxiixatay Shirkada P & O oo qeyb ka ah Shirkada...

WARKII U DAMBEEYEY: Xaggee marayaa Shirka Hogaamiyaasha Siyaasadda ee Muqdisho, Qodobadeese laysku mari la’ayahay?

MUQDISHO(P-TIMES)- Hogaamiyaasha Siyaasadda Soomaaliya ayaa ku shirsan magaalada Muqdisho, waxayna ka wada hadlayaan arrimo adag oo xasaasi ah, kuwaas oo ku saabsan dhinacyada Amniga, Siyaasada, faderaalka, Doorashada 2020-ka iyo arrimaha u baahan ka tashiga dheeriga ah. Guddiyo loo kala saaray arrimahan ayaa ilaa hadda gaarin waxba natiijo ah, gaar ahaana guddiyada Faderaalka, Arrimaha Siyaasadda...

XOG: Loolanka Doorashada M/weynimada Somaliland oo meel xasaasi ah maraya & Xisbiyada oo si adag isku haya

HARGEYSA(P-TIMES) – Bulshada Somaliland ayaa 13-ka bisha nagu soo beegan ee November 2017 u dareeraya Sanaadiiqda Cod-bixinta doorashada Madaxweyne-nimada ee Somaliland, waxayna kala dooranayaan sadex Xisbi oo si adag ugu loolamaya hogaaminta deegaanadaas, waxayna kala yihiin Xisbiga Kulmiye ee talada hadda haya oo uu ka sharaxan yahay Muuse Biixi, Xisbiga Mucaaradka ee Wadani oo uu ka socdo Cabdiraxmaan...

XOG CUSUB: Yaa loo magacaabayaa Taliska ciidamada Nabadsugidda & Sirdoonka ee Soomaaliya?

MUQDISHO(P-TIMES)- Khamiista nagu soo aadan ayaa lafilayaa in la magacaabo Taliyaasha ciidamada NISSA & Booliska ee Soomaaliya, oo ay dhawaan xilkii ka qaadeen golaha Xukuumada, markii ay bishan October dhaceen qaraxyadii ugu badnaa oo galaaftay nolosha in ka badan 440 qof, ayna dhaawacmeen tiro intaasi ka badan. Shaqsiyaad kala duwan ayaa aad loo hadal-hayaa, waxaana kala xulashada xubnahan ku...

AKHRISO+XOG RASMI AH: Tartanka Adag oo loogu jirro Qabashada Taliyaha Nabadsugidda & Sirdoonka, Qadar, RW Kheyre oo wada shaqsiyaad aan lafileynin?

MUQDISHO(P-TIMES)- Wararkii ugu horeeyey ee kasoo baxaya shaqsiyaadka loo magacaabayo jagooyinka Taliyayaasha ciidamada Booliska & Nabadsugidda ee dawladda Faderaalka ayay ka soo baxayaan xogo kala duwan, waxaana la hadal-hayaan shaqsiyaad kala duwan. Warsidaha Puntlandtimes ayaa ogaaday in Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) uu helay codsiyo badan...