Wararka Ugu Weyn Maanta

SAWIRRO:- Madaxweyne Gaas “Qurba joogta, Ganacsatada iyo Bulshada rayidka Ah Waxaan Uga Baaqayaa Ka Qeyb-qaadashada Garoonka Cawaale”

GAALKACYO(P-TIMES)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kormeer shaqo ku tegey qaybo kamid ah magaalada Gaalkacayo. Kormeerka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehelinaayey masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha…
AKHRISO:- Dhacdooyinkii Soomaaliya Ka Dhacay Sanadkii Tagay ee 2017-kii (Wax Badan Ka Ogow)

MUQDISHO(P-TIMES)-Akhristayaasheena qiimaha badan waxaan idiin soo gudbindoona dhacdooyinki ugu waaweynaa ee ka dhacay dalka Soomaaliya sanadkii tagay ee 2017-kii. Waxaan bil bil u tilmaami doonaa dhacdooyinka xasuusaha mudnaa ee Soomaaliya soo maray.                                                                       Bisha janaayo Axad,01, Janaayo, 2017ki  waxaa xildhibaanada Baarlamaanka…