Wararka Ugu Weyn Maanta

Rasaas xoog leh iyo Qarax laga maqlay Boosaaso & Xog soo baxday

BOOSAASO(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in goor dhaw la maqlay rasaas xoog leh oo ka dhacaysa gudaha magaaladaas iyo Qaraxyo ka hor rasaasta lagu tuuray Xarun dawladeed. Wararka ayaa sheegaya in maleeshiyaad…
WARBIXIN SUGAN: Waa maxay Ujeedada Siyaasiinta, Madaxda G Banaadir iyo Shacabka Muqdisho ay u colaadinayaan Shirkadda ECCO, Waase kuma Laacibka Qabyaaladda ee caasumada?

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com ayaa dabagal ku sameeyey shirkada ka shaqeysa Nadaafada ee gobalka Banaaadir ee lagu magacaabo ECCO oo maalmihii u dambeeyey ay ku furnaayeen buuq siyaasadeed oo gaaray heerkii ugu sareeyey, ugu dambeyna kaliftay in xilkii laga qaado Duqii…