Wararka Ugu Weyn Maanta

DHAGEYSO: Soomaaliya Oo Maanta La Wareegeysa Maamulka Hawada

Wasiirka Duulista iyo Hawada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 28-ka December in ay dhaceyso Xafladda Soomaaliya loogu soo wareejinayo Maamulka Hawada. Waxa uu sheegay Wasiir (Oomaar) in muddo Soomaaliya ay u…