WAR DEG DEG AH:- R/wasaare Kheyre Iyo Golihiisa Wasiirada Oo Gaaray Beydhabo & P-TIMES Oo Ogaatey Ujeedada

MUQDISHO(P-TIMES)-Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada qaar ka mid ah Shaqaalaha Xafiiskiisa ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Wafdiga Ra’iisal ayaa Garoonka Magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur…
DEG-DEG+AKHRISO:- Xildhibaanada BFS Oo Yeelanaya Kulan Xasaasi Ah & Labo Hindise Sharciyeed Oo Hor-yaala

MUQDISHO(P-TIMES)-Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abukar Islow Ducaale ayaa maanta lagu wadaa in Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu horgeeyo Hindise sharciyeedka la dagaalanka Argagixisada iyo Hindise sharciyeedka xakameynta hubka wax dila, kaasoo horay ay u meel mariyeen Golaha…
AKHRISO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/lalahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa  ammaan loogu jeediyay shacabka deegaanada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda…
DEG DEG+SAWIRRO: Taliska ciidamada Difaaca PL oo faahfaahin ka bixiyey howlgalo ka dhacay duleedka Qandala iyo DAACISH oo laga qabtay

GAL-GALA(P-TIMES)-Taliyaha ciidamada difaaca dowladda puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi “Siciid Dheere” ayaa faah-faahin ka bixiyay Howl-galadii ugu dambeeyay ee ciidamada Difaaca puntland, ay ka wadeen dhulka buura-leyda ah ee ay ku dhuumaaleysanayaan Maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Daacisho. War Qoraal ah oo…
DEG-DEG+DAAWO:- Musharaxa Xisbiga Wadani C/rixmaan Cirro Oo War Ka Soo Saaray Guushii Muuse Biixi, Kuna Dhawaaqay

HARGEYSO(P-TIMES)-Musharaxa xisbiga Wadani C/raxmaan Cirro oo looga guuleystay doorashadii ka dhacday Somaliland ayaa goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Magaalada hargeysa. Waxaa uu sheegay inuu aqbalay natiijada doorashada ee galabta lagu dhawaaqay, uuna tanaasulay isagoo eegaya danta ee shacabka Somaliland.…
DAAWASHO XASAASI AH:- Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Guushii Uu Ka Gaaray Doorashada Somaliland, Baaqna U Diray Xisbiga WADANI

HARGEYSO(P-TIMES)-Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo galabnimadii maanta lagu dhawaaqay inuu noqday Hoggaamiyaha Somaliland 5-ta sano ee soo socota ayaa warbaahinta la hadlay. Madaxweynaha ayaa marka hore u mahadceliyay Xisbiyadii Doorashada, Guddiga Doorashada, xubnaha Beesha Caalamka, Ciidamada…