WAR DEG DEG AH: Shariif Xasan Sh Aadan oo si deg deg ugu yeeray Xildhibaanada Aqalka Sare ee laga doortay Baydhabo & qaar ajiibay

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si deg deg ah duulimaad diyaaradeed uga soo qaaday Muqdisho xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya lagana doortay magaalada Baydhabo. Diyaaradda ayaa goor dhaw ka dagtay magaalada Baydhabo, waxaana soo dhaweeyey Madaxweynaha…
AKHRISO: Puntlandtimes oo heshay waxyaabaha Hoose ee ay isku afgarteen Soomaaliya & Sacuudi Careebiya?

MUQDSHO(P-TIMES)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderaaliga ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan socdaal rasmi ah kaga soo laabtay dalka Boqortooyada Sacuudi Careebiya, waxaana labada dal u dhaxeeyey xaaladda siyaasaded ee ka dhalatay xiisadda Khaliijka. Warsidaha Puntlandtimes wuxuu helay xogo ku…
XOG XASAASI AH: Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya oo qabanaya Mooshin ka dhan ah QADAR & Mawqifka DF.

MUQDISHO(P-TIMES)- Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in uu Xildhibaano badan oo kamid ah baarlamaanka Faderaalka ku booriyey keenida mooshin ka dhan ah qaraarka ay qaadatay Xukuumadu, ee ku aadan dhexdhexaadnimada xaalada wadamada Khaliijka. Gudoomiyaha baarlamaanka Prof, Maxamed Sh Cismaan…
SAWIRRO+UPDATE: Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay sameynta dallad dhaqaale oo ay ku mideysanyihiin dalalka Geeska Afrika

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Sudan ayaa caawa kulan la qaatay Madaxweynaha dalkaas Mudane Cumar Xasan Al-Bashiir. Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Suudaan ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka soo-jireenka ah…
WARBIXIN CUSUB: DF Soomaaliya ma ka dabaalan doonta Mawjadaha Siyaasadeed ee hadda taagan, Sideese u kasban doonta Dawlad gobaleedyada?

MUQDISHO(P-TIMES) –Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa hadda maraysa marxalad siyaasadeed oo adag, waxaana iskugu darsamay dabeylo siyaasadeed oo ay badankooda iyadu kicisay, kuwaas oo haddii ay sii durkaan ay halis tahay in ay gaaraan ugu dambeynta Hotelada iyo xarunta golaha…
SAWIRRO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadihii Aqoonsiga Ka Gudoomay Danjire-yaasha Dalalka Sweden & Austria

MUQDISHO(P-TIMES)-Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirada dalalka Sweden iyo Austria ee u qaabilsanaan doona Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa maanta Safiiradan si kala gaar ugu qaabilay Xarunta Madaxtooyada, waxaana uu ka dhageystay…
WAR DEG DEG AH: Maxkamadda sare ee Galmudug oo ku dhawaaqday in xilalkii laga qaaday dhamaan Madaxdii maamulkaas?

CADAADO(P-TIMES)- Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa ku dhawaaqday galabtay in madaxdii Galmudug oo dhan ay waayeen xilalkooda, ka dib markii ay sharciyad ku sifeysay go’aankii ay gaareen mudanayaasha baarlamaanka maamulkaas. Maxkamadda ayaa xigatay go’aanadii ay gaareen baarlamaanka Galmudug, waxayna sheegeen…