Wararka Ugu Weyn Maanta

XOG RASMI AH: M/weyne Farmaajo oo amray weerar in lagu qaado Gudoomiye Jawaari, Haddii uu isku dayo in uu tago Xarunta baarlamaanka

MUQDISHO(P-TIMES)- Warsidaha Puntlandtimes.com wuxuu ogaaday in kulan looga hadlayay xaaladda Ammaanka oo ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya, uu amray Madaxweynaha Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo in lasoo qabqabto ciidamada Ilaalada Gudoomiyaha baarlamaanka Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari, isla markaasna laga xayuubiyo guud…