XOG:Maxaa kaga wada hadleen Axmed Karaash & Madaxweyne Farmaajo kulankii qarsoodiga ahaa ee Baydhabo?

GAROWE(P-TIMES)- Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Baydhabo kula kumay madaxweyne ku xigeenka dowad goboleedka Puntland mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash). Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii ay uwada shaqeeyn lahaayeen Puntland iyo dowlada dhexe, waxaana kulankaan madaxweyne Farmaajo la qaatay xubo kale oo katirsn madaxda maamul goboleedyada. Madaxweynaha...

DAAWO:Sheekh Keenyaawi “Waa been inuu dil iigu hanjabay abtigay xildhibaan Mahad Salaad”

MUQDISHO(P-TIMES)- Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafinayay inay jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa  Sheekh Kenyaawi iyo Xildhibaan Mahad Salaad,hayeeshee warkaasi uu beeniyay Sheekh Kenyaawi. Sheekha oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Dalsantv ayaa waxa uu ka hadlay waxa ka jira warkaas,sababaha uu u yimid Magalada Muqdisho iyo dhaliilo dad badan ay u jeedinayeen. Gelinka...

Digniin laga soo saaray isbedelada Cimillada Soomaaliya

MUQDISHO(P-TIMES)- Khubaro xagga deegaanka ah oo uu fadhigeedu yahay Magaalada Muqdisho ayaa ka digay Khatarta ay leedahay is-beddelka Cimillada Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena baaq arrintaasi ku aaddan u diray Dowladda dhexe ee Soomaaliya. Maxamed Sheekh Cumar, oo ka mid ah Madaxda hay’adda Conservation of Somalia, ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in ay jirto halis xagga degaanka oo halis ku ah...

Wasiir Arimaha Dibeda Somalia “Dowladda Imaaraadka ma rabno dagaalkeeda”

MUQDISHO(P-TIMES)- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wali Caddaadis xooggan ay kala kulmayso qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta ka dib markii ay go’aansatay in ay dhexdhexaad ka noqoto Khilaafkii soo gala dhex galay dalalkaasi. Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dalalka qaarkood ay Colaadiyeen Soomaaliya, islamarkaana dowladda Soomaaliya ay si weyn ugu...

Al-Shabaab “Waxaan gacanta ku haynaa maydadka 57 askari oo ka tirsan ciidamada…..

BAYDHABO(P-TIMES)- Faah faahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan  qarax iyo weerar toos ah oo lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Itoobiya kuwaasoo marayay duleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Bay. Qaar ka mid ah dadka degaanka ayaa xaqiijiyay in uu jiro Khasaare soo gaaray Ciidanka dowladda Itoobiya ee Qaraxa lala beegsaday.Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dileen ku dhawaad...

DHAGAYSO:Hanti badan oo shuf beeshay & Xaalada oo weli adag kadib markii dab ka kacay…..

MUQDISHO(P-TIMES)- Xalay saqdii dhexe ayaa dab waxa uu ka kacay Suuq ku yaalla degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana dabkaas uu geystay khasaaro hantiyadeed oo aad u farabadan. Dabka ayaa markii hore ka bilaawday qeybta Hilibka lagu iibiyo,waxana uu ku faafay qeybaha kale ee Suuqa,waxaana Ganacsatadu ay sheegeen in degmada afgooye aysan laheyn wax dam damis ah. Mid ka mid ah Ganacsatada...

DHAGAYSO:Maamulka Koonfur Galbeed oo war kasoo saartay caruur Al-Shabaab ay af duubteen

BAYDHABO(P-TIMES)- Al-Shabaab ayaa la sheegay in tiro Carruur  u badan arday ka kaxeysteen degmada Ceel-Garas ee gobolka Bokool,si ay ugu tababaraan inay ka mid noqdaan dhalinyarada ka barbar dagaalanta. Mas’uuliyiinta Maamulka degmada ayaa waxa ay sheegeen in Carruurtaas ay Al-Shabaab ka kaxeysteen Dugsiyada Quraanka lagu barto iyo Xaafadaha qaar ee deegaanka Ceel-Garas ee gobolka Bokool. Maamulka...

Dowladda Zimbabwe oo jartay dhamaanba Internetka dalkaasi

NAIROBI(P-TIMES)- Wararka naga soo gaaraya dalka Zimbabwe ayaa waxa ay sheegayaan in Mas’uuliyiinta dalkaasi ay amar ku bixiyeen in la jaro adeegyada khadka internet-ka ee dalkaasi kaddib markii afar maalmood ka hor ay halkaasi ka dhaceen dibadbaxyo looga soo horjeeday dowladda oo ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Qaar ka mid ah Shirkaddaha bixiya adeegyada isgaarsiinta...

Trump oo amray qareenkiisa inuu been u sheego Congress-ka

WASHINGTON(P-TIMES)- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa la sheegay inuu ku amray qareenkiisa inuu aqalka Congress-ka uga been sheego dadaallo uu doonayey inuu daar loogu magaca daray Trump Tower uga dhiso magaalada Moscow. Warbahainta BuzzFeed News ayaa sheegtay in warkan ay kasoo xigatay laba sarkaal, oo ka tirsan hay’adaha sharci-fulinta Mareykanka. Ilo-wareedyadan ayaa sheegay in qareenkii...

VIDEO-Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Gudoomiyaha Barlamanka Puntland oo Garoowe Yimid Shaaciyeyna Arrin Lama Filaan ah oo Baydhabo..

Madaxweyne ku-xigeenka cusub ee dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe. Socdaalkaan oo Axmed Karaash ay ku wehelinayeen gudoomiyaha barlamaanka Puntland Cabdixakiin Axmed Dhooba-daareed iyo masuuliyiin kale ayaa waxa uu ku salaysnaa ka qaybgalka caleema saarka madaxweynaha cusub ee koonfur Galbeed Soomaaliya. HALKAAN RIIX...

Magacyadda raggii fuliyay weerarkii Nairobi oo la shaaciyay

NAIROBI(P-TIMES)- Ciidanka Booliska dalka Kenya ayaa shaaciyay qaar ka mid ah raggii ka dambeeyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Booliska  wali wadda baaritaano dheeraad ah ayaa shaaciyay qeybo ka mid ah magacyadda raggii fuliyay weerarka iyo waliba sidda ay Shabaab ugu biireen, waxaana ku jira wiil uu dhalay Sarkaal ka tirsan...

DAAWO:Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed

BAYDHABO(P-TIMES)- Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku amaanay kaalinta ay ka gaysanayaan taabo gelinta hawlaha nabadaynta iyo dibu heshiisiinta bulshada deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa dul istaagay sida shacabka ay ugu dhego nugul yihiin duubabkooda...

DHAGAYSO:Madaxweyne Siciid Denni oo qaaday talaabo lagu farxay & Gudi cusub oo lagu magacaabay shirkii….

GAROWE(P-TIMES)- Kulankii gollaha wasiirada dowladda Puntland oo markii labaad uu shir guddoomiyey madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Denni ayaa waxaa lagu magacaabay guddiga Dabagalka iyo Tirakoobka Hantida dowladda, kuwaas oo si rasmi ah tirakoob ugu samayn doona Hantida dowladda iyo qorshayaasha horyaala xukuumadda cusub ee uu soo magacaabi doono madaxweynuhu. Hadaba markii uu soo...

DAAWO:Dab ka kacay kaalin shidaal oo ku taala Muqdisho oo la damiyay

MUQDISHO(P-TIMES)- Dabkani oo kacay Kaalin shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla agagaarka Isgoyska Banaadir kuna dhaw dhismaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ugu dambeyan lagu guuleysatay in la damiyo. Sawiro laga soo qaaday halka uu dabka qabsaday ayaa waxa ay muujinayaan olol is qabsaday oo sii faafayay iyo uuro cirka qabsatay, waxaana laga cabsi qabay in dabkaasi uu ku fido dhismayaasha...

VIDEO-Galbeedka Somaliland oo Jabhad Laga Dhisay iyo Ciidankii & Masuuliyiin Ku Biiray Kuna Hanjabay Qabashada Hargaysa.

PUNTLANDTIMES (HARGAYSA)-Jabhadda Caarre oo ka dhisan deegaamada Bariga Somaliland ayaa waxaa hadda soo baxay jabhad kale oo awood kula soo baxday deegaamada Galbeedka Somaliland ayna cabsi ka muujiyeen xubno katirsan Somaliland. Masuuliyiin katirsan Somaliland ayaa sheegay in xaaladdu ay faraha ka baxday isla markaana ay macquul tahay in jabhaddaasi ay ku biiraan ciidamada qaranka Somaliland, saraakiil...

DAAWO-Reer Garoowe oo Dagaal Culus Beyaamiyey Kuna Hanjabay Inaysan Aqbali Doonin..

Qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland gaar ahaan haweenka, dhalinyarada iyo culimada ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah. Shacabka oo warbaahinta maanta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen inay dagaal diyaar u yihiin waxaana ay farriin u direen madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Denni. HOOS KA DAAWO MUUQAAL

DHAGAYSO:Wasiirka Gaashaandhigga Somalia oo ka hadlay arin aysan Somaliland ku farxin kadib markii….

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa dowladda Qatar uga mahad celiyay Gaadiidka Gaashaaman oo Maanta ay ku wareejisay Dowladda Soomalaiya. Waxa uu sheegay in Gaadiidkaan oo gaaraya 86 kuwa Gaashaan ah ay dowladda Qatar ka heleen xilligii loo baahnaa,isla markaan ay qeyb ka tahay tayeynta Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya. Waxa...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Turkiga oo booqasho ku iman doona Muqdisho

MUQDISHO(P-TIMES)- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Turkiga Suleymaan Soylu iyo Wasiirka Amniga Gudaha ee Somalia Maxamed Abukar Islow “Ducaale” waxay Kulan Khaas ah ku yeesheen Caasimadda dalkaasi ee Ankara oo ay kaga wada hadleen Xiriirka Taariikhiga ee labada Dal iyo sidii loo xoojin lahaa Cilaaqaadka iyo Iskaashiga. Wakaalladda Wararka Turkiga ee Anadolu Agency waxay sheegtay inay Labada Wasiir...

Madaxweyne Farmaajo oo Telfoon kula hadlay madaxweyne Uhuru Kenyatta

MUQDISHO(P-TIMES)- Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khadka telfoonka kula hadlay Madaxweynaha dowlada Kenya Uhuru Kenaytta. Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu horey uga tacsiyadeeyay Madaxweynaha iyo shacabka Kenya dadkii ku dhintay weerarkii Al Shabaab ka geesteen Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi. Farmaajo ayaa u sheegay dhigiisa Kenya in aad uga xun yihiin khasaaraha...

Dad loo xir xiray weerarkii ka dhacay magaalada Nairobi

NAIROBI(P-TIMES)- Hay’addaha Ammaanka dalka Kenya waxay sheegeen inay xabsiga dhigeen 9 qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen weerarkii lagu qaaday huteelka DusitD2 ee ku yaalla magaalada Nairobi Habeenkii Arbacada ayay booliska sheegeen in lasoo afjaray howlgalka ka dhanka ah weerarka oo ay ku dhinteen 21 qof. Dowladda Kenya waxay sheegtay in la dilay dhammaan raggii weerarka ku qaaday dhismaha. Ha’yadda...