DAAWO-Gabar uu dhalay masuulka ugu sarreeya Somaliland oo Garoowe mashruuc weyn ka furatay & MD Denni oo ka hadlay.

Magaalada Garoowe waxaa maanta mashruuc ay ku baxayso malaayiin dollar ka furatay gabar uu dhalay guddoomiyaha golaha guurtida maamulka Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Saynab Saleebaan Maxamuud Aadan oo ah gabar uu dhalay guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa mashruucaan ugu talagashay arrimaha waxbarashada waxaana wakiil ay u tahay hay’ado caalami ah oo hirgelin doona.

DAAWO