DAAWO-Guddoomiyayaasha labada aqal & xildhibaano barlamaanka Puntland ka hor khudbeeyey.

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo ay weheliyeen guddoomiye ku-xigeenka aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya iyo xildhibaano katirsan labada gole ee barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka qaybgalay kulanka golaha shacabka Puntland.

DAAWO

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*