DAAWO: Puntland maxay ula jeeday qoraalkii ay kasoo saartay Guddiga wada hadalka Somaliland iyo DF Soomaaliya

 

Dawladda Soomaaliya dhawaan waxay magacowday guddiga wada hadalada dawladda faderaalka iyo Somaliland, waxaase ka carootay maamulka Puntland, waxayna sheegen inaysan aqoonsaneyn oo ay ka soo horjeedaan.

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in ay Puntland xaq u leedahay in ay xubno ku yeelato guddigan.

1 Comment

Comments are closed.