DAAWO: Puntland oo diiday guddigii wada hadalada D. Federaalka & Somaliland, kuna cadeysay.

GAROOWE(P-TIMES)- Puntland ayaa cambaareysay magacaabida guddiga wada hadalada dawladda Faderaalka Soomaaliya & Somaliland, kaas oo ay sheegtay in aan loo marin wadiiqada rasmiga ah oo ay ahayd in dhankooda ay saameyn kuyeshaan.

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in aysan guddigaas aheyn kuwa sharci ah, maadaama aan loo marin Dastuurka dalka u yaala.

HALKAN KA DAAWO XUBNAH GUDDIGAN

Puntland, waxay sheegtay in Somaliland la hadalkeedu cidda uu saameynayo a tahay dhankooda ayna waajib tahay in ay xubno ku yeeshaan guddigaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*