DEG DEG+DAAWO: Jubbaland oo lagu kala adkaaday & Qeylo dhaan Muqdisho kasoo yeertay

KISMAAYO(P-TIMES)- Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweyne-nimada Jubbaland ayaa bilaabay in ay Muqdisho ku qabtaan shirar jaraa’id oo ay ku muujinayaan walaaca ay ka qabaan doorashooyinka Jubbaland.

Guddiga Doorashadu wuxuu maanta shaaciyey in ugu dambeyn musharaxiintu is diwaangalin karaa 22-ka bishan oo ku e’eg afar maalmood ka dib, doorashaduna waa mid xiiso leh.

Haddaba Madaxweynaha Jubbaland miyuu ka adkaaday Musharaxiintii la tartamaysay,

HOOS KA DAAWO FALANQEYNTAN.

1 Comment

  1. waxan kufaraxay Arin kadhacday Gobalka Togdheer oo ku sabsanayd labo Qolo oo somaliland & somaliya oo kala Qatay Dayo ama mag qofba sidu uyaqan,2 Reer oo kala ah Isaaq & Darood,markan hoos usii Dadago wa Lelkase & Abukar Axmed,dadkas waxay mujiyen xilkasnimo & muslinimo,ilahay khayr hasiyo dadka muslinka ah oo kala xaq baxay,qof kasta oo muslin ah sidas oo kale aya ku wajib ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*