AKHRISO: Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo magacaabay Guddi Doorasho.

GAROOWE(P-TIMES) – Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa magacaabau afar xubnood oo ka mid noqonaya guddiga doorashooyinka madaxa banaan, waxaana laga sugayaa dhinaca Madaxweynaha shan xubnood oo kale.

Guddigan ayaa noqonaya 9 xubnood iyo Xogheyn, waxaana horyaala caqabado waa weyn oo kuwajahan xaaladda Puntland.

Masahlana in Puntland laga hirgaliyo nidaamka doorashooyin xor ah, iyadoo ay sabab u yihiin qabaa’ilada waa weyn oo aan dooneyn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*